buuggagta carruurta - bpl.bc.ca · erayada lagu hadlo marka ay la akhrinayaan ama u akhrinayaan...
TRANSCRIPT
SOMALI
U-Dooridda buuggagtaCarruurta ku jirta SannadahaHore ee Dugsi-dhigashada
Tilmaamaha Waalidiinta
BuuggagtaCarruurta
2
Waxaa daabacay Wasaaradda Waxbarashada, Shaqada iyo Tababarka,Victoria© Dawlad-goboleedka Victoria, September 2000
ISBN 0 7594 0100 2
Waxaa daabacay Qaybta xirriirada, waxaana loo daabacay WaaxdaSannadaha Hore iyo Dhexe ee Dugsi-dhigashada, qaybta Barnaamijyadaiyo Daryeelka ardayda, ee Wasaaradda Waxbarashada, Shaqada iyoTababarka, GPO Box 4367, Melbourne,Vic. 3001, Australia.Wasaaradda Waxbarashada, Shaqada iyo Tababarka waxay soodhawaynaysaa adeegsi kasta ee daabacaadaan ayadoo la raacayoxannibaadaha Sharciga Copyright-ka, 1968. Ayadoo ay shardi tahay inxusid (qadarin) loo sameeyo qoraalkan. Dugsiyada xukuumada iyo kuwaaan Xukuumaddu lahayn ee Victoria waxaa si xor ah loogu ogol yahayinay qoraalo ka daabacan karaan marka ay doonayaan inay wax kabaraan ardayda dugsiyada, ama ay la xirriirayaan waalidiinta iyo dadkakale ee bulshada. Marka lacag loo qaadayo bixinta qoraalkan, lacagtaasiwaa inay ku koobnaataa kharashka oo kaliya. Markii qoraalkan loo iibiyo infaa'ido laga helo, markaas waa in awood qoraal ah la helaa, ayadoo wixiiwareysi ah lagu soo hagaajinayo:
The ManagerCopyright ServicesGPO Box 4367, Melbourne 3001, Australia.
Cinwaanada buuggagta iyo web-site-yada ku jira buuggan-yar waxaa lagasoo qaatay School Library Association of Victoria (SLAV).http://sunrise.eng.monash.edu.au/slav/Waxaa si taxadar leh looga soo xushay inay ka wakiil noqdaan noocyobadan oo qaabab ah ayadoo ay ujeeddadu tahay in la taxo qoraaladatayada leh ee loo heli karo carruurta, kuwaas oo carruurtu ay kaligood kuraaxaysan karaan ama ay la wadaagi karaan dadka waaweyn.
MAHADNAQIDWasaaradda Waxbarashada, Shaqada iyo Tababarku waxay ugamahadnaqaysaa daabacayaasha soo socda ogolaanshaha inayadeegsato dahaarada buuggagtooda;
ABC BooksBob the Builder and the Elves, Emily Rodda, Illustrated by Craig SmithRed Hot Jokes for Cool Kids, Andy Jones, Illustrated by StephenAxelsen
Allen and UnwinNim’s Island, Wendy Orr, Illustrated by Kerry MillardTashi, A nna and Barb Fienburg, Illustrated by Kim Gamble
Harper Collins PublishersEdward the Emu, Sheena Knowles, Illustrated by Rod Clement
Hodder Children’s BooksPobblebonks, Gary Fleming
Penguin Books Australia LtdDear Zoo, Rod CampbellGasp!, Terry DentonMiss Lily’s Fabulous Pink Feather Boa, Margaret Wild, Illustrated byKerry ArgentThe Too Tight Tutu, Sherryl Clarke, Illustrated by Cathy WilcoxThe Very Hungry Caterpillar, Eric CarleWho Sank the Boat? Pamela Allen
Scholastic AustraliaBamboozled, David LeggePossum Magic, Mem Fox, Illustrated by Julie Vivas
3
Books for Kids (Buuggagta Carruurta) waxay
bixinaysaa liiska buuggagta carruurta oo waalidiinta
ku caawin kara inay u dooraan buuggagta ku
habboon carruurta ku jirta
marxalladaha kala duwan ee
horrumarinta akhrinta.
Cinwaanada buuggagta
waxay u liis-garaysan yihiin
marxallado kala duwan
waxaana guud ahaan laga
helaa maktabadaha iyo buug-
shoobyada. Macluumaad
dheeraad ah waxaa kaloo laga heli
karaa Website-yada liis-garaysan. Waalidiinta kala
doorashadooda buuggagta waxaa xukuma xiisaha
(doonista) ilmahooda..
La WadaagiddaBuuggagta Carruurta
Waalid ahaan waad caawin kartaa barashada
ilmahaaga. Qadarinta iyo wadaagista buuggagta laga
bilaabo filka hore waa hab aad carruurta ku dhiirigelin
karto inay bartaan inay wax akhriyaan. Carruurta ku
hadla luqado aan Ingiriisiga ahayn waxay ka
faa'idayaan in wax loogu akhriyo Ingiriisiga iyo
luqadda gurigooda labadaba.
Samaynta waqti gaar ah oo buuggagta lagu akhriyo
waxay noqon kartaa qayb ka tirsan hawl maalmeedka
oo raaxo iyo farxad leh. Sheekada waqtiga
seexashada waa waqti ku habboon in la wadaago
caajaa'ibka iyo xiisaha ku jira bogagga buugga.
Wadajir u akhrintu waxay noqon kartaa qayb ka mid
ah carruurnimada oo la xasuusto. Ujeeddadu waa in
carruurtu aysan noqon akhristayaal kaliya hase
ahaatee inay ku raaxaystaan akhrinta iyo inay
jeclaadaan inay wax akhriyaan.
✽✽ ✽ ✽
✽ ✽ ✽
✽✽ ✽ ✽
✽ ✽ ✽ 54
U Akhrinta carruurta waxay muujinaysaa sidaakhrinta buuggu u shaqayso - waxaad muujinaysaa waxaaad qabanayso marka aad kor wax u akhrinayso adigoohannaan siinayaa ilmaha. Waxaad kaloo muujinaysaa inakhrisku yahay nashaad lagu raaxaysto iyo in akhrisku looadeegsan karo in lagu helo macluumaad. U-akhrintacarruurta buuggagta waxay awood-siinaysaa inay maqlaanayna ku raaxaystaan buuggagta aysan awoodin inaykaligood akhriyaan. Wax u akhri carruurta inta badan …kaliya xiisaha ay leedahay.
La Akhrinta ilmaha waxay dhacdaa markii aadwadajir u wadaagtaan buug. Tani waxay raali-galin kartaailmaha kaas oo kalsooni ka helaya taageeridda akhriye kaawood roon. Qaadashada tookaysiga akhrinta iyo awood uyeelashada inay ka soo qayb-galaan markii ay dareemaanisku kalsooni waxay ilmaha siinaysaa inay naftooda uarkaan oo ayna u maleeyaan inay wax-akhriye yihiin.Buugggagta leh jumlooyin ama oraahyo soo noqnoqdabaa sidaan ku fiican.
Akhrinta ilmaha waxay waqti u siinaysaa ilmaha ayayaga naftoodu ku akhriyaan buuggagta ku habboon. Tan waxaa ka mid noqon kara kor ama hoos u akhrinta.Waxay noqon kartaa dib-u-akhrinta marar badanbuuggagta la jecel yahay ama fiir-fiirnta buuggagta kakan oo xiisa gelisa.
U-Akhrinta …La Akhrinta …
Akhrinta …
Ayadoo ku xiran hadba nooca buugga la akhrinayoiyo heerka adkaantiisa, waxaad u baahan doontaainaad go'aansato in ilmaha loo akhriyo, lala akhriyoama uu ilmuhu akhriyo.
✽
✽
✽
✽
✽
✽
76
Buuggagta Qaarkood oola kala dooran karo …
ABC of Australian AnimalsSteve Parish, Steve Parish Publishing
Alice and AldoAlison Lester, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
Are You My Mother?Philip D. Eastman, Random House
Bathtime For BiscuitA. S. Capucilli, Harper Collins (My First I Can Read series)
Brown Bear, Brown BearBill Martin Jr., Penguin Books (Puffin)
The Barmah BunyipSue Briggs-Pattison, Scholastic Australia
Celeste Sails to SpainAlison Lester, Hodder Children’s Books Australia
Dear ZooRod Campbell, Penguin Books
Ernie Dances to the DidgeridooAlison Lester, Hodder Children’s BooksAustralia
Elmer (series)David McKee, Random House
Fat Cat on a MatPhil Roxbee Cox, Usborne (Easy Words to Read series)
Gerda the GooseHiawyn Oram, Hodder Children’s Books
Hairy Maclary (series)Lynley Dodd, Penguin Books (Puffin)
Carruurta bilaabaysa inay wax akhriyaan …
• waxay baranayaan sida buuggagta loo isticmaalo
• waxay raadiyaan sida qoralku u shaqeeyo - halkabuuggu ka bilaamo ama ku dhammaado iyo sida bidixilaa midig loogu akhriyo wax daabacan.
