bishaaro bishaaro bishaarosomalitalkradio.com/2010/oct/anuur.pdf · 2019-12-30 · idaacadda...

1
Waxaan ugu Bishaareynaynaa dadweynaha Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in idaacadda An-nuur Media Center(AMC) Xarunta Warbaahinta EE An-nuur (Magaceeda hore ahaa Somali Public Media SPM) si toos ah uga hirgashay magaalada Minneapolis, Gobolka Minnesota. Idaacadda An-nuur Media Center Waa idaacad loo dhisay, inay curiso isla markaana hir-galiso barnaamijyo u faa’iideeya bulshada Soomaaliyeed, barnaajimyadaas oo ku saabsan arimaha diinta, dadka, dalka, dhaqaalaha, aqoonta iyo caafimaadka. Dhammaan barnaamijyada ka baxa idaacadda ayaa ah kuwo ku salaysan anshaxa diinta iyo dhaqanka, waxaana soo saarayaasha barnaamijta xil wayn iska saareen in mujtamaca la gaarsiiyo farriinta iyo aqoonta ay ka filayaan barnaamijta. Martida idaacadda AMC waa akhyaar lagu soo xushay xikmad, aqoon iyo xogta looga baahanyahay barnaamijka markaa socda, marka laga reebo wararka oo iyagu mar kasta ku xiran xogta iyo xaaladda markaa jirta. Wararka waxaa mar walba diyaar u ah wariyayaal xirfad iyo aqoonba u leh soo aruurinta iyo isku dubba ridka wararka. Idaacadda AMC waa mid albaabadeedu u furanyihiin cid kasta oo danaynaysa arimaha bulshada Soomaliyeed. Idaacada AMC waxay had iyo jeer mudnaanta siinaysa xaaladaha jira. Idaacadda AMC waxay mar walba soo dhoweynaysaa dadka xirfadleyda ah (Professionals) sida Culuma’ owdiinka, Macalimiinta, Dhakhaatiirta, In-dheer-garadka, Aqoonyahannada, Abwaannada, iyo Siyaasiyiinta. Hadaba walaal ha moogaan idaacada AMC inaad la yeelato xiriir wanaagsan. Idaacadda AMC waa idaacaddaada, waa idaacaddeenna, waa idaacadda dalkeena,dadkeena, iyo diinteena. Idaacadda AMC waxaad ka dhageysan kartaa Teleefoonka iyo barta Internetka 502-442-2100 Louisville, KY 507-369-2700 Rochester, MN 602- 801-3101 Phoenix, AZ 612-353-0300 Minneapolis, MN 614-437-7333 Colombus, OH 615-685-0111 Nashville, TN 617-250-8586 Boston, MA 619-873-4800 San Diego, CA 651-705-7100- St. Paul, MN 206- 420-0700 Seattle, WA 214-269-8282 Dallas, TX 218-316-7100 Duluth, MN 303-330-0888 Denver, CO 308-872-7070 Grand Isle, NE 320-262-7111 St. Cloud, MN 343-883-1302 Ottawa, ON Canada 402-260-7000 Omaha, NE 403-879-1626 Calgary, AB Canada 404-567-6777 Atlanta, GA 408-512-3777 San Jose, CA 415-578-9000 San Francisco CA Wixii faah faahin dheeraad ah kala soo xiriir Wakiilka Minneapolis, Minnesota Abdinuur Adan Hayir (612) 990-6466 Bishaaro Bishaaro Bishaaro 701-540-0700 Fargo, ND 704-817-1200 Charlotte, NC 715-955-4555 Barron, WI 763-244-8744 Blaine, MN 773-260-0002 Chicago, IL 780-851-1643 Edmonton, AB Canada 806-223-0014 Amarillo, TX 801-290-8100 Salt Lake City, UT 816-256-8887 Kansas City, MO 952-314-7100 Bloomington, MN Barnaamijta Idaacadda An-nuur Media Center (AMC) WARARKA WIIGA DAREENKA DADKA MURTIDA IYO MADADAALADA MAANTATA TACLIINTA BAR AMA BARO BBC IYO VOA Kala Soco Idaacadda AMC Barta Internetka oo ah www.an-nuur.net ama Dooro Teleefoonka Dagaanka aad Dagan Tahay ama Kuu Dhow:

