anatomy of orbit afsoomaali

Post on 14-Aug-2015

89 Views

Category:

Documents

2 Downloads

Preview:

Click to see full reader

TRANSCRIPT

ANOTOMY OF ORBIT

Prepared by Mohamed Abdukadir kalif

Mphil in Optometry

• Lafaha isha waxaa loo kala qaada lafo suubiyo isha dhexdeeda (bones of orbital wall)

• Iyo lafaha suubiyo dhinacyada isha ( bones of orbital margin )

sida ka muuqata sawirada

ORBITAL BONES (lafaha suubiyo isha dhexdeda)• Isha dhexdeeda waxaa suubiyo 7 lafood oo kala

aha • 1)frontal bone• 2)zygomatic bone• 3)maxillary bone• 4)ethmoid bone • 5)sphenoid bone , oo u kala baxda lesser wing of

sphenoid oo ah mida yar iyo greator wing of sphenoid oo ah lafta weyn

• 6)lacrimal bone 7)palatine bone

• Lafaha suubiyo isha dhexdeeda waxaa loo kala qaada

• Lafaha suubiyo Qeybta kore (superior walls)• Lafaha suubiyo Qeybta dhexe oo sanka soo

xigta (medial wall )• Lafaha suubiyo Qeybta dhinaca dhagta jirto

(leteral wall )• Lafaha suubiyo Qeybta hoose (inferior walls )

Superior wall

• (superior wall) Qeybta kore ee isha waxaa suubiya frontal bone iyo lesser wing of sphenoid

LETARAL WALL

• Leteral wall ka ama dhinaca dhagta waxaa suubiya zygomatic bone iyo greator wing of sphenoid

MEDIAL WALL

• Medial wall ama lafaha dhinaca sanka xigo waxaa suubiyo ethmoid bone , lacrimal bone , iyo frontal bone

FLOOR WALL

• Floor wall ka waxaa suubiyo maxillary bone , zygomatic bone iyo palatine bone

ORBITAL MARGINS

• Isha waxaa ku wareegsan lafo , lafahaas oo ka qeyb qaata dhismaha dhinacyada isha

• Orbital margins ka waa lafaha suubiyo dhinacyada isha waxaana loo kala qeybiyaa

• 1)superior orbital margin• 2)lateral orbital margin• 3)medial orbital margin • 4)inferior orbital margin

1) SUPERIOR ORBITAL MARGIN

• waa dhinaca kore ee isha waxaana suubiyo frontal bone

LATERAL ORBITAL MARGIN

• Lateral margin ka , waa dhinaca xigta dhagta waxaana sameeya

• frontal process of zygomatic bone , oo ah dagashada ay frontal bone ka usoo dagato dhinaca zygomatic bone ka

• Zygomatic process of frontal bone , oo ah korida ay zygomatic bone ka u korto dhinaca frontal bone ka

Sida sawirka soo socda aad ka fahmi doonto

MEDIAL ORBITAL MARGIN

• Medial margin ka , waa dhinaca xigta sanka waxaana sameeya

• frontal process of maxillary bone , oo ah dagashada ay frontal bone ka usoo dagato dhinaca maxillary bone ka

• maxillary process of frontal bone , oo ah korida ay maxillary bone ka u korto dhinaca frontal bone ka

Sida sawirka soo socda aad ka fahmi doonto

INFERIOR ORBITAL MARGIN

• inferior margin ka , waa qeybta hoose waxaana sameeya

• Maxillary bone iyo zygomatic bone

MAHADSANID

top related