kindergarten readiness brochure (somali)
Post on 24-Jul-2016
222 Views
Preview:
DESCRIPTION
TRANSCRIPT
Helping your soon-to-be kindergartener be
successful in school.
Diyaar u Ahaanshaha Guud
ee Xanaanada Caruurta ee la
Rajeynayo
R E A D YS E T
G O
Xirfadaha Isku filnaanshaha Ardayga
• Cuna cunooyinka caafimaadka leh ee isku dhaxjira
• Seexdo 10-11 saacadood habeenkii• Magaca dhamaystiran dhaha/
sheega• Musqusha caawinaad la’aan
isticmaalo • Gacmihiisa dhaqa oo qalijiya• Duufsado, daboolo hindhisada iyo
qufaca• Usheega dadka kale waxay u
baaahan yihiin• Kaligood xirta kabahooda iyo
jaakadahooda (koorka)
Xirfadaha dhaqdhaqaaqa muruqyada faraha, gacmaha iyo lugaha
• Maqasta si saxsan u qabta• Si xirfadaysan u jara leyn toosan ama
qaloocsan • Si saxan u qabsada qalin rasaaska,
qalinka kalooraatiga ah (crayon), iyo qalin khadka
• Qara magacyada kaliya xarafka ugu horeeya oo wayn
• Qabanaya oo tuuraya kubad• Hal lug ku orda, kuna boodbooda
Xirfadaha Bulshada & Shucuurta
• Dhageysta dadka waawayn raacana shuruucda
• Isku ilaashada gacmahiisa iyo lugahiisa• La heshiin kara ilmaha kale • La ciyaara caruurta kale la xaliya
mas’aaloyin si naxariis ay ku jirto• Waqti kooban fadhiista, dhagaystana • Magacaaba shucuurta, ilaaliya ficilada
(dhaqdhaqaaqa)• Dhageysta sheeko qashqashaad la’aan• Ku nagaada howsha xitaa hadii ay
adkaato• Isku daya waxyaaba cusub
Xirfadaha Xisaabta
• Garanaya nambarada 0-10 sidey doonaan ha iskugu xigeen
• Tirinaya ilaa 20 ama waxii ka koreeya• Garanaya muuqaalada asaasiga ah
(goobo/wareeg, 4 gees, 3 xagal/gees, iwm.)
• Magacaaba 10 midab• Tirinaya koox ka tirsan toban shay• Arka oo dhamaystira naqshadaha
sahlan (casaan (gaduud), buluug, casaan (gaduud), buluug)
Xirfadaha afka (luqada) & Akhriska
• Jecel buugagta iyo in loo akhriyo• Ogyahay in xarfahu ay leeyihiin
dhawaaq• Garanaya geeraar, heesana• Muujinaya xisaynta dhawaaqyada iyo
erayada• Qabta buug, rogana bogagga.• Garanaya xarfaha waaway iyo kuwa
yaryar• Garanaya erayada isku dhawaaqa/
erayada ku dhamaada, kana qaybgala ciyaaraha erayada la-iskubeego
• Ilamaha kale iyo dadka waawayn kula hadla oraahyo dhamaystiran
Kindergarten Readiness ExpectationsAccording to Minnesota statute, a child is ready for kindergarten when he/she:
• Is at least 5 years of age by September 1st of the child’s start of kindergarten• Has received early childhood screening• Has received medically acceptable immunizations
Examples of knowledge and skills listed in the standards are below. This list is only to show examples of children’s development and is not intended to be a checklist of skills.
top related