autism^ (2)

25
Daryeelka caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka Dott. Abuukar Nuur Xuseyn Takhtarka Cudurrada Caruurta

Upload: dottor-mataan

Post on 16-Jul-2015

252 views

Category:

Health & Medicine


1 download

TRANSCRIPT

Page 1: Autism^ (2)

Daryeelka caafimaadka

Hooyada iyo Dhalaanka

Dott. Abuukar Nuur Xuseyn

Takhtarka Cudurrada Caruurta

Page 2: Autism^ (2)

HOR’DHAC:

Waa maxay sababta aan caawa ugu hadlayno Pervasive Developmental Disorder (PDDs).

Page 3: Autism^ (2)

«PERVASIVE DEVELOPMENTAL DISORDER (PDDs)»CILLADAHA SAAQA KOBCINTA MASKAXDA CARUURTA

1) Adeegsiga hadalka iyo fahamka.

2) La dhaqanka iyo isdhexgalka bulshada.

3) Dabeecada adag iyo khayaalka (imagination

Page 4: Autism^ (2)

«XAALADAHA KA MID AH PDDs»

«Autism Disorder Asperger Syndrome PDD-NOS»

AUTISM SPECTRUM DISORDER.

Page 5: Autism^ (2)

AUTISM SPECTRUM DISORDERASD

Page 6: Autism^ (2)

Waa maxay Autismka?

Autismka waa qaabdhaqan aan habaysneen ama aan caadi ahayn oo ay caruurta qaarkood ku dhashaan

Qaabdhaqankaan oo isu soo uruurinayo cillado ama calaamooyin is biirsaday.

The Triad of Autism:

Page 7: Autism^ (2)
Page 8: Autism^ (2)
Page 9: Autism^ (2)
Page 10: Autism^ (2)

Barbardhigga wiilasha/gabdhaha «SEX RATIO»:

IQ AUTISMKA iyo ASPERGER Syndrome:

Page 11: Autism^ (2)

Qaxootiga iyo autismka:

Page 12: Autism^ (2)
Page 13: Autism^ (2)

Screening Autism Spectrum Disorder

ASD

Page 14: Autism^ (2)

QAABKEE AUTISMKA LOOGA BAARAA CARUURTA:

1) AALADA LOO ISTICMAALO SCREENINGA:

a. FIRST YEAR INVENTORY (FYI) waa aalada loo isticmaalo Screeninga goortu cunugga

da’diisu tahay 12 bilood madaama uu da’daani Autismka calaamadihiisa soo baxaan.

b. MODIFIED CHECKLIST for AUTISM in TODDLER (M-CHAT): Aaladaan screeninga

waxaa la isticmaalaa goortu cunugga da’diisu tahay 18 -24 bilood.

c. AUTISM DIAGNOSTIC OBSERVATION SCHEDULE-GENERIC (ADOS-G):

Waa aalada xaqiijinta (Diagnostical) AUTISMKA waxaana la isticmaalaa cunugga da’diisu

tahay 24 bilood. Waa gold standard.

d. AUTISM OBSERVATION SCALE FOR INFANT (AOSI):

Waxaa loo isticmaali karaa caruurta da’doodu tahay 6- 12- 18 bilood.

Aaladaha Screeniniga loo isticmaalo maaha aalado lagu xaqiijin karo AUTISMKA, Marka ay jiraan marxalado halis ah

oo ay ku soo ifbaxayn screeninga waa in lagu xaqiijiyaa baaritaan rasmi ah iyo iyadoo loo adeegsanaya aalado qaas ah

oo ka geddisan kuwa Screeninga taasina waxaa ku howl leh takhaatiirta ku xeel dheer Kobcinta Caruurta.

Page 15: Autism^ (2)

MODIFIED CHECKLIST for AUTISM in TODDLER

M-CHAT

haa maya

Page 16: Autism^ (2)

1 Cunugaaga ma jecelyahay in aad lulushid ama jilbahaada ku boodoodsiisid? HA MAYA

2 Cunugaaga ma daneeya ilmaha kale? HA MAYA

3 Cunugaaga ma jecelyahay in uu fuul-fuulo kuraasta, miisasaska ama jaranjarada? HA MAYA

4 Cunugaaga ma jecelyahay in uu dheelo kuu-kuun ama dhuudhuumashow? HA MAYA

5 Cunugaaga mi ciyaaraa ciyaarta iska yeel yeelka ah, sida isagoo telefoonka uu qof kale kula hadlaya ama asagoo diyaarad been been ah gacanta ku duulinayo?

HA MAYA

6 Cunugaaga hadii uu rabo shay farta miyuu kuugu tilmaama/fiiqaa? HA MAYA

7 Cunugaaga farta ma ku fiiqaa haddii u rabo in uu kuu tilmaamo waxa uu dan ka leeyahay? HA MAYA

8 Cunugaagama awoodaa in uu si qumaati ah ugu ciyaaro toyga yar yar sida baaburta yar-yar, kiyuubka isaga oo aan afka gashan ama tuurin ama war wareejin?

HA MAYA

9 Cunugaaga ma kuu keenaa shay asaguu rabo in uu wax ku tuso? HA MAYA

10 Cunugaaga indhaha ma kaa fiiriyaa muddo ka badan 1 ama2 mirir? HA MAYA

11 Ma kula tahay in cunugaaga uu dhibsanayo dhawaaqa xoogan (dhegaha miyuu gacanta saartaa.)?

HA MAYA

12 Cunugaaga miyuu qoslaa goortuu arko wajigaaga ama aad qososhid? HA MAYA

13 Cunugaaga ma ku jilaa (goorta aad wajiga badashid ama carabka aad banaaka u soo bixisid)? HA MAYA

14 Cunugaaga goorta aad magaciisa ugu yeertid ma kuu jawaabaa? HA MAYA

15 Haddii aad farta ugu fiiqdid shay ama toy yaala dhinaca kale ee qolka cunugaaga ma fiiriyaa sheyga ama toyga aad u tilmaamtay?

HA MAYA

Page 17: Autism^ (2)

16 Cunugaaga ma socdaa? HA MAYA

17 Cunugaaga ma fiiriyaa waxa aad markaas fiirinaysid? HA MAYA

18 Cunugaaga si aan caadi ahayn farahiisa ma ugu nuux-nuuxiyaa wajiga hor'tiisa? HA MAYA

19 Cunugaaga ma iku dayaa in uu soo jiito taxadarkaaga waxa uu markaa ku howlan yahay? HA MAYA

20 Ma is waydiisay in cunugaaga uu dhagool yahay? HA MAYA

21 Cunugaaga ma fahmaa waxa ay dadka sheegayaan? HA MAYA

22 Cunugaaga mar marka qaar ma leeyahay deymo (dhugmo) maqan ama meermeer aan qasad lahayn?

HA MAYA

23 Cunugaaga goortoo la kulmo wax aan sokeeye ahayn wajiga ma kaa fiiriyaa si uu u ogaado falgalkaaga?

HA MAYA

1999 Diana Robins, Deborah Fein, & Marianne Barton.

Page 18: Autism^ (2)

1. Maya 6. Maya 11. Haa 16. Maya 21. Maya

2. Maya 7. Maya 12. Maya 17. Maya 22. Haa

3. Maya 8. Maya 13. Maya 18. Haa 23. Maya

4. Maya 9. Maya 14. Maya 19. Maya

5. Maya 10. Maya 15. Maya 20. Haa

Qaabka scoring loo sameeyo

Page 19: Autism^ (2)

M-CHAT wuxuu ka koobanyahay 19 su’aal (item) oo la xiriira in cunugga uu leeyahay ama uusan lahayn awood iyo 4 su’aal (item) oo la xiriira hadii ay cunugga ka muuqato ama aysan ka muqneen dhaqan aan caadi ahayn. Su’aalaha (item) tilmaamaya in cunugga uu leeyahay dhexgal iyo xiriir bulshadeed iyo koritaan caadi ah jawaabta waalidka waa HAA waa cunug aan wax mishaakil haysan, laakiin hadii ay jiraan su’aalo tilmaamaya in cunugga uu leeyahay dhaqan aan caadi ahayn jawaabta waalidka waa MAYA.

Shabaqadda kor ku xusan jawaabta la siiyay su’aal kasta (item) waxay tilmaamaysaa in uu cunugga uu qabi karo cillado saameeyo kobcintiisa.

Midda kale shabaqadda kor ku xusan waxaad aragtaan su’aalaha hoos xariiqan (2, 7, 9, 13, 14. 15.) su’aalahaan (item) waa kuwa u ugu qatarsan (halis badan) in kobcinta cunugga aysan caadi ahayn, dhici kartana in uu yahay cunug Autism qabo.

Istilaab saar su’aal kasta oo u dhigmato jawaabta uu waalidka bixiyo (haddii jawaabta uu waalidka bixiyay ay ka gidisan tahay su’aasha u dhigmato istilaab ha saarin.)

Haddii uu cunuga ku fashilmo 2 ama wax ka badan su’aalaaha qatarta ah (CRITICAL ITEM) ama haddii uu cunugga ku fashilmo 3 su’aalo oo ka mid ah kuwa ku qoran Shabaqadda waa in cunuggas loo arkaa mid halis ugu jiro AUTISMKA.

Maaha micnaheeda in dhammaan caruurta M-CHAT lagu xaqiijiyay in ay AUTISMKA halis ugu jiraan ama ay noqonaayaan caruur AUTISMKA qabo hase yeeshee caruurtaani waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo geeyaa takhaatiirta ku xeel dheer qaybta kobcinta caruurta.

Page 20: Autism^ (2)

Programma di screening a 12 mesi

Bambini che passano la provaFOLLOW UP a 18 mesi

Bambini che falliscono la prova

Prova: Risposta al nome FIRST YEAR INVENTORY

Punteggio Totale>8+

Dominio socio-comunicativo >10

Punteggio totale <8Dominio socio-

comunicativo<10FOLLOW UP A 18 MESI

AOSI (Autism observation Scale for Infant)

Negativa.Follow a 18 mesi

Positivo(punteggio totale> 9)

Valutazione presso centro per l’Autismo

Page 21: Autism^ (2)

Programma di screening a 18 mesi

Bambini che passano la PROVA.

No FOLLOW UP

Bambini che falliscono la prova

Prova: Attenzione Condivisa e Pointing dichiarativo

M-Chat(Modified Checklist for Autism in Toddler)

Bambini che Falliscono la prova.3 dei 23 itemstotoli o2 dei 6 items

critici

BAMBINI CHE PASSANO LA PROVA.

No FOLLOW UP

ADOS-TODDLERS

NegativaNo FOLLOW UP

POSITIVAValutazione presso centro per

Autismo

2-3 anni

Page 22: Autism^ (2)

Baaritaan

Page 23: Autism^ (2)

DAAWAYNTA ASD

Page 24: Autism^ (2)

GABOGGABO:

Page 25: Autism^ (2)