• waxay jecel yihiin inay eegaan buuggagta waxayna kuraaxaystaan in wax loo akhriyo
• badiba waxay jecel yihiin akhrinta soo noqnoqota eebuuggagta la jecel yahay
• waxay inta badan ku xiran yihiin xusuusta iyoadeegsiga sawirada si ay macno uga helaan buuggamarka ay samaynayaan akhrinta ayagu.
✻
I Can Build a HouseShigeo Watanabe, Random House (Red Fox)(I Can Do It series)
I Can ReadDick Bruna, Methuen Young Books
I Went WalkingSue William, Red Wagon
JoshJanet McLean, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
King Bidgood’s in the BathtubAudrey Wood, Harcourt Brace
Look and SeeShane Morgan, Magabala Aboriginal Corporation
Mr McGee (series)Pamela Allen, Viking (Penguin Books)
No Matter WhatDebi Gliori, Harcourt Brace
One Horse Waiting For MePatricia Mullins, Scholastic Australia
One Woolly WombatRod Trinca, Omnibus Books
Our GrannyMargaret Wild, Houghton Miflin Co.
Rosie’s WalkPat Hutchins, The Bodley Head
Shoes from GrandpaMem Fox, Scholastic Australia
SunshineJan Omerod, Penguin Books (Puffin)
Ten Dogs in the Window: A Countdown BookClaire Masurel, North South Books
98
Ten in a BedAllan Ahlberg, PenguinBooks (Puffin)
The Eye BookDr Seuss, Random House (Bright and Early Book series)
The Freight TrainDonald Crews, Beech Tree Books
The Very Hungry CaterpillarEric Carle, Penguin Books (Picture Puffin)
What’s for Lunch?David Miller, Hodder Children’s Books
We’re Going on a Bear HuntMichael Rosen, Walker Books
Where the Wild Things AreMaurice Sendak, Harper Collins
Where’s Spot?Eric Hill, Heinemann
Who Sank the Boat?Pamela Allen, Penguin Books (Puffin)
Whose Shoes?Jeanette Rowe, ABC Books
Za Za’s Baby BrotherLucy Cousins, Walker Books
Adigu ku dar kuwa aad jeceshahay …
✽
✽
✽
✽
✽
✽
Buuggagta Qaarkood oola kala dooran karo …
AnimaliaGraeme Base, Viking Kestrel
BamboozledDavid Legge, Scholastic Australia
Big Rain ComingKatrina Germein, Roland Harvey Books
Buffy: An Adventure StoryBob Graham, Walker Books
Bunyips Don’tSally Odgers, Scholastic Australia
Cat ChocolateKate Darling, Omnibus Books (Solo series)
DK Kid’s First Cook BookHelen Drew and Angela Wilkes, Dorling Kindersley
DoggerShirley Hughes, Mulberry Books
Edward the EmuSheena Knowles, Harper Collins (Angus & Robinson)
Fantastic Daisy ArtichokeQuentin Blake, Jonathon Cape Children’s Books
First DayMargaret Wild, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
Franklin (series)Paulette Bourgeois, Scholastic Inc
Giraffes Can’t Dance Giles Andreae, Watts
Guess How Much I LoveYou? Sam McBratney, Walker Books
1110
Carruurta wax ku daraysa waayo-
aragnimooyinkoodiiakhrinta ee hore ...• waxay xaqiiqsadaan in qoraalku uu sheego sheeko
ama uu la xirriiro macluumaad
• waxay adeegsadaan sawiro si ay u caawiso inayfahmaan sheekada/qoraalka
• waxay fahmaan in erayadu ay sidaan dhambaal joogtoah
• waxay bilaabaan inay erayada qoran ku aadiyaanerayada lagu hadlo marka ay la akhrinayaan ama uakhrinayaan akhriye ka awood badan ayaga
• waxay jecel yihiin inay dhagaystaan sheekooyinka iyoinay maqlaan qaababka hadalka marka qof waayeelahi wax u akhrinayo
• waxay bilaabaan inay horumariyaan dareenkanaftooda oo ah inay yihiin wax akhriye.
✻
Rose Meets MrWintergartenBob Graham, Walker Books
Smelly Jelly SmellyFishMichael Rosen andQuentin Blake, Walker Books
SuddenlyColin McNaughton, Voyager Picture Books
Terrific TrainsTony Mitton, Larousse Kingfisher Chambers
Titch (series)Pat Hutchins, Aladdin Paperbacks
Trouble With MumBabette Cole, Mammoth
What a Mess, Fang FangSally Rippin, Scholastic Australia
Wombat StewMarcia K.Vaughan, Scholastic Australia
Yo Yo Goes to the ParkJeanette Rowe, ABC Books
Adigu ku dar kuwa aad jeceshahay …
1312
I Want EarringsDyan Blacklock, Omnibus Books (Solo series)
Koala LouMem Fox, Harcourt Brace
Meg and Mog (series)Helen Nicholl, Penguin Books (Puffin)
Mr Gumpy’s Motor CarJohn Burningham, Harper Collins
Mr MagnoliaQuentin Blake, Random House (Red Fox)
Mmmm TurtleSue Briggs-Pattison, Scholastic Australia
Now We Are SixA. A. Milne, Puffin
PobblebonksGarry Fleming, Hodder Children’s Books
Possum MagicMem Fox, Omnibus Books
Queenie the BantamBob Graham, Walker Books
✽
✽
✽
✽
✽
✽
Buuggagta Qaarkood oola kala dooran karo …
Ark in the ParkWendy Orr, Henry Holt and Co
BilbiesMacmillan(Macmillan Young Libraryseries – Australian Animals)
Billy the PunkJessica Carroll, Random House Australia
Bob the Builder and the ElvesEmily Rodda, ABC Books
Bugalugs Bum ThiefTim Winton, Penguin Books
Crusher is ComingBob Graham, Harper Collins (Picture Lions)
Dreadful DavidSally Ogders, Omnibus Books
Gasp! The Breathtaking Adventures of a Fish Left Home AloneTerry Denton, Penguin Books (Puffin)
Grandad’s TeethRod Clement, Harper Collins (Angus and Robertson)
15
Carruurta bilaabaysainay adeegsadaan
xeelado wax akhrin oo ballaaran…• waxay adeegsadaan aqoontooda mowduuca,
dhismaha qoraalka iyo macluumaadka ay ku helaanaragtida sida qaababka xarfaha marka ay waxakhrinayaan
• mararka qaarkood waxay adeegsan karaan codadkaxarfuhu u taagan yihiin si ay wax akhrinta u caawiso
• waxay aqoonsadaan erayo badan waxaynaawoodaan inay halis galaan marka ay soo taxadiyaanbuuggag aysan aqoon u lahayn
• waxaa akhrintooda ku taageera sawirada joogtada ahiyo mowduucyada ay aqoonta u leeyihiin
• waxay naftooda saxaan markii waxa ay akhriyeenuusan macno samayn
• waxay baranayaan noocyo badan oo qoraalo kaladuwan ah iyo qaababkooda gaar ahaaneed(sheekooyinka, macluumaadka runtaah, tilmaamaha, iwm.)
14
✻
Power and GloryEmily Rodda, Allen & Unwin
Queen of the UniverseLibby Gleeson, Omnibus Books(Solo series)
Sharon Keep Your Hair OnGillian Rubinstein, Random House
The Best Beak in Boonaroo BayNarelle Oliver, Lothian Books
The Little Book of ElephantsChristine Harris, Hodder Headline
There’s a Hippopotamus on my Roof Eating CakeHazel Edwards, ABC Books (incl. audio tape)
The Too-tight TutuSherryl Clark, Penguin Books (Puffin - Aussie Bites series)
Two BulliesJunko Morimoto, Random House
Wilfrid Gordon Mcdonald PartridgeMem Fox, Omnibus Books
Adigu ku dar kuwa aad jeceshahay …
Greetings from SandyBeachBob Graham, Lothian
Henry and AmyStephen Michael King, Scholastic Australia
Honey SandwichElizabeth Honey, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
How Big is a Whale?Jinny Johnson, Rand McNally
I Spy Treasure Hunt: A Book of Picture RiddlesWalter Wick, Scholastic Inc(I Spy series)
I Wonder Why (series)Kingfisher Publications
Travelling Solo to JapanScholastic(Travelling Solo series)
Miss Lily’s Fabulous Pink Feather BoaMargaret Wild, Penguin Books
Mrs Armitage and the Big WaveQuentin Blake, Harcourt Brace
Not a NibbleElizabeth Honey, Allen & Unwin(A Little Ark Book)
Old Tom (series)Leigh Hobbs, Penguin Books (Puffin)
Over the Hill andAround the Bend WithGranny and Bert and MeHelen Lunn, Scholastic
Pete Paddock BasherJohn Heffernan, Margaret Hamilton Books – Scholastic Australia
16 17
✽
✽
✽
✽
✽
✽
1918
Buuggagta Qaarkood oola kala dooran karo …
