lacagaha wax- qabadka kiraystaha ayaa beeshaada laga heli ... · u dir email taf@torontohousing.ca...

Post on 25-Jul-2020

0 Views

Category:

Documents

0 Downloads

Preview:

Click to see full reader

TRANSCRIPT

Lacagaha Wax-qabadka Kiraystaha

ayaa beeshaada laga heli karaa

Ma ogeyd? Lacagaha Waxqabadka Kiraystaha in markii hore loo yaqaanay

Lacagaha Golaha Kiraystaha Miisaska lacag-bixinta ku-meelgaarka ah ayaa dhiibi doona

lacagaha haray 2019 Lacagaha Waxqabadka Kiraystaha waxaa loogu talo-galay in

wax looga qabto muhimadaha degaanka

Si Sitembar loogu sameeyo dib-u-eegid soo gudbi codsigaaga Agoosto 31, 2019 ama ka hor Si Oktoobar loogu sameeyo dib-u-eegid soo gudbi codsigaaga Sitembar 30, 2019 ama ka hor Si Nufeembar loogu sameeyo dib-u-eegid soo gudbi codsigaaga Oktoobar 31, 2019 ama ka hor

Sidee foomka codsiga loo helaa?

Internetka torontohousing.ca/TER

u dir email taf@torontohousing.ca ama

qof ahaan uga soo hel Isku-uwahaaga

howlgelinta ee Adeegyada Beesha

qof ahaan uga soo hel xafiiskaaga

Unugga Howlfulinta

Sidee loo gudbiyaa

codsiga?

email u dir taf@torontohousing.ca or

Isku-duwahaaga howlgelinta ee

Adeegyada Beesha

Su’aalo?

Foomka buuxintiisa ma u

baahan tahay caawinaad?

La xiriir Isku-duwahaaga howlgelinta ee Adeegyada Beesha (CSC). Haddii aadan garaneyn CSC-gaaga qofkuu yahay, kala xiriir Xarunta Daryeelka Macaamiisha 416-981- 5500 markaa wakiil ayaa kugu xiri doona qofka saxda ah.

Si aad dokumentigan ugu codsato luqad ama qaab kale, email u dir help@torontohousing.ca ama wac 416-981-5500.

Ma heysaa fikrad mashruuc ama dadaal wax looga qabanayo muhimadaha beesha?

Soo hel ansixinta/taageerada beeshaada oo soo gudbi foom codsi.

top related