helsinki- daydawaa maxay waaxda dhalinyaradu? ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo...

20
OOMAILMIISIGA JIMICSIGA CIYAARTA DABEECADA GOOBAHA DHALIN YARADDA FANKA SAAMAYNTA HAWLGALADA JIDADKA XAGAAGA WIIGA DHAMAADKIISA SAXAAFADDA DHACDOOYINKA HELSINKI- DAYDA

Upload: others

Post on 09-Nov-2020

0 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

OOMAILMIISIGA JIMICSIGA CIYAARTA DABEECADA GOOBAHA

DHALIN YARADDA FANKA SAAMAYNTA HAWLGALADA JIDADKA XAGAAGA

WIIGA DHAMAADKIISA SAXAAFADDA DHACDOOYINKA

HELSINKI-DAYDA

Page 2: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

WAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU?Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo

adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda,

dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee wiiga dhamaadkiisa,

koorsooyin wax barasho,kaamam la dego,barnaamijyada

caalimiga ah ee wax is dhaafsiga,suuragaladda ka qayb

galka, taageerada caawimada,iyo xogta.

Waaxda Dhalinyaradu waxay ku shaqaysaa shuruudaha

iyo si wada jira dadka dhalinyarada ah. Waxaad hubi

doontaa in aad hesho wax ku haboon dhadhankaaga,haddii

aanad helina waxa aad saamayn kartaa hawlgaladayadda.

Ku soo biir adoo bilaash ka helaya goobta dhalinyarada

kaadhkaaga xubinimadda !

Page 3: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

WAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU?

MUUSIGAIstuudyaha bandhiga,goobaha ku layliyista,barashada muusiga,kooxda iyo naadiyada habeenkii,koorsooyinka soo jeediyaha barnaamijka muusiga masraxa dhaqanka ee Galooriyo....

DUUBIDA XORIYADDA EE HELSENKI, taas oo ka

hawl gasha Goobta dhalinyarada ee Happi, waa urur

bulsheed duubista ah oo aan macaash lahayn,oo xooga

saaraysa muusiga raabka iyo hib hobka, taas oo ku siisa

heer xirfadeedka codkeeda bulsheed iyo istuudiyadeeda

bandhiga dhamaan xubnaheeda ka tirsan lacag la’aan.

HFR tu waxay kor u qaadaa kartida,iyadoo aan ku

xidhayn qandaraasyo xiliga dheer ah.HFR tu waxay

soo saartay MAYKAL GABRAYEEL, dhexda kuwa

kale. Macluumaad dheeraad ah HFR iyo Waaxda

Dhallinyarradda tusmada goobaha duubista, fadlan

booqo NUORISIO.HEL.FI/DEMOSTUDIOT

Page 4: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

JIMICSIGALooma baahna in aad orodo haddii aanad u baahnayn: doorshooyin kale oo badan baa jira,sidda kubada cagta,kubada koleyga xiliga-habeenkii, bool beerinka cagaha lagu riixo oo laamidda lagu dulmaro,baaskiilka, koritaanka,kubada sibidhka lagu dul ciyaaro.

Shabkadda bool beerinka cagaha lagu riixo ee Helsenki

waa mid nooceedu gaar yahay: waxaanu leenahay 20

meelood oo bool beerinka ah,oo ay ku jirto MIKROPOLIS

XAGA BEERTA XAYWAANKA EE HELSENKI,siiba

guriga bool beerinada ee ugu wayn Finland ee GOOBTA WAX QABADAYADA LUUPPI KU TAAL KONTULA.

IMICSIGAIMICSIGAIMICSIGA

Page 5: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

CIYAARTAWaxaad ka ciyaari kartaa dhamaan Helsenki oo dhan,iyagoo ay ku barayaan khabiirada ugu sareeyaa. Qabanqaabiyaha fasalladda ciyaar ee Waaxda Dhallinyarradda ee muddada dheer laga helay, sidoo kale casri la habeeyay,- laga bilaabo hip hop illaa qoob ka ciyaar, iyo ciyaar-isjejebinta illaa iyo Bollywood.ka ciyaar, iyo ciyaar-isjejebinta illaa iyo Bollywood.

Waaxda Dhalinyarada ka ugu

baladhan ee bixiya adeega barista

ciyaartu waa KOOXDA-DA

ee goobta dhalinyarada Pasila.

Waxaana lagu yaqaanaa

noocyada ciyaarta ee kala duwan

iyo macalimiinta xirfada leh.

Fasalladda bilowga ah, sidoo kale

ciyaaryahannadda sare, waxaa

loo diyaariyay qoob ka ciyaar,

noocyo kala duwan ee waddo ku

ciyaarka, ciyaar tusid iyo casri, la

magacaabay laakiin wax yar.

Page 6: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

DABEECADAGoobaha dhalinyaradu waxay bixiyaan suura gal

ahaanshaha runta ah ee wanaag lagu sameeyo waxna lagu

saameeyo.Dhamaan hawl galadayadu waxa u jeedadoodu

ku jeedaan si wacan uga faa’iidaysiga akhlaaqeed,oo ka

bilaabmaya kala saarida qashinkeena.Waxaad sidoo kale

ka qayb geli kartaa isku bedelka dhacdooyinka ee Wiiga

Carwada Ganacsiga,waxaad caawin kartaa kuwa kale adoo

ku qaadaya agabka dugsiga shandada dhabarka lagu qaato

ee loo dirayo caruurta Karelian.

Guriga Dabiiciga ee MERIHARJU waa goob ku taqasustay

dabiiciga iyo waxqabadyadda deegaanka, kuna yaala

bartamaha keynta sii dhamaaneysa ee Uutela una dhaw

badda. Guriga Dabiiciga wuxuu dhiiri gelinayaa sii

ahaanshaha qaab nololeedka iyo diyaarinta maalmaha

dabci dugsi ee dugsileeyda, sidoo kale dhacdooyin kale oo

kala duwan. Guriga Dabiiciga wuxuu leeyahay warside-

danabeed oo kula socodsiinaaya dhacdooyinka hadda socda

iyo noocyadda udub dhexaad-u ah deegaanka usbuuca wax

soo Kordhay. NUORISO.HEL.FI/LUONTOTALO

Page 7: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

FIILADDA PAULIG ee ku taal Meilahti waxay

marti gelisaa maktabada qalabaka kaam samaynta ee

Wempaimisto ee dadka da’ da yar,oo lacag la’aan lagaga heli

karo qofkastaaba markuu haysto Kaadhka ka tirsanaanta

xubinimada Waaxda Dhalinyarada.

Waxaad eegi kartaa iddaha,riyaha,lo’da,bakaylayaashadoof

aarada,iyo fardaha,ama waxaad ka qayb gelaysaa shaqada

beeriddaBeerta Xawayaanka Dab joogta ah ee FALLKULLA

taas oo siddoo kale ah goob caan ah oo lagu tamashleeyo.

NUORISO.HEL.FI/FALLKULLA

Page 8: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

GOOBAHA DHALINYARADA

Page 9: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

GOOBAHA DHALINYARADA

In ka badan 40 goobood ee dhalinyaro iyo goobaha kale ee ka waa wayn ee hawl galku Helsenki gudaheeda waxay bixiyaan fursada aad kula kulmaysa saaxiibadaa.Ood ku ciyaarto noocya badan oo ciyaara ah,ama waad iska soc socon kartaa.Goobaha dhalinyaradu waxay sidoo kale abaabulaan noocyo badan oo wax qabadyo ah,laga bilaabo wax karinta ilaa meel dheer fuulista.

Goobaha dhalin yaradu waxay ku siinayaan

fursada aad kula kulmayso dhalin yarada ka yimid,

dheh,Jarmalak,Ingiriiska, ama Isbayn,iyo siddii wax badan

looga ogaan lahaa noloshooda,Si taas la mida,adiga iyo

kooxdaadu waxay siin karaan dadka dhalinta yare e

ka yimid wadamada kale fursadaha ay ku soo

booqdaan Finland iyagoo soo maraya kaamka

caalamiga ah. Waydii xogta dheeraadka ah

goobtaada dhalinyarada!

Page 10: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

FANKAVärkkäämö waa sanco-gacmeed iyo fan muuqaal aqoon

is weydaarsi ee Waxqabadka Dhalinyarada HAPPI.

Värkkäämö, waxaad ka qeyb qaadan kartaa casharro

lagu hagaayo, kana shqeyn kartid mashaariicdaada

sanco-gacmeedyadda, sameyso bannaan shaqo ee aad

xor u tahay oo aad adeegsaneyso agab iyo qalabyo kala

duwan. Värkkäämö waa meel aad ugu wanaagsan ku

daabicidda dharka, sameynta Saabyo daabacaad, tolis

iyo midabeyn, tusaale.

Siiba weelka dhoobada laga sameeyo.Waxaad sidoo kale

ka abuuri kartaa fan gooba badan oo dhalinyarada ah.

Goobta NARRI waxay ku siinaysaa fursada aad

ku baranayso siraha ku saabsan masraxyada adoo

adeegsanaya habka loo sameeyo hadalka ka qoran ama

la jeedinayo iyadoon mid hore la soo xigan,ku cadaynta

hadalka weedho,cod,dhaqaaq,iyo dareen- had iyo jeer

ay hormood ka yihiin xirfad yaqaano,dabcan,haddii aad

dhamaanba xiiso u hayso jilitaanka,kaalay oo nagu soo

biir! Goobaha dhalinyarada qaarkood waxay bixiyaan

naadiyada daraamada..

Page 11: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

SAAMAYNTARuuti waa nidaam saameyn leh, loola jeedo, qaas ahaan,

da’yarta ku nool Helsinki. RUUTI xageedda, waxaan

sameyn kartaa kala duwanaan, tusaale, ku soo gudbin

qorsho ruuti.net qorsho qalabeed, maamulidda kooxda

muhiimka ah ama u codeynta doorasho ee kooxda

muhiimka ah ee Ruuti, habeynta koox waxqabadyo

ama ka qeyb qaadaneysa waxqabadyadda kooxyadda

jira, kana qeyb qaadaneysa doodaha Päättäjämiitti

dhexdeeda.

Dhacdada ugu muhiimsan ee saameynta muuqaalka

aqoon kororsi ee RUUTIEXPO, ka doodis, waxyaabaha

la sameynaayo lana baranaayo iyo casharradda,

saameynta. Kooxda muhiimka ah ee Ruuti waa koox la

doorto sannadkiiba oo ka kooban labaatan dhallinyarro

oo da’dooda u dhaxeysa 13 iyo 17. Kooxdan muhiimka

ah waxay u hawl galaayaan xiriir u dhaxeeya da’ yarta

iyo go’aan gaarista Helsinki, xaqiijinayaanna in codka

dhalinyarradda Helsinki la maqlo.

Wixii xog dheeraada ah,fadlan booqo bogga RUUTI.NET.

Page 12: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

HAWLGALADA JIDADKA Goobta tabarka jidadka eeTattarisuo waxay leedahay jidad loogu talago galay gawaadhidada yar yar ee baratanka iyo gawaadhida raadyowgu hago, iyo goobta loogu tababarto wadista mootooyinka,iyo jid debada u baxsan oo loogu talo galay baaskiilka. Tattarisuo iyo Pitäjänmäki hoolka gawaadhida,siiba Pukinmäki iyo Rastis hoolka mootooyinka,wuxuu bixiyaa qalabka iyo tilmaamaha samaynta gaadhigaaga.

