buuga qiimaha haweenka gogoldhig

4
Saed hassan mohmed Buuga Qiimaha haweenka [REPORT SUBTITLE]

Upload: saed-hassan-mohmed

Post on 31-Mar-2016

215 views

Category:

Documents


1 download

DESCRIPTION

See Me In My Ideas Not in my culture

TRANSCRIPT

Page 1: Buuga qiimaha haweenka gogoldhig

Saed hassan mohmed

Buuga Qiimaha haweenka[REPORT SUBTITLE]

Page 2: Buuga qiimaha haweenka gogoldhig

PAGE 1

Page 3: Buuga qiimaha haweenka gogoldhig

Siciid Yare Waa Arday Wax ka barta Jaamacadda hargiesa Gaar ahaa Kuliyada Deegaanka 'Bal in Yar haynooga Waramo Taariikh nololed kiisa Oo kooban 

" Waxaan Ku dhashay Dagmada Caadadley Kolay Dumar Bay Di'i dhbtaaye Sanadkii 1992 Dhexdiisii Waxaan wax barashadii Hoose Dhexe Ku dhamaystay Dugsiga Hoose Dhexe Ee SH. Ali .Osman ..kii Sarena IlayS secondry School Hada Waxaan Ku Jiraa sanadkii Labaad ee Jamacadda Waxaan Bartaa Deegaanka Noloshaydu Intaas Bay ku Koobantay "

Siciid Sida Kale Waa qoraa Masxkada Tuujiya Waa Sahamiye Badali Doona qoraayada Soomaliland Ee Godka ku dhaw Waa Hayaan Wadaha Dhalinta uu ku dhex Nool yahay "

Dad badan oo la kulamay Da yarkan Ayaa Qiray isku Racay inuu yahay Qof Dadiisa Ka maskax Badan Kana Fikir Sareeya 

Suashan oo aanu waydiinay Maxaad Ka faaiiday Nolosha ?

Waxa uu ku jawaabay " Habeen Kasta Waxaan Yeeshaa 100 MaSkaxood ama in ka badan ... waxaan akhiyaa Afkaarta Haldoorka Dadka kuwaas oo aan ka Faaidaysto waayo Aragnimo Masxkadayda Yarna aan ku Fidiyo ''

PAGE 2

Page 4: Buuga qiimaha haweenka gogoldhig

Siciid Waa qoraaga Buuga QIIMAHA HAWEENKA kan oo aanu wax ka waydiinay Qoraaga waxa ku dhaliyay waxa uu ku jawaabay   ......" Garasha Qiimaha Haweenku leeyihiin iyo siinta qiimaha la siinyo iyadoon waxaba laga Nusqaaminayn Waa hurumarka bulshada waayo Haweenku waa Bulshada Oo dhan "

Warasiyadan oo dhawaan Aaad ka dawaan Doontaan Tvyada Waa kan PAGE ay ku kulmaan Dadka Ayidsan Ama la fikirkaa Siciid yare 

     https://www.facebook.com/Sead.yareContact : 063-4129828/ 063 4054243

PAGE 3