forssaklackskolan 2015somaliska

Upload: susanne-farth

Post on 25-Feb-2018

217 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

  • 7/25/2019 Forssaklackskolan 2015somaliska

    1/2

    Forssaklackskolan 2015/2016

    Ku socota waalidiinta

    dhalinyardoodu ku nooshahaydegmadan

    Borlnge.

    Haddaanu nahay dadka caawiyayaasha ee loo yaaano !ltassistenter

    wa"aanu malaynaa oo aragnaa mar wal#a is#edalada ka socda

    war#aahinta #ulshada iyo wa"yaa#o kale oo !ara #adan oo wer$wer

    a#uuraaya.%a"aanu ognahay in wa"an dhacaaya ay dhamaan ka socdaan

    war#aahinta #ulshada ay#aheeda kala duwan& ayna ku socdaan si

    dhakhso ah.

    %akhtiyadan lagu 'iro cadaadiska ku socdaa dhalinyarada waa mid aad u

    !ara #adan una #aahan !ee'ignaan dheeraad ah.%aana mid culays weyn

    ku haysa dhalinta marka laga eego "agga war#aahinta #ulshada iyo

    noloshooda caadiga ah#a.(rimahan socdaa maaha kuwo ku koo#an

    Borlnge keliya ee waa wa" ka socda dhamaan iswidhan oo dhan.

    %a"aad la kulmi doontaan dad khi#rad #adan u leh arimaha la "idhiidha

    internetka iyo wa"a ka socda idiina sheegi doonana "eerarka iyo

    sharciyada la "idhiidha war#aahinta #ulshada iyo wa"yaa#aha ka socda#a.

    )idaa daraadeed wa"aanu idinku war gelinaynaa wi"ii mudda kar ah iyo

    waalid#a in aad ka soo ay# gashaan shir arimahaas aynu ku la!a gurayno

    kuna gor!aynayno aynuna sida ugu ha#oon oo lagaga hortegi karo

    wa"yaa#ahaas aynu meel isula dhigno.

    Kulankaasi wa"aa lagu a#an doonaa hoolka shirarka ama aula ee

    Forssaklackskolans 1* ka !ee#araayo 1*.00$20.00

  • 7/25/2019 Forssaklackskolan 2015somaliska

    2/2