customer service 001

Post on 20-Mar-2017

26 Views

Category:

Education

0 Downloads

Preview:

Click to see full reader

TRANSCRIPT

Hordhac Adeega Macaamiisha

1

Waa Kuma Customer Service?

Hordhac

• Customer service waa Xafiiska ganacsiga u qaabilsan latacaamulka, Xiriirinta, latalinta, iyo Xalinta inta lagu guda jiro, Kadib iyo kahorba Baahida macaamiisha.

• Goobaha qaar C.C waxa uu udhigmaan Kuxigeenka maamulaha Xarunta.

Muxuu qabtaa Shaqsiga Customer service-ka ah

Waxa uu qabtaa…

1. Dhageysiga iyo kajawaabista baahida macaamiisha.2. Kawarbixinta badeecada iyo adeegyada ganacsiga.3. Latacaalidda Cabashooyinka.4. Keydinta Xogta Macaamiisha.

Waa maxay sifooyinka laga rabo shaqsiga Customer care-ka ah

Sifooyinka

Promptness: Balan qaadista wax u qabashada Macaamilka xiligii loogu talagalay. Daahinta iyo joojinta Badeecada waa in leyska ilaaliyo.

Sifooyinka

Politeness: Politeness waa sheyga ugu muhiimsan hadana aan beryahaan la helin. Isticmaalidda kalmadaha soo jiidashada leh waxa ay degenaan ku abuurnaa macaamiisha oo dhan. Tusaale, Walaal, Mudane, Sheekh, Boss IWM

Sifooyinka

Professionalism: Dhamaan Macaamiisha waa in loola dhaqmo hab masuuliyad aqooneed ku dheehan tahay.In aad hab professional udhaqanto waxa ay macaamiisha tuseysaa in aad loo daryeelayo.

Sifooyinka

Personalization: Isticmaalidda Magacyada Macaamiisha waxa ay kalsooni dheeri ah gelisaa, isla markarkaana soojiidataa quluubta macaamiisha dabeecadahoodu kala duwan yihiin.

WAAD MAHADSANTIHIIN!!!

top related