dhexgelinta ilaalintu ee barnaamij dejinta haqab … · 2018. 3. 12. · sinnaanta, u...

2
Phone: +254 20 27202000 Email: [email protected] hp://www.unocha.org/somalia/coordinaon/c lusters/food-security www.foodsecuritycluster.net UN Crescent, Waxaan u baahannahay in aan ka hadalno, oo aan xgelino baahiyaha dhammaan dadka ay arrintu khuseyso oo ay ku jiraan kuwa aan nala hadli karin. Waxaa naga go’an in aan hubinno in aan cidina laga tegin, la dhibaateyn, la dayacin, lagu xadgudbin, la- takoorin ama aan la dhiig-miiran. Waa in aan si firfircoon uga qayb-gelinaa bulshada oo aan adkeynaa in ay dareemaan lahaansho iyo mas’uuliyad. Waxaan ku dadaaleynaa in aan hubinno in waxa aan sameyno aaney dhalin khilaafaad ama colaad. Shaqaalaheennu waa inay adkeeyaaan mabaa’diida bani’aadamnimada. Waxaan baranaa casharro naga caawiya hawlaheenna mustaqbalka. AA INAAN CIDINA LAGA TEGIN KUTLADDA HAQAB-BEELKA CUNTADA EE SOOMAALIYA DHEXGELINTA ILAALINTU EE BARNAAMIJ DEJINTA HAQAB-BEELKA CUNTADA U awood-sii oo ka taageer bulshooyinka sidii ay isu ilaalin lahaayeen KUTLADA HAQAB-BEELKA CUNTADA EE SOOMAALIYA DHEXGELINTA ILAALINTU WAXA AY KAABEYSAA AYNA SII WANAAJINEYAA DHAMMAAN MARXA- LADAHA KALA DUWAN EE GEEDDI- SOCODYADA BARNAAMIJ-DEJINTA HAQAB-BEELKA CUNTADA SOMALIA

Upload: others

Post on 01-Feb-2021

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

  • Phone: +254 20 27202000 Email: [email protected] http://www.unocha.org/somalia/coordination/clusters/food-security www.foodsecuritycluster.net

    UN Crescent,

    Waxaan u baahannahay in aan ka hadalno, oo aan

    tixgelino baahiyaha dhammaan dadka ay arrintu

    khuseyso oo ay ku jiraan kuwa aan nala hadli karin.

    Waxaa naga go’an in aan hubinno in aan cidina laga

    tegin, la dhibaateyn, la dayacin, lagu xadgudbin, la-

    takoorin ama aan la dhiig-miiran.

    Waa in aan si firfircoon uga qayb-gelinaa bulshada oo aan adkeynaa in ay dareemaan lahaansho iyo mas’uuliyad.

    Waxaan ku dadaaleynaa in aan hubinno in waxa aan

    sameyno aaney dhalin khilaafaad ama colaad.

    Shaqaalaheennu waa inay adkeeyaaan mabaa’diida

    bani’aadamnimada.

    Waxaan baranaa casharro naga caawiya

    hawlaheenna mustaqbalka.

    AA INAAN CIDINA

    LAGA TEGIN

    KUTLADDA HAQAB-BEELKA CUNTADA EE

    SOOMAALIYA

    DHEXGELINTA

    ILAALINTU EE

    BARNAAMIJ DEJINTA

    HAQAB-BEELKA

    CUNTADA

    U awood-sii oo ka taageer

    bulshooyinka sidii ay isu ilaalin

    lahaayeen

    KUTLADA HAQAB-BEELKA

    CUNTADA EE SOOMAALIYA

    DHEXGELINTA ILAALINTU

    WAXA AY KAABEYSAA AYNA SII

    WANAAJINEYAA DHAMMAAN MARXA-

    LADAHA KALA DUWAN EE GEEDDI-

    SOCODYADA BARNAAMIJ-DEJINTA

    HAQAB-BEELKA CUNTADA

    SOMALIA

  • Sii wanajainta habboonaanta iyo tayada

    waxqabadyada.

    Sii ballaarinta saameynta waxqabadyada.

    Sii wanaajinta beegsiga ka-

    faa’iideystayaasha iyo ka fogaanshaha

    dhibaatooyinka ka dhalan kara

    barnaamijyada haqab-beelka cuntada.

    Kor u qaadista bedqabka shaqaalaha iyo ka-

    faa’iideystayaasha inta uu waxqabadku

    socdo.

    Dhegelinta Ilaalinta ee Barnaamij-dejinta Haqab-beelka Cuntada

    Soo ogaanshaha halisaha ilaalinta waxaa

    ay awood inoo siineysaa in aan is-

    waafajinno oo aan saxno

    waxqabyadeenna haqab-beelka cuntada

    si wax looga qabto, loo qaboojiyo loona

    yareeyo halisahaan.

    Culeyska farsamo ee hawlaha haqab-

    beelka cuntada waa in aaney naga duwin yoolka bani’aadamnimo oo hawsheenna.

    Xoojinta deegaanka ay ku nabadgeli

    karaan dadka nugul ayaa ah ujeeddo muhiim ah oo laga leeyahay hawlaha haqab-beelka cuntada ee Soomaaliya.

    FSC ahaan Dhexgeli-nta Ilaalintu waa….

    Waa maxay sababta

    Ilaalinta loo dhexgelinayo

    Haqab-beelka Cuntada?

    Mabaa’diida na hagaya

    FSC waxa ay higsaneysaa…

    Sinnaanta, u xisaab-celinta dadka dhibaa-

    tadu saameysey, ka-qaybgalka iyo awood-

    siinta ka-faa’iideystayaasha

    ayaa ah mabaa’dii

    la dhexgeliyey

    dhammaan marx-

    aladaha hirgelinta

    waxqabadyada

    haqab-beel ka

    cuntada.

    Ka fogaanshaha ama yareynta cirib-xumada/

    saameynta xun ee aan lagu talogalin ee gar-

    gaarku keeno waxaana ka go’an habka bar-

    naamij-sameynta ee ah “dhibaato ha geysan’.

    In waxqabadyada helidda cuntada, beeraha,

    nafaqada, iyo maciishadda loo hirgeliyo

    qaabab Aan takoor lahayn oo dhiirrigeliya

    bedqabka, sharafta, iyo karaamada dadka

    helaya gargaarka, isla markaana tixgelinaysa

    baahiyaha kala duwan ee haweenka, ragga,

    gabdhaha iyo wiilasha, iyo in dhammaan

    waxqabadyadu ay waafaqsanaadaan yihiin

    mabaa’diida bani’aadamnimada.