MOBIILIMOTTIS waa geerashka mootooyinka safraya

dhamaan caasimada gobolka Helsenki, halkaas oo aad

ku samaysan karto mootadaada,la isku dhaafsado

tilmaamaha,oo aad kula kulmayso darawallada kale

ee mootooyinka.Jadwalada iyoo goobaha. Kabaadh

Mobiilimottis Facebooga.

Page 13: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

HAWLGALADA JIDADKA

Haddii aad u baahato wax aad qabato,dooro uun kuwa

aad aadka u jecshahay adoo ka dooranaya dhexda

boqol kaam,koorsooyin wax barasho,koorsooyin,iyo

qaabab kale oo ah wax qabadyada xagaaga. Ka waran

casharrada sawirka, xeeradda koxda muusikadda,

ama xerradda karting? Waad bilaabi kartaa raadinta

wxaqabadyada xagaayga sida ugu dhaqsiyaha badan ee

HARRASTUSHAKU.FI.

XAGAAGA

Beerta Dhaliyarada ee lagu nasto ee Pihlajamäki waa goob

ku haboon in lagu qaato maalin xagaa ah:waxay leedahay

Freestylepark,Playfield,Rock Arena,iyo goobta bunka lagu

cabo ee Pihlis Café,iyo siiba dhamaan qiyaas kasto oo

dhacdooyin iyo koorsooyin wax barasho ah.

NUORISO.HEL.FI/NUORISOPUISTO

Page 14: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

DHAMAADKA USBUUCAGooba badan oo dhalin yarada ahi way furanyihiin habeenada Jimcaha iyo Sabtida. Barnaamijyada iyo jawigaba waxaa abuura dhalinyarada laftooda,kuwaas oo ka dhigay habeenadaa qaar caan ah.Goobaha kafeega Xiliga-habeenkii,habeenka kooxaha,ciyaaraha dhiskooga,dhacdooyin,madadaalada karowka,iyo mowduucya kale oo habeen ayaa sidoo kale la abaabulaa wiiga dhamaadkiisa.

Kubadda koleyga,muusig,iyo saaxiibo.Kubadda

koleyga xiliga habeenkii ayaa la ciyaaraa

habeenada Jimcaha iyo sabtida.Waanu haynaa

kubaddaha iyo wax kastoo loo baahdo.inta lagu

jiro xagaaga,waxaanu ku ciyaarnaa xeebta

Hietsu,tusaale ahaan.Jadwalada iyo goobaha,ka

baadh YOKORIPALLO Facebooga.

Page 15: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

SAXAAFADDAKa qayb gal xafladaha LAN ama baro sidda wax loo tafatiro,sawiro,oo loo sameeyo boggaga internetka.Waxaanu bixinaa nooc kastoo suuragalada ah!

Goobta dhalinyarada ee HAPPI waa guri ujeedooyin

badan leh oo saxaafadeed. Waxaad ku ciyaari kartaa

ciyaaro,ku nashqadayn kartaa kuwa cusub,oo baran

kartaa qaabka ugu cusub ee ay uga horumarayaan

guriga ciyaaraha gaymka ee PELITALO NUORTEN AANI (Codka Dadka Dhalinta yar) wuxuu u

sameeyaa sheekooyin goobta saxaafada ee qaranka.

Goobta HATTUMEDIA,waxaad samayn kartaa

barnaamijyada raadyaha,waxaad qaadi kartaa sawiro,

oo aad qori kartaa sheekooyin,ama tebin kartaa

dhacdooyinka,kuwa toos ah ama kuwo la duubay.

HattuMedia xittaa waxay ku siineysaa inaad ka

qeyb qaadato soo tabinno isku jira, dhacdooyinka

tafaftiridda shaqaalaha, casharo kala duwan ee

isgaarsiinta, kaana dhigeysa inaad lahaado bandhig

rediyow. Inta aad halkaasi joogto, xittaa waxaad ku

tiirsanaan kartaa taqasusayaashaada isgaarsiin adigoo

ku helaaya ShahaadadaHattu.