Upload: others

Post on 23-Jul-2020

0 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Bishaaro Bishaaro Bishaarosomalitalkradio.com/2010/oct/anuur.pdf · 2019-12-30 · Idaacadda An-nuur Media Center Waa idaacad loo dhisay, inay curiso isla markaana hir-galiso barnaamijyo

Waxaan ugu Bishaareynaynaa dadweynaha Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in idaacadda An-nuur Media Center(AMC) Xarunta Warbaahinta EE An-nuur (Magaceeda hore ahaa Somali Public Media SPM) si toos ah uga hirgashay magaalada Minneapolis, Gobolka Minnesota. Idaacadda An-nuur Media Center Waa idaacad loo dhisay, inay curiso isla markaana hir-galiso barnaamijyo u faa’iideeya bulshada Soomaaliyeed, barnaajimyadaas oo ku saabsan arimaha diinta, dadka, dalka, dhaqaalaha, aqoonta iyo caa�maadka. Dhammaan barnaamijyada ka baxa idaacadda ayaa ah kuwo ku salaysan anshaxa diinta iyo dhaqanka, waxaana soo saarayaasha barnaamijta xil wayn iska saareen in mujtamaca la gaarsiiyo farriinta iyo aqoonta ay ka �layaan barnaamijta.

Martida idaacadda AMC waa akhyaar lagu soo xushay xikmad, aqoon iyo xogta looga baahanyahay barnaamijka markaa socda, marka laga reebo wararka oo iyagu mar kasta ku xiran xogta iyo xaaladda markaa jirta. Wararka waxaa mar walba diyaar u ah wariyayaal xirfad iyo aqoonba u leh soo aruurinta iyo isku dubba ridka wararka.

Idaacadda AMC waa mid albaabadeedu u furanyihiin cid kasta oo danaynaysa arimaha bulshada Soomaliyeed. Idaacada AMC waxay had iyo jeer mudnaanta siinaysa xaaladaha jira. Idaacadda AMC waxay mar walba soo dhoweynaysaa dadka xirfadleyda ah (Professionals) sida Culuma’ owdiinka, Macalimiinta, Dhakhaatiirta, In-dheer-garadka, Aqoonyahannada, Abwaannada, iyo Siyaasiyiinta.

Hadaba walaal ha moogaan idaacada AMC inaad la yeelato xiriir wanaagsan.Idaacadda AMC waa idaacaddaada, waa idaacaddeenna, waa idaacadda dalkeena,dadkeena, iyodiinteena. Idaacadda AMC waxaad ka dhageysan kartaa Teleefoonka iyo barta Internetka

502-442-2100 Louisville, KY507-369-2700 Rochester, MN

602- 801-3101 Phoenix, AZ612-353-0300 Minneapolis, MN614-437-7333 Colombus, OH615-685-0111 Nashville, TN617-250-8586 Boston, MA619-873-4800 San Diego, CA651-705-7100- St. Paul, MN

206- 420-0700 Seattle, WA214-269-8282 Dallas, TX218-316-7100 Duluth, MN

303-330-0888 Denver, CO308-872-7070 Grand Isle, NE320-262-7111 St. Cloud, MN343-883-1302 Ottawa, ON Canada

402-260-7000 Omaha, NE403-879-1626 Calgary, AB Canada404-567-6777 Atlanta, GA408-512-3777 San Jose, CA415-578-9000 San Francisco CA

Wixii faah faahin dheeraad ah kala soo xiriir Wakiilka Minneapolis, MinnesotaAbdinuur Adan Hayir (612) 990-6466

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

701-540-0700 Fargo, ND704-817-1200 Charlotte, NC715-955-4555 Barron, WI763-244-8744 Blaine, MN773-260-0002 Chicago, IL780-851-1643 Edmonton, AB Canada

806-223-0014 Amarillo, TX801-290-8100 Salt Lake City, UT816-256-8887 Kansas City, MO952-314-7100 Bloomington, MN

Barnaamijta Idaacadda An-nuur Media Center (AMC)WARARKA WIIGA

DAREENKA DADKAMURTIDA IYO MADADAALADA MAANTATA

TACLIINTA BAR AMA BAROBBC IYO VOA

Kala Soco Idaacadda AMC Barta Internetka oo ah www.an-nuur.net ama

Dooro Teleefoonka Dagaanka aad Dagan Tahay ama Kuu Dhow: