guryeyn cadaalad leh - in.gov · 2018-07-11 · suuq-gelinta amaaho leh shuruud leh haboonaan...

2
Haddii Aad Aaminsan Tahay in Xuquuqdaada Lagu Xadgudbay... Guryeyn Cadaalad Leh Nala soo xiriir Indiana Civil Rights Commission 100 North Senate Avenue, Room N103 Indianapolis, Indiana 46204 Xafiiska: (317) 232-2600 Khad Bilaasha: (800) 628-2909 Maqal Dhiman: (800) 743-3333 Faagis: (317) 232-6580 Iimayl: [email protected] Websaydka: www.in.gov/icrc Jinsi Midab Asal Qoomiyadeed Hidde Diin Sinji Heer Qoysnimo (lahaansho ilmo ka yar 18) Naafonimo Golaha Xuquuqda Madaniga ah ee Indiana ayaa u diyaar ah in ay kaa gargaarto wixii cabasho ee la xiriira takooris. Xeerka Indiana ee Guryeyn Cadaalad Leh (IFHA) wuxu ka dhigayaa sharci darro takoorista bixinta guryeynta iyo hawldhaqanka la xiriira guryeynta ee ku salaysan qof tilmaamihiisa dhawrsoon. Kiraysiga ama iibsiga hoy qoys keliya ama qoysas badan Iibsiga dhul bannaan oo loola jeedo guryeyn Bixinta amaah ku iibsi ama hagaajin guryeyn Xayeysiinta ama iibgelinta guryeyn Bixinta caymiska hantiile guri ama kirayste guri Qiimaynta hanti Xubinnimada urur maalgashi hanta guri ama adeegyo dilaalis Qof loolama dhaqmi karo qaab haboonaanteedu liidato goorta hawldhaqanka la xiriira guryeynta la wado, taas oo ay ka mid tahay: Takooristu Waa Mamnuuc Tilmaamaha Dhawrsoon:

Upload: others

Post on 12-Jul-2020

3 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Guryeyn Cadaalad Leh - IN.gov · 2018-07-11 · Suuq-gelinta amaaho leh shuruud leh haboonaan liidata dadyowga taas oo ku salaysan jinsiya/qoomiyad (“predatory lending”) Siyaasad

Haddii Aad Aaminsan Tahay in Xuquuqdaada Lagu Xadgudbay...

Guryeyn Cadaalad Leh

Nala soo xiriirIndiana Civil Rights Commission100 North Senate Avenue, Room N103Indianapolis, Indiana 46204

Xafiiska: (317) 232-2600Khad Bilaasha: (800) 628-2909Maqal Dhiman: (800) 743-3333Faagis: (317) 232-6580Iimayl: [email protected]: www.in.gov/icrc

JinsiMidabAsal QoomiyadeedHiddeDiinSinjiHeer Qoysnimo (lahaansho ilmo ka yar 18)Naafonimo

Golaha Xuquuqda Madaniga ah ee Indiana ayaa u diyaar ah in ay kaa gargaarto wixii cabasho ee la xiriira takooris.

Xeerka Indiana ee Guryeyn Cadaalad Leh (IFHA) wuxu ka dhigayaa sharci darro takoorista bixinta guryeynta iyo hawldhaqanka la xiriira guryeynta ee ku salaysan qof tilmaamihiisa dhawrsoon.

Kiraysiga ama iibsiga hoy qoys keliya ama qoysas badan

Iibsiga dhul bannaan oo loola jeedo guryeyn

Bixinta amaah ku iibsi ama hagaajin guryeyn

Xayeysiinta ama iibgelinta guryeyn

Bixinta caymiska hantiile guri ama kirayste guri

Qiimaynta hanti

Xubinnimada urur maalgashi hanta guri ama adeegyo dilaalis

Qof loolama dhaqmi karo qaab haboonaanteedu liidato goorta hawldhaqanka la xiriira guryeynta la wado, taas oo ay ka mid tahay:

Takooristu Waa Mamnuuc

Tilmaamaha Dhawrsoon:

Page 2: Guryeyn Cadaalad Leh - IN.gov · 2018-07-11 · Suuq-gelinta amaaho leh shuruud leh haboonaan liidata dadyowga taas oo ku salaysan jinsiya/qoomiyad (“predatory lending”) Siyaasad

Gelitaanka Dad Naafonimo Qaba

Waxyaabo Mamnuuca oo Kale

Xeerka IFHA wuxu ka rabaa bixiyayaasha guryeynta in ay ku daraan qodob macquula siyaasadahooda iyo nidaamyada daruuriga ah ee la xiriira qof naafonimadiisa.

Oggolow adeegga ama taageerada xayawaan

U qoondee meel baabuurka la dhigto

U oggolaansho u wareegis guri la geli karo

Oggolow burin qadiman ee iijaarka, haddii loo baahdo

Xeerka IFHA wuxu ka rabaa bixiyayaasha guryeynta inay oggolaadaan in beddelaad lagu sameeyo hantida haddii ay daruuri noqoto oo ay la xiriirto naafonimo qof.

U baahan kara oggolaansho qorshayaal

U baahan kara kiraystaha inuu ku soo celiyo hantida xaaladeedii hore

Badiyaa taas oo ah kharashka kiraystaha

Tusaalooyin: marino, wax la cuskado, qaadis kaarbey, hoos u dejin miis jiko, iwm.

Xeerka IFHA wuxu ka rabaa dhammaan guryaha abaarmanada nama kondhooyinka la dhisay kadib Maarso 1991 in lagu daro waxyaabaha soo socda;

Jidad loo mari karo guryaha iyo jiidda dadka ka dhaxaysa, gelista guryaha iyo furyaha dhexdooda (naslado tartiib ah, leexasho la jaray, xajmiga albaabka, dhererka gidaarka, iwm.)

Furaha nalalka, godadka tamarta korontada iyo kontoroolka heerkulka oo la gaari karo

Musqulaha qubayska oo lagu rakibay kidaarka meelo la cuskado

“Meelo banana” oo ku filan jikooyinka iyo musqulaha qubayska

Dhiirigelinta iibka guryaha qiimo ka hooseeya sicirka suuqa sababo la xiriira isbedelka xaafadda ee jinsiyadaha ama qoomiyadaha deggan ("blockbusting")

Saarista shuruudo haboonaantoodu liidato amaahda ama caymiska oo ku slaysan goobta qofku joogo (“red lining”)

“Steering” home buyers/renters to particular neighborhoods based on racial/ethnic make up

Suuq-gelinta amaaho leh shuruud leh haboonaan liidata dadyowga taas oo ku salaysan jinsiya/qoomiyad (“predatory lending”)

Siyaasad dhexdhexaad ah oo leh saamayn aan khaldan ee qofka jisiyadiisa, asalka qoomiyadiisa, naafonimo, iwm. (tusaale heerar aan macquul ahayn ee gelitaan, siyaasado kiro la’aan, siyaasad caddayn shaqo, iwm.)

Ku carqaladayn ama farogelin qofka xuquuqdiisa kiro, iib ama gadis hoy sabao la xiriira jinsiayad, diin, naafonimo, iwm.