dugsiyada dadweynaha minneapolis kulanka gudigga …

23
Fahanka Guud ee Qorshaha Dedmada ee La Cusbooneysiiyey Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis Kulanka Gudigga Waxbarashada Talaadada,Bisha September 10, 2019

Upload: others

Post on 25-Nov-2021

3 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Fahanka Guud eeQorshaha Dedmadaee La Cusbooneysiiyey

Dugsiyada DadweynahaMinneapolis Kulanka Gudigga WaxbarashadaTalaadada,Bisha September 10, 2019

Fahamka Guudd ee Qorshaha Degamada

“Waa Maxay Sababta”

2

Waa maxay Sababta Fahanka guudd ee QorshahaDegmada?

• Qaab dhismeedka hada ka jira dugsiyada dadweynahaMinneapolis ayaa ka hortaagan arday tiro badan inay siwanaagsan wax u bartaan

• Aaminsanaanta siiwadida howlaha aan waxbana la qabaneynin, arimaha hadba dhica ka istaaga, ama sii heysashada xaladihii horeee aan marnaba la aqbali karin

• Waxaan doonaynaa in dhammaan ardadeena lagu qalabeeyoaqoonta waxbarashada iyo xifradaha si ay ugu guuleystaansadexda qeybood ee ugu waaweyn: Tacliinta, Xirfadahadabeecadaha bulshada, iyo xirfada shaqo/ waayo aragnimadanolosha. 3

Maxay macluumaadka xoggta noo sheegeen

Qorshaha degmada hada ka jira wuxuu noqon doonaa mid joogto ah oonatiijooyin tacliin kala duwan ee ardayda lagu saadaalin karo qowmiyada iyodakhligaMCA Math Proficiency (2018)

• White 77%,

• Asian 50%,

• Hispanic 26%,

• African American 18%,

• American Indian 17%

MCA Reading Proficiency (2018)

• White 80%,

• Asian 48%,

• Hispanic 27%,

• American Indian 24%,

• African American 22%

4

Graduation rates (2018)• White 87%• Asian 87%• African American

61%• Hispanic 57%• American Indian

37%

Maxaay macluumaadka xoggta noo sheegeenQorshaha degmada hada ka jira wuxuu noqon doonaa mid joogto ah oo natiijooyin tacliin kala duwan ee ardayda lagu saadaalin karo qowmiyada iyo dakhliga

xeerarka iyo dhaqamadooda ayaa sabab u ah in dugsiyada sii wadaan haybsooca midab ahaan iyo dhaqaalo ahaanba• Xeerka qodobkiisu yahay 5260B marnaba kama turjumaayo xaqiiqada dhabta ah xaalad nololeeddka ardayga, laakiin

wuxuu tilmaamayaa xakameynta fursadaha xulashooyinka dugsiyada, xeerkaan ayaa ka go’doominaaya ardayda inayhelaan dugsiyada ay rabaan

Xeerka qodobkiisu yahay 6120 wuxuu ku tiirsan yahay hadba sida ay u fahmaan qoysaska hab maasuusyadiisa isku dhafanee loogu talo galay waxbarashada koolejka, qoyska ka booban labo waalid oo heystana ilo kheyraad iyo waqti, ama lacagkuna xiran dad aqoon sare leh, Waxay u muuqataa inay helaan macalimiinta wax ku oolka ah sida uu dhigaayo sharcigaESSA • Iyadoo loo maraayo xogg waresi iyo xulashooyin, iskuuladu u adeega ardayda si ay u soo jiitaan shaqaalaha leh qibrada

3 ilaa 4 sano ee codsadayaasha dugsiyada dadweynaha si ay wax u baraan ardayda uguna faa’iidaayaan. • Celceliska tirada u dhaxeeysa macalimiinta qibrada leh aqoonta aqriska dugsiyada shanta ugu hooseeysa waa (10.9

sanadoos) maeka loo eego tobanka ugu sareeya waa (17.4 sanadood) ilaa 6-1/2 sanadood

helitaan koorsooyin adag iyo howlaha ku haboon manhajka nashaadada dheeraadka ah• Warbixinada xoggta ayaa waxay muujisay kala qeybsanaan aan isu dhigmin iyo natiijooyinka najaxaada iyo koorssyinka

adag xaafadaha, waxaa hoos u dhacay diiwaangalintii ardayda sababta oo ah deegaanka waxbarasho iyo dhaqamada, sidii wax looga qaban lahaa walaaca waalidku qabo iyo sinaan la’aaanta,in ka badan boqolkiiba 80% ardayd laga tirade badan yahay way ka tagaan dugsiyada dadweynha Minneapolis

5

Howsha Shaqada XaggaagaFahamka Guudd ee Qorshaha

Degmada

6

Maxaa is Badalay ilaa iyo Bishii Juun?Waxaa sii socday shaqadii xaggaaga ee Fahamka guud ee Qorshaha degmada(CDD)

• Jawaab-celinadii gu’ga ee ka timid bulshada iyo gudiga waxbarashada dib u eegay

• Jawaab-celin/laga helay wadahadaladii munaasabahada bulshada,kooxda xalinta, dhacdooyinka macluumaadka ee sida goonida loo soo abaabulay, si kulan loolayeesho bulshada iskaashataeeda kala duwan, I W M

• Agaasimeyaasha guddiga ayaa weydiistay gudiga EDIA inay dib u eegaan dhammaansida loo xusho dugsiyada iyo xeerarkooda

• MPS ayaa weydiisatay inay ka qeybqaataan dhex-dhexaadinta la xiriirta dacwadasharciga iskuulada Cruz-Guzman

• Sharciga federaalka “Ayaa ogolaanayaa isbadalka dadwynaha qaata macaashka” (Kaas oo hirgali doona bisha Oktoobar) waxay si gooni ah u xadidaysaa dadkaraadinaaya degenaanshaha wadanka U.S. iyo muwaadinimada inay buuxiyaancodsiga macaashka waxbarashada.

o Natiijadu waxaynoqonaysaa inuu hoos u dhac ku yimaada barnaamijyada MPS eebiyaan federaalka iyo deeqaha gobolka bilaabanaaya sanadkaSY20-217

Ka Jawaabida Howlihii Xaggaaga ee DugsiyadaDadweynaha Minneapolis

Balanqaadku wuxuu ahaa in la dhageysto, la muujiyo lana waafajiyo. Waana sameeynaynaa midaas.• Waxaa la sameeyey go’aan qaadasho cusub hirgalinada jadwalka

o Waxaa ku jira howlgalo badan oo si toos ah ula sameeynaya xririir wanaagsan

• Waxaa la badalay qaar ka mid ah talooyinka biloowga ah, waxaana dib loo dhigay kuwa kale oo xoggururin dheeraad ah sababtoo ah si go’aano wanaagsan loo gaaro qorshaha ardayda iyo qoysaskooda.

• Waxaan diirada saareynaa talooyinka ku wajahan xeerarka MPS Policy 1304

• Diirad saarka talooyin dheeraad ah oo lala beegsaday ama sida gaarka ugu saabsan :

o Wax ka bedelka xeerarka iyo dhaqamada maamulka ee la ogaaday inay sii wadeyaan sinaanla’aanta

o Is-dhexgalka

o Sida ay ugu haboonaaneyso sharuudaha ESSA

o Helitaanka loo wada dhan yahay ee macalimiinta waayo-aragnimada iyo wax barida wanaagsan

o Kordhinta tacliinta iyo helitaanka tacliinta tayada sare ee loo siman yahay, howlaha koorsooyinkaku haboon manhajyada ka baxsa nashaadooyinka

8

Maxaa Isbadalay?(Qorshayaasha Kala duwan ee

La soo Jeediyey)

9

Maxuu uga Duwan yahay fahamka Qorshaha Degmada

In ka badan (Iskuul-iskuul)isbadalada diirada saaraayo xeerarkawax lagumaamulo, Fahamka guud ee qorshaha degmadu waxay isku dayayaan inaybaabiyiaan wixii hore, isbalada nidaamka heybsooca habeysan ee loo badalaayo mid –mdid ama iskuul -iskuul

• Waxay wax ka qabaneysaa midaas xeerarkii mudada dhaqangalka ahaa eemudada dheer soconaayey

• Qaabdhismeedka cunsurinadu markey uruurto waxay soosaartaa isugeyntasinaan iyoi isir reebka waarta

• Diirada oo la saaro kaliya xaaladaha cunsurinimadas midabtakoorka ayaa u weecsan dareenka shaqsinimo, marka la bilaabo isbadalada qaab-dhismeedka eelooga baahan yahay in lagu gaaaro in la helo cadaalad waxbarashada

• Hogaamiyeyaasha waxay doonayaan inay si cad uga horyimaadaan dhammaansataamaha hayb sooca iyo isir naceybka ka dhex jira goobaha shaqada iyohay’adaheena

(Hinson, Healey, Weisenberg, Bester and Sinclair, n.d.)

10

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?Talooyinka sida dhow ugu xiran“sababaha lagama maarmaanka ah”

Si qoto dheer diirada loo saaraayo,sharciyada iyo ku dhaqankooda

Qorshaha asalka ah wuxuu ku nuux-nuuxsanayaa isbadaladadugsiyo gaar ah• Waxay u baahan tahay in lala kaashado talaabooyinka iskuulada si loogu

soo rogo nidaamka wax ka badalaaya xeerarakaiyo kushaqankooda• Talooyinka cusub waxaa lagu xiri doonaa sidii loo carqaladeyn lahaa sinaan

la’aanta looga sameyn lahaa isbadal guud• EDIA waxay ogeysiin doontaa isbadalada xeerarka iyo ku dhaqankooda• ESSA waxay sii wadi doontaa kor u qaadida waxbarashada• Nidaamka dugsiyada dadweynaha Minneapolis MPS Policy 1304 wuxuu

noqondoonaa mid joogto ah

11

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?Wadiiqada Talooyinka

Talooyinka dariiqadahii hore ee dib loo qiimeyn doono iyadoo lagu dari doonomacluumaad dheeraad ah

• Go’aanada mustaqbalka waxaa ka mid noqon doona:

oXoggta laga soo gudbiyey xulashooyinka dugsiyda/meelayntsa ardaydaEDIAs

oXoggta daraasaadka cusub ee laga soo uruuriyey gaadiidka iyo xuduudahaiskuulada bulshada ee dugsi kasta waxaa loo sameeyey apka Edulog

• Macluumaaadka xoggta iyo talooyinka wax laga badalay waxaa loo soobandhigayaa guddiga waxbarashada bisha November 2019

• Ka qeybgalka dadweynaha wuxuu noqon doonaa bisha January 15-February15, 2020

• Wax talaabo ah ma qaadayaan gudiga ilaa iyo bisha March/April 2020

• Waxaa la hirgalinaya talooyinkaan laguna dhaqmayaa sanadka SY22-2312

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?

Tallooyinka Dugsiyada leh barnaamijyada Immersion

How-lqadyada la sameeynaayo

• Waxqabadka barnaamijka Immersion waxaa lagu wargalinayaa waalidiintadugsi kasta oo leh barnaamijka Immersion ee sida cad loogu adeeginwaalidiinta isbaanishka

• Howlwadeenada ayaa kulmi doona bisha October 2019 waxayna talooyinsiin doonaan kooxda qorshaha fahanka bisha November

• Ka qeyb-galka dadweynaha waa bisha January 15-February 15, 2020

• Wax taloobo ma qaadayaan gudiga ilaa iyo bisha March/April 2020

• Waxaa la hirgalinaya talooyinkaan laguna dhaqmayaa sanadka SY21-22 horaaadkeeda

13

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?

Dib-u habeynta Fadsalada

Talooyinka qaabeynta gfasalada dib ayaa loo eegi doonaago’aanada mustaqbalka waxaa ka mid ah:

o Gudiga waxaa uu qiimeyn doonaa jiheynta bisha siteembar

o Xoggta laga soo uruuriyey dhammeystirkii xulashada iskuulka/iyo xeerka meelayntaardayda EDIAs

o Xoggta daraasaadka cusub ee laga soo uruuriyey gaadiidka iyo xuduudaha iskuuladabulshada ee dugsi kasta waxaa loo sameeyey apka Edulog.

• Natiijooyinka/talooyinkii ka soo baxay daraasaadka loo soo bandhigay gudiga iyo bulshadabishaNovember 2019

• Ka qeybgalka dadweynaha waa bisha Jan. 15-February 15, 2020

• Wax talaabo ah ma qaadayaan gudiga ilaa iyo bisha March/April 2020

• Waxaa la hirgalinaya talooyinkaan laguna dhaqmayaa sanadka SY22-23

14

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?Xudun uga dhiga Xarunta Dhexew ee CTE Center

Soo uruurinta jawaabaha dheeraadka ah ee talooyinka hore

• Go’aanka kama danbeynta waxaa lagu ogeysiin doonaa natiijooyinkaxoggta lagu sheegay federaalka iyo baahida maxaliga ee xarunta CTE sahanka qiimeeynta oo lagu hubinaayo in la sii wado maalgalintabarnaamijyada CTE– Deyrta 2019

• Natiijooyinka/talada daraasaadka loo soo bandhigaayo gudiga golaha iyobulshada bisha November 2019

• Ka qeybgalka dadweynaha waa bisha January 15-February 15, 2020

• Wax talaabo ah ma qaadayaan gudiga ilaa iyo bisha March/April 2020

• Waxaa la hirgalinaya talooyinkaan laguna dhaqmayaa sanadka SY22-23

15

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?Dib u Qaabeynta Waxbarashada Gaarka ah

Soo uruurinta jawaab-celinada iyo talooyinka bilowga ah

• Qeybo ka mid ah EDIA waxay baarayaan xeerarka iyo hirgalinta kudhaqanka

• Heerka 1-3 adeegyada dhisme kasta• Barnaamijyada waxaa lagu go’aaminayaa isqorista

• Dugsi dhexe ee kasta wuxuu u adeegi doonaa dhamaan ardayda u baahan adeegyadawaxbarashada gaarka ah

• Dugsiyada hoose oo isku dhafan ayaa waxay bixinayaan adeegyada barnaamijyadagaarka ah

• Pathways TBD

• Gudiga wuxuu u codeeyn doonaa adeegyada waxbarashada gaarka ah bisha November/December 2019

16

Maxaa Isbadalay? Waa maxay sababta?Daraasaadka suurto galka ah ee dugsiyada sare ee yar gaarka ah

Anwatin looma aqoonsana daraasaadka suurto galka goonida ah• U badalida dudsiyada pathway ama barnaamijyada iskuulka Anwatin waxaa loo aqoonsanayaa

inay qeyb ka yihiin qorshaha guud ee barnaamijyada magnetka xuduudaha dugsiyada

• Waxaa la waafajinayaa hanaanka mowduucyada nidaamsan.

Dugsiga sare ee Wellstone waxa lagu sameeynayaa daraasaadka (October 2019)

• Si loo go’aamiyo u qalmitaanka dugsiyada marti galiya MCTC campus

Heritage waxa lagu sameeynayaa daraasaadka (October 2019)• Siloo go’aamiyo waxbarashada ku haboon goobaha hada iyo sii heysashada shaqaalaha hada

jooga waxay u baahan tahay isdiiwaangalinta ardayda iyo barnaamijyada

FAIR High waxa lagu sameeynayaa daraasaadka (October 2019)• Si loo go’aamiyo u qalanka la soo jeediyey dugsiga FAIR to a “aassaas ahaan qaabka” duhsiga

sare ee farshaxanka

Longfellow waxa lagu sameeynayaa daraasaadka (October 2019) • Waxaa suurtogal ah wada shqeynta dugsiga degmada kale

17

Hore u Socodka

18

Maxaa ku xigga Fahanka guud ee Qorshaha Degmada

Fursdao badan oo dhageysiya iyo ka qeybgal

• Wadahadallada joogtada ah sida magaalada, degmada,gobolka iyoiskaashata ku dhisan shuraakada sida maalgaliya degaanada guryada iyodeegaanada dugsiyada,kala sooca adeegyada isku dhafan

• Jadwal si wanaagsan loogu daabacay go’aan qaadashada talaabooyinkagudiga iyo marka macluumaadka loo soo bandhigaayo gudiga.

• Fursadaha ka qeybgalka oo ay wada abuureen bulshooyinka aad ka danyartaqaabdhimeedka hada ka jira degmada

• Ka qebgalka dadweynaha oo leh waqti dheeli tiran iyo wada hadaltalooyinka ka hor inta aah gudiga go’aamin

• Xogg uruurin dheeraad ah oo ay weheliyaan kormeer loogu talo galaybulshada oo aan kala go laheyn

19

Hadafka ugu Muhiimsan

20

Waqtiga wax laga badalay &iyotixgalinodheeraad ah oo la soo bandhigay

Bisha Siteembar 2019

DaraasaadDheeraad ah oo kusaabsan xuduudahadugsiyada & Saameynta is-dhexgalka

September –November 2019

Guddiga waxay si“Qoto dheer” doodaha Xoggta, mabaadii’adahagidaAugust – December 2019

EDIA: DhamaanXeerarkaXulashadaDugsiyada& NidaamyadaSeptember –November 2019

21

Uruurinta codkaardayda,shaqaalaha ,iyobulshada

October-November 2019

Diirada saaraayabarnaamijyadatacliintaFarshaxanka, isboortigadaraasaadka, abuurida Manhajyada, mudnaanta koorsooyinka adag, dardargalinta bartaha farsaxanka , STEAM, etc.

Waa sii socotaaDiirada saaraaya halabuurka, horumarintaxirfadaha, iyo barashadadhaqamadadhamaan MPS

Waa socotaa

Staff, student and community engagement

Throughout SY19-20 especially January –February 2020

22

Gudiga wuxuu u codeeyaaqiimaha waxaa ka mid ah:• Isdhexgalka• Qaabeynta Fasalada dhexe• Kabista dugsiyada yar yar• Hadafka qorshaha Fahamka

guud ee degmada ee ESSA iyoxeerka gudiga 1304

September 2019

CODEYNYA GUDIGA kusaabsan miisaaniyada&barnaamijyadamiisaaniyada sanadka SY20-21 oo ay ka midka yihiinnaalgalinta barnaamijyadawaxbarashada:• STEAM• Daraasaadka qoomiyada• Tababara soo celinta• CTEo First read December 2019o Final vote January 2020

CODEYNTA GUDIGA ee kusaabsan talooyinka ka soobaxa darasaanka EDIA daraasaadka xuduudahaiskuulada aqoonsashadadugsiyada Magnetka iuyodugiyada qaska ah

• First read March 2020• Final vote April 2020

CODEYNYA GUDIGA dugsiyada lagu soojeediyey talooyinkadaraasaadka ee dugsiyadasare

• Aqrinta koowaad November 2019

• Codey ugu danbeysaDecember 2019

23