A Wombat Named BoscoJackie French, Harper Collins
Absolutely Best Cross Sections EverStephen Biesty, Dorling Kindersley
Asterix (series)Goscinny & Uderzo, Hodder Dargaud
Australian Kangaroos – Magnificent MacropodsJill Morris and Lynne Muir, Greater Glider
Bartlett and the Ice VoyageOdo Hirsch, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
Counting on FrankRod Clements, Harper Collins (Angus and Robertson)
Deltora Quest (series )Emily Rodda, Scholastic Australia
Detective Donut and the Wild Goose ChaseBruce Whatley and Rosie Smith, Harper Collins
Discover and Learn (series)Steve Parish, Steve Parish Publishing
Dreaming of AntarcticaJane Godwin, Penguin Books (Puffin)
Fishing for IslandsJohn Nicholson, Allen and Unwin
Fort IslandDavid Metzenthen, Puffin (Aussie Bites series)
FoxMargaret Wild, Allen & Unwin
Hazel GreenOdo Hirsch, Allen & Unwin
How Science WorksJudith Haan, Dorling Kindersley
If …Sarah Perry, Scholastic Australia
Jake and PeteGillian Rubinstein, Random House Australia
Just Another Ordinary DayRod Clements, Harper Collins
Carruurta noqotayakhristeyaal
faseex ah …
• waxay akhrin karaan qoraalo kala duwan oo kakan
xilliyo waqti dheer ah
• waxay akhriyaan hannaano qoraal waxayna
saadaaliyaan oo saxaan naftooda si ay macnaha u
dhawraan
• waxay aqoonsadaan erayo badan
• waxay sida badan door bidaan inay hoos wax u
akhriyaan hase ahaatee waxay la wadaagaan oo
qiyaasaan buugga si ay u caddeeyaan macnaha
waxayna fikrado ka bixiyaan wixii ay akhriyeen
• waxay kala doortaan qalabyada akhrinta oo ku
habboon ujeeddooyinkooda maktabadaha,
buuggagta dugsiyada iyo internet-ka
• waxay ku raaxaystaan hellidda fursadda inay
dhagaystaan wax akhrinta dadka kale.
✻
2120
Killer Plants and How to Grow ThemGordon Cheers and Julie Silk, Penguin Books (Puffin)
Making Friends With Frankenstein- A Book ofMonstrous PoemsColin McNaughton, Walker Books
Man Eaters and BloodsuckersKirsty Murray, Allen & Unwin (True Stories series)
Mongrel DoggerelElizabeth Honey, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
Nim’s IslandWendy Orr, Allen & Unwin
Not Again DadThurley Fowler, Penguin Books (Young Puffin)
One Less FishKim Michelle Taft and Allan Sheather, University of Queensland Press
Red Hot Jokes for Kool KidsAndy Jones, ABC Books
Relax MaxBrian Caswell, University of Queensland Press (Story Bridge series)
Selby (series)Duncan Ball, Harper Collins
Sharks Keep Losing Their TeethCopper Beech Books (I didn’t know that series)
Sick As: Bloody Moments in the History ofMedicineGael Jennings, Roland Harvey Books
Singenpoo (series)Paul Jennings, Penguin Books (Puffin)
Skating on Sand: Hannah Knew We’d Find a Way Libby Hathorn, Penguin Books (Viking)
Spooner or LaterPaul Jennings and TedGreenwood, Penguin Books (Viking)
SpudJohn Heffernan, Margaret Hamilton BooksScholastic Australia
Tashi (series)Anna and Barbara Fienberg, Allen & Unwin (A Little Ark Book)
The Adventures of Robin Hood Marcia Williams, Walker Books
The Cabbage Patch Fib Paul Jennings, Penguin Books
The Hunt Narelle Oliver, Lothian Books
The Last Alchemist Colin Thompson, Random House
The Story of Rosy Dock Jeannie Baker, Random House
Usborne Puzzle Adventure (series) Usborne
Victor’s QuestPamela Freeman, Omnibus Books
Weslandia Paul Fleischman, Walker Books
Wish You Were Here (and I Wasn’t) – A Book of PoemsColin Mc Naughton, Walker Books
World of Adventure (series) Gary Paulsen, Yearling Books
Zarconi’s Magic Flying FishKirsty Murray, Allen & Unwin
Adigu ku dar kuwa aad jeceshahay …
✽✽ ✽ ✽
✽ ✽ ✽
✽✽
✽
✽✽ ✽ ✽
✽ ✽ ✽
Ilaha Australia Focus on Fiction – Education Department of Western Australiahttp://www.eddept.wa.edu.au/centoff/cmis/eval/fiction/
waxay ku fiican tahay in laga eego macluumaad iyoxirriiro aad u ballaaran.
OzKidz Literature http://www.ozkidz.gil.com.au/OzLit/ozlit.html
Halkaan ka eeg xirriiro iyo ilo badan oo ku saabsansuugaanta carruurta.
Kids Bookshttp://kidsbooks.about.com/mbody.htm
waxaa ku jira macluumaad ku saabsan qorayaashacarruurta oo badan.
Sheeko-xarriireedka jini-jiniga iyohiddahaTales of Wonderhttp://members.xoom.com/darsie/tales/index.html
Buuggag badan oo sheeko-xarriireedka jini-jiniga iyohiddaha oo laga kala qoray wadamo iyo dhaqanobadan. Waxaa ku jira xirriiro kale ee website-yadasheeko hiddeedka ah waxay kaloo raadisaa ku-deeqidda sheekooyinka.
Buuggag-iibiyeyaasha iyo DaabacadahaAmazon.comhttp://www.amazon.com/
Waa ka weyn tahay dukaan-buuggag, waxaynabixisaa ilo macluumaad oo ballaaran kuna saabsansuugaanta carruurta. Waxaa ka mid ahmacluumaadka ardayga, waalidka iyo baraha,xirriirada suugaaneed iyo dib-u-eegista buuggaagta.
Wax-qabadyada iyo BarnaamijyadaThe Read Inhttp://www.readin.org/
waxaa loo sameeyey in kor loogu qaado waxakhrinta da'aha oo dhan (K-12) waxaana ku jiraqayb waxtar badan oo internet ah oo ikhtiyaari ah.
23
Web Site-yada waxtarka leh
qaarkoodMacluumaad badan oo ku saabsan buuggagta carruurtawaxaa laga heli karaa website-yo badan oo la heli karo.Waxaa halkaan ku liis-garaysan website-yada qaarkoodkuwaas oo socday waqtigii daabacaadaan.
Qorayaal caan ah oo badan waxay iska leeyihiinwebsite-yadooda. Fiir-fiirinta website-yo gaar u ah qoraaama daabacad waxay awood kuu siinaysaa inaad galikarto website-yo faa'ido badan leh.
Website-yada GuudACHUKA – Children’s Bookshttp://www.achuka.co.uk/index2.html
Waxay bixisaa macluumaad iyo xirriirin fara badan ooku saabsan suugaanta carruurta ee UK. Waxaa ku jiraarrimo mowduucyo, qorayaal iyo xirriiro abaal-gud.
Database of Award-winning Children’s Literature http://www2.wcoil.com/~ellerbee/childlit.html
Heerarka akhrinta oo la heli karo oo ka bilaamadugsiga-ka-hor ilaa 12+ waxaa kaloo ka mid ah waxbadan oo suugaan iyo mowduucyo ah.
Needle in a CyberStack – Children’s and YALiterature on the Webhttp://members.home.net/albeej/pages/KidLit.htm
Buuggag fara badan oo xirriir suugaan ah oo ay kujiraan website-yo abaalgud buug, ka-faallayn buuggagiyo website-yo qorayaalka oo ku saabsan carruurta iyodhallin-yarada qaan-gaartay.
22
✽
✽
✽
✽✽
✽
✽
✽
✽
✽
✽
Comet iyo Explore waa wargaysyada
carruurta ee Australiaugu horreeya —
• wargaysyada ay ka birbirqayaan fursadaha wax akhrintaee dadka dhallinta yar.
• Sawirada, sheekooyinka, nashaadyada, caraatanka iyodhacdooyinka xiisaha leh.
Wargaysyadaani waxay bixiyaan habka ugu sarreeya eelagu dhiirigalinayo carruurta oo dhan inay noqdaanakhristeyaal. Ayagoo ku xiran Barnaamijka Akhrin-qoristaee Sannadaha Hore, Comet iyo Explore waxaa laguugukeeni karaa gurigaaga afar jeer sannadkii.Comet waxaa loogu talo-galay carruurta da'doodu udhaxayso 5-7 sannadood.Explore waxaa loogu talo-galay carruurta da'doodu udhaxayso 8-10 sannadood.
✽
✽
✽
✽
✽
✽
✽
✽
✽
✽✽
Buuggagta Abaal-gudyada helay ee caanka ahChildren’s Book Awards (Abaal-gudyada Buuggagta carruurta)http://www.ucalgary.ca/~dkbrown/awards.html
Ka-faallayn ballaaran ee abaal-gudyada buuggagtacarruurta ee Australia iyo caalamkaba.
Children's Book Council of Australiahttp://www.cbc.org.au
Halkaan ka eeg wixii macluumaad ee ku saabsanBook Week iyo Australian Children's iyo Young AdultBooks of the year.
YABBA – Young Australians’ Best Book Award http://home.vicnet.net.au/~yabba/
Waxaa loo soo saaray inay kor u qaado sheekoxariireedka carruurta Australia, YABBA waxayakhristeyaasha siisaa fursadda inay fikradahooda kadhiibtaan qoraha ama buugga ugu fiicansannadkaas.
United KingdomLibrary Association Medals & Awardshttp://www.la-hq.org.uk/directory/medals.html
Macluumaad ku saabsan u tartamayaashii ugudambeeyey iyo kuwii horeba iyo ku-guulaysteyaashiiCarnegie Medal (sheeko xariireedka carruurta) iyoKate greenaway Medal (sawirada buuggagtacarruurta).
United States of AmericaALSC – Awards and Notableshttp://www.ala.org/alsc/awards.html
Waxaa loo abuuray oo laysugu duwey Hay'addaAdeegga Maktabadaha ee Carruurta (Associations forLibrary Service to children- ALSC), oo ah qayb katirsan American Library Association, tani waxaybixisaa macluumaad ballaaran oo ku saabsan abaal-gudyada iyo hawlaha caanka ah ee North America kajira.
24 25
Wargayska qiimaha
Comet (4 cadad sannadkii) $22.00 $
Explore (4 cadad sannadkii) $22.00 $
Qiimaha waxaa ku jira GST) TOTAL $
Magaca
Cinwaanka
Dawlad-Goboleedka Postcode
Telefoonka ( )
Jeegagta ku soo qor Pearson Education Australia.ABN 38 000 383 406
Dalabkaaga ku soo hagaaji:The Subscriptions OfficerPearson Education Australia95 Coventry StreetSouth Melbourne VIC 3205Free Call 1800 656 685Free Fax 1800 642 270
✽
✽
✽
✽
✽
✽
Wax La Akhrinta Ilmahaaga
✻ Is-dejiya … oo si wadajir ahugu raaxaysta …Waqti tayo lehqaarkiis
✻ Ku dhiirigaliilmahaaga inuu kaladoorto buuggagta uuakhrisanayo … kalahadal doorashadooda… kuna tixgaligo'aankooda
✻ U soo booqda Buug-shoobyada wadajir, kanasoo gata buuggagta iyowargaysyada dukaamadawaaweyn, buug-shoobyada gaarka ah, iyodukaamada lagu iibiyobuuggagta duuga ah
✻ Ka dhig wax akhrinta
nashaadka maalin kasta
✻ Waxaad noqotaa qoraa - qorbuuggag adigu aad iskaleedahay
✻ Ka dhig waqtiga waxakhrinta mid raaxo u lehqof kasta … shan daqiiqooo farxad leh ayaa ka fiicantoban daqiiqo oo harjad ah
✻ Ka qaybgalmaktabaddadegaankaaga
✻ Ka eego wax akhrinta meel walba … akhricalaamadaha ku yaalla supermarket-yada,waddooyinka, baakadaha dushooda …
✻ Dhagaysosheekooyinkacajaladaha ku jiraadoo kala soconayaqoraalka buugga kuyaalla.
✻ Bixi kala doorashoballaaran eewaxyaalaha laakhrinayo … sheekoxariireed, sheekorumeed, jaraa'idkaiyo wargaysyada …
✻ Is-dhaafsada buuggagta… la bilow saaxiibkaanaadiga buugga
✽
✽
✽
✽✽
✽
✽
✽
✽
✽
✽
26
✻ U akhriya buuggag fara badan carruurta aan gaarinda'da dugsiga - buuggagta laalaabanta, buugagtaboodhka ah, buuggagta qaabka, buuggagtafikradaha
✻ Samee boonbalooyin,dheelo, sawiro,midabaynta xarfahabuuggagta ku yaal
✻ Wax ka waydiibuugga … kunadhiirigali ilmahaagainuu wax kaawaydiiyo buuggagta
✻ Ka qaybgal saxiixyada qorahaee meelaha buug-shoobyadaama maktabadaha eedegaanka
✻ Ka hadalbuuggagta,qoreyaasha,sawireyaasha
✻ Wadajir u wadaaga buuggagtainta badan … ka qaybgaliyaqaybaha kale ee qoyska …wiilasha iyo gabdhaha walaalahaah ee waaweyn, abkooyada iyoabootooyinka, eedooyinka iyohabar-yaraha, adeerada iyoabtiyaalka
✻ Buuggagta wadajirugu akhriyaluqaddiina kowaad
✻ Sii waxyaalo laakhristo oo laxirriira waxyaalahauu ilmuhu gaarka uxiiseeyo
✻ Ka faa'idaysta 'Crazes' eehadda socda oo buuggagta kuyaalla. Wadajir u akhriya oo kawada hadla
✻ Kala dooro foomamka daabacadaha kaladuwan … majaajilooyinka … buuggagtanashaadyada iyo buuggagta caraatanka
✻ Baar website-yadainternetka iyo Softwaradakombiyuutarada.
✻ Muuji xiisaha aad u qabtowax akhrinta adiga naftaadu… ha arko ilmahaagu adoowax akhrinaya
✻ Rukumowargaysyadacarruurta
✻ Kor ugu akhri carruurta waaweyn. Si wayn bayuga faa'idaan in wax loo akhriyo … waxay ufuraysaa adduunyo buuggag ah oo aysan sikale ku heleen
✻ Sariirta dhinaceeda nal ugu dhaji …dhaqan-gali wax akhrinta waqtigaseexashada
✻ Ammaan carruurta … "waan jeclahay sida aad…" "waa inaad ku tababarataa …"
27
Markii aad kala dooranaysobuuggagta is-waydii ...
Buuggu wax xiiso ah ma u leeyahay ilmahaaga?Ka fakar waxyaalaha uu xiiseeyo ilmahaagu, waxa hiwaayaddaama cayaaraha u ah. Dhammaantayo waxaan jecelnahay inaanakhrino waxyaalaha badiba anaga na xiiseeya.
Ma jiraan buuggag kaleeto ee qoraha la jecel yahay ama ka midah isla taxanahaas oo kaabi kara buuggaan?Buuggag ama qoreyaal gaar ah oo ay hore uga heleen ayaatilmaaan weyn u noqon karta marka ay carruurtu kala dooranyaanbuuggagta.
Buuggagtu ma la xirriirtaa nashaadyada fasalka?Mararka qaarkood boroojaktiga dugsiga ayaa sabab u noqon karadoonista nooc gaar ah ee buug.
Buugga ma la gadi karaa?Buuggagtu waxay noqon karaanhaddiyado qiimo badan..
Buuggu ma bixinayaa tusaale hannaankale ah?Raadi qaabab kala duwan oo sawiro ah(footooyinka, kartoonada) iyo gudbinta(buuggagta maqalka leh, qoraaladaelaktarooniga ah iyo buuggagta caraatanka).
Buuggu ma noqon karaa qayb qiimo badan oo ka tirsan ururkabuuggagta?Akhristeyaasha fiicani waxay jecel yihiin inayarruuriyaan buuggagta ay jecel yihiin si mar kaleay dib-ugu-akhriyaan.
Talo-bixin ka raadso dadka kale - carruurta, maktbadaha,bareyaasha, buug-iibiyeyaasha, qoreyaasha way ku fiican yihiininay kuu tilmaamaan buuggagta caanka ah.
Isku day inaad buuggagta u doorto carruurta oo ku habboonkartidooda iyo xiisahooda adoon u eegayn da'dooda, jinsigoodaama heerka sannadka dugsiga ay ku jiraan.
Wax badana waxaad ka heli kartaa…
Adoo la xirriira dugsiga ilmahaagaSoo booqda maktabadda degaankaagaKa fiir-fiiriya Website-ka Sannadaha Hore ee Dugsi-dhigashadahttp://www.sofweb.vic.edu.au/eysTaleefoon u dira Khadka Waxbarashada oo ah (03) 96372222 ama 1800 809 834 (waa lacag la'aan)
Books for KidsBooks for Kids