Page 16: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee
Page 17: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

DHACDOOYINKADiyaariyayaasha dhacdooyinka dhaqan ee Waaxda Dhalinyaradda, labadaba mid weyn ama yar, lana shaqeynaaya dalinyarrada.

Dhacdooyinka Fasaxa Gu’ga ee dhalinyaradda REAKTORI waxay bixineysaa waxyaabo badanoo la qabto, sida ciyaaraha,

sanco-gacmeedyo iyo tartan ciyaareed. Xafladda Loistefestari

waxay ku siineysaa farxadda soo bandhigidda iyo ku guuleysiga

golaha maaweeladda, miyuusik, iyo ciyaaro sannooyinkii la soo

dhaafay. Dhacdada xirfadda bandhigga ee Taito waa tan ugu

hooseeysa ee ay ku tartamaan dugsiyadda Helsinki sannad

walba soona bandhigaan kaladuwanaa u dhaxeeya laga bilaabo

feerka iyo indho-sarcaad. Waad ka qeyb qaadan kartaa ugu

badnaan xirfad kasta ee aad rabto.

AANI JA VIMMA waa boqorka Fiiniishka eegaaya kooxaha,

kaasoo irridda u furay xidiggo oo ka mid ah dhalinyarro

miyuusikadda. JUNNUVIMMA waa fiiriyaha koox ee kuwa ugu

sareeya waddo-ku ciyaarayaasha ee caruurta u dhaxeysa

10 iyo 15. RUUTIEXPO, waa maalinta ugu saameyn badan

ee dhaliinyaradda, ku mariqaadeysa dhalinyarada si ay u

lahaadaan ku dayasho, barasho, fikirkoodana hadlaan, iyo inay

helaan baashaal. Macluumaad dheeraada ah, fadalan booqo

NUORISO.HEL.FI/TAPAHTUMAT

Page 18: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

TAAGEER, CAAWI IYO XOGTA

Page 19: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

Haddii ay noloshaada aysan ku soconin sidii aad qorsheysatay ama aad u baahto tallo mustaqbalka ah, Waaxda Dhalinyaradda waxay diyaar kula tahay inay ku caawiso.

Adeega internetka ah ee Pulmakulma, waxaad

waydiin kartaa wax kasta adoon is magacaabin, sidda

xidhiidhka,su’aalahana waxa ka jawaabaya kuwa kale.

WWW.NUORET.INFO

XARUNTA GABDHAHA waa goob u fasaxan wiilasha,

halka ay dhammaan gabdhaha iyo haweenka da’dooda

u dhaxeysa 10 iyo 28 waa lagu soo dhaweynaa inay

waqtigooda ku qaataan. Xittaa waxaan qabnaa waqti

qaadasho iyo is dhex gal kooxaha gabdhaha waxaana

bixinaa talooyin shaac ka qaadis ee galmadda

WWW.TYTTOJENTALO.FI

XARUNTA WIILASHA soo dhaweyneysaa dhammaan

wiilasha iyo raga u dhaxeeyay da’da10 iyo 28 si ay ugu

xaajoodaan arrimaha ay u maleeyaan inay muhiim u

tahay iyagoo ay wehliyaan dad waaweym oo lagu kalsoon

yahay. Xaruunta dhexdeeda, waxaad ka qeyb qaadan

kartaa waxqabadyo kooxeed oo kal duwan, xerooyin iyo

aqoon is weydaarsi, sidoo kale isticmaalidda adeegyadda

Macluumaad ee galmadda. WWW.POIKIENTALO.FI

ASEMANSEUTU waxay bixineysaa taageero iyo

waxyaabaha la qabanaayo qaas ahaan dhaqannadda kala

duwan ee dhallinyaradda. Macallimiinta dhallinyaradda ee

Waaxda Dhalinyaradda waxay ka shaqeeyaan magaaladda

bartamaheeda, ee xarunta suuq weynaha Kamppi iyo

guriga Walkers. Waxay diyