adeega dabka - london, ontarioimmigration.london.ca/lmlip/newcomer-resources/documents/...salka ku...

21
Immigrant Community Capacity and Engagement (ICCE) Project Wuxuu bixiyaa macluumaad ku saabsan adeegyada ilaalinta caddaaladda . ADEEGA DABKA Waxaa soo bandhigay: JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON AND DISTRICT

Upload: others

Post on 29-Jul-2020

0 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Immigrant Community Capacity and Engagement (ICCE) Project Wuxuu bixiyaa macluumaad ku saabsan adeegyada ilaalinta caddaaladda.

ADEEGA DABKA

Waxaa soo bandhigay:

JOHN HOWARD SOCIETY OF LONDON AND DISTRICT

Page 2: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Dabka wuxuu ka yimaadaa...

Markaad wax karineyso

Korontada

Fireplace

Shumac

Alaabaha wax lagu karsado ama wax lagudhaqo

Guriga kululeyntiisa

Meel banaan oo ololaysaa

Sigaarka si taxadar la’aan loo cabo

Iyo in ka badan...

Page 3: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Qeylada dabku keeno

Halkaan riix

Page 4: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Inta badan ee dabka guriga lagu dhinto

wuxuu dacaa habeenkii,marka ay dadku

hurdaan.

Dadku waxay rumaystaanba Gaasaska

sunta ah iyo qiiq uu soo saaray aan la

urinkarin wuxuuna ku sii galinayaa hudo

dheer ah.

Page 5: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Qeelada dabku keeno

• Guri walba ee ku yaala Ontario waa in uu lahaadaa

dabka markuu dhaco machine qeeliyo-waa sharciga

dowladda!

• Guryaha leh mechine ka qayliya markuu dab jiro

qayladiiso waxay tahay in uu ku ogaysiiyo in uu dab jiro.

• Adigoo lagu siiyey waqti aad ku baxdaan,mechine ka

qeyliya wuxuu badbaadiyey nolashaada .

Page 6: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Yeey mas’uuliyaddoodu tahay?

• Dadka guryaha leh: dadka ayaa mau’lilllyaha saarantahay

iska leh guriga in galiyaan ilaaliyaan ama dayac tiraan qiiqa

(smoke) ka bahsan meela la hurdo. Ie res

• Landlords: Waa musu’liyad saaraan ama lagarabo dadka

milkiilaha ah (ladlords)in ay hubiyaan in kireestayaasha ama

dadka ijaarana in ay raacaan sharciga.

Page 7: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Sidee loo dayac tiraa (smoke

alarm)ga.

•Waxaan galinaysaa batariga cusub ugu yaraan sanadkii hal

mar. haddii digniin bixiyaha uu qayliyo, ka bedel bateriga si

dhaqsi ah.

• Haka bixin bateriga adoo u isticmaalaayo wax kaled.

• Busta waxay xirikartaa meesha qiiqa ka soo baxo(can clog

the smoke alarm) marka si taxadir ah u nadiifi (vacuum).

the inside of the battery powered unit using the soft

bristle brush.

• Smoke alrarmita waaa gaboobaa,marka haddii aad

umaaleyso in uu gaaray 10 sanno waan in aad ku bedeshaa

kuwa cusub.

Page 8: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Xad gudub ku ah sharciyenta qaylo-dhaanto

dab.

Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario,

guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

shuruudaha qaylo-dhaanto dabka waxay keeni kartaa in:

• Xaaladda yare: Ganaax ah $235

• Dembiyada halista ah:

• Shaqsi ahaan: Ganaax ah ilaa to $50,000

• shirkadaha: a fine: Ganaax ah ilaa $100,000

Page 9: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Gubashadii Hawada Furan

Riix halkaan

Page 10: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

U ogolaaw officerka , waqti macquul ah in uu fiidriyo ama baaro meesha debka lagu shidaa.

Waa in aad tahay milkiilaha meesha , ama aad qoraal ogolaasho ah ka haysataa milkiilaha.

Waxa kaliya oo aad shidi kartaa dhuhusha iyo geedaha qalalan .( briquettes, or clean, dry seasoned wood).

Waa in aad haysataa dabdamiye, marka aad debka shidayso.

Waa in aad hubisaa in wax dhib ah uu san keenayn.

Hubi in si toos ah loo ilaaliya oo la kor joogo.

Waa in aad gabi ahaanba aad damisaa debka in taadan ka tagin meesha.

Waa in aad ka hor tagtaa in uusan deb uusan fidin.

Waxyaabaha loo baahan yahay markaa deb meel

banana ku shidayso.

Page 11: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

dabka banaanka lagu shido waa in uu

containers ku juro

The Open Air Burning By-law waxuu cadaynayaa qoka in uu dab shidokaro dibada. Dabda banaanka lagu shidaa waa in uu ku jiraa container intau dhaxaysa4:00pm ilaa iyo saqdadhexe.

Haadii uu dabka containerka uu ku jiro ka asamaysan yahay wax gubankara ama ama dabka sii fidinkara.

Dabku waan uusan ka dheeraan 46 cm balacana 46ka balac x46 dheerarkax30 kor u dhaafin.

Ugu yaraan waa in uu 4m ka fog yahay guryaha ( building, structure, property line, tree, hedge, fence, roadway, overhead wire or other combustible article)

Containerka dabka waxaa la dhigaa meel wax dabka qabsanaayo laheenama ka dheer ama ka fog.

Page 12: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

dabka wax lagu karsado

(The Open Air Burning By-law) Marka aad dab kushidayso banaanka sharciga qofku wuxuu wax kukarsan karaa saacada u dhaxeeyo 11:am ilaa iyosaqda dhexe.

Dabkuna waa in uusan ka dheeraan 46 cm oodheerar ah iyo 46 cm oo balac ah X30 dheerar ah.

Dabka wax lagu karsanaa kuma jiro barbeque maxaa yeelay asiga markasta ayaa wax ku karsankartaa.

Page 13: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Kuliyan dab ku shidida Hawada fura

lama ogola haddii:

Dabayshu ay ka sarayso 15km saacadii.

Hadii oo roob daayo ama ay ceeryaamo tahay.

Haddii la iclaamiyo in ay tahay maalin ceeryaamo.

Dabaysha xawaaraheeda halkan ayaad ka halikartaa www.theweathernetwork.com

Ceeryaamada digniin ayaa laga soo saaraa: www.airqualityontario.com

Page 14: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Qashinka yard

Yard gubanaya waa xadgudub.

riix www.london.ca si aad u hesho

information badan,oo ku saabsan (rearch yard

materials).

Page 15: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

ku xadgudubka gubashada

furanMarkii cabasho ka timaado dad ku shidida dabka hawada furan

ama banaanka:

Komeere ama kooda dab damisha ayaa imanaya fiirinaayan xaalka dabka.

Haddii lagugu hello in aad ku xadgudubtay sharcigii (terms of the Open

Burning By law) amar ayaa lagu bixinaa in aad demiso waxaana lagu siinayaa

ogaysiis ah in aad xadgub samaysay.

Waxaa kale ku xiga jawaab ah in lagugu helay xadbud sharciyeed waxuuna

kugu sababi karaan paritaan lacageed oo ah $231.65. waxa kale oo laga

yaabaa in aad cadad ku xiran ganaaxa loo degiyey sharciga.

Page 16: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

xeer gubasho hawada furan

fal ilaalinta dabka iyo ka-hortagga ogol

• Kormeeruhu waxuu soo gali kara asigoo kormeerayah goobta

ujeedadiisuna tahay qiimaynta amaanka dabka,waaran ama

waaran laa’n waqti macquul ah.

• kormeeruhu waxaa kale uu keensan karaa cidkasta asiga/yada

oo ka dhigan talin caawin (Police, bylaw enforcement,

animal control, building Inspector etc..

Obstructing an Assistant to the Fire Marshal is an offence under

this Act and anyone doing so may be subject to prosecution.

Page 17: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Xeerarka dab ku shidida hawada

furan(waa socotaa)

• Haddi inta lagu jiro baaritaanka xadgubka la hello,in milkiilaha hantida waxaa la

siinayaa (fire safety inspection order)lagu ogaysiinaayo xadgudubka, waxana suragal ah

in uu qaado talaabo lagu saxaayo. Xadgubka Arimaha samaynta deg deg ah ku yeelan

kara dadka degan nabadgalyadooda waa in la saxaa isla markiiba ama sida ugu dhasi

badan oo suragal ah. Kormeeraha wuu kormeeridoona hantida ka dib markii uu

dhamaato waqtigii la siiyey in uu saxo xadgubdii. Milkiilaha hantida waxuu bixin doona

lacagta dib u kormeerida.

• Haddi xadgubka ay sura gal ahayn in la saxo waqtigii loo cayimay in la saxo oo uu

sugayey amar gaar ah (awaiting special ordered parta ,awaiting service by Fire

Protection company etc, awaiting Building Department approval) iyo warqat

commitment ah oo cadaynayso xadgudubka iyo qiyaas ahaan watiga ay qaadanayso

waa in ay ku cadahay qarqada waana in loo gudbiyo Madaxa dab ka hortaga

officerkiisa si uu u ansixiyo. Arimaha samaynta deg deg ah ku yeelan kara dadka degan

nabadgalyadooda waa in la saxaa isla markiiba ama sida ugu dhaqsi badan oo sura gal

ah loo sameeyo.

Page 18: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Dab ku shidida hawada furan iyo qawaaniinteeda

(waa socotaa)

• Ugu badanaan ganaaxu ku xadgudubka waa $50’000

qofkiiba ama $100’000 hayadaha ama ila iyo sanad xarig ah.

ogoow: haddii xadgudubka lagugu helo, bixinta waqtiga si

loo xaso xadgudub kani waa waa ixtiraam (courtesy) oo

kaliya.qofka markasta waa lagu maxkamaday karaa arintaan.

Page 19: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Meelaha aad war dheeri ah ka helli

karto

Hadii aad ka qabto cabasho am concern ku saabsan debka hawada furan,

fadlan la xiriir:

LONDON FIRE SERVICES

400 Horton Street East London, Ontario N6B 1L7

Tel: 519 661-4565

Saacaha: Monday to Friday: 8:30am – 4:30pm

Saacadaha shaqada laga baxa: 519-661-5615

Website: www.london.ca/fire

Page 20: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan

Haddii aa rabto information badan.• la xiriir John Howard Society of London and District

601 Queens Avenue, London, ON. N6B 1Y9

Tel: 519-438-4168 or www. jhslondon.on.ca

• booqo London Fire Department website at: http://www.fire.london.ca

For non –Emergency Services call: 519-661-4565

• booqo: http://www.settlement.org/index.asp

• booqo Community Legal Education Ontario website at:

http://www.cleo.on.ca/en

• booqo. London Middlesex Local Immigration Partnership website at:

http://immigration.london.ca/LMLIP/

Page 21: ADEEGA DABKA - London, Ontarioimmigration.london.ca/LMLIP/Newcomer-Resources/Documents/...Salka ku saabsan sharciyada dabka Ontario, guuldareysiga in aad raacdo code dabku ku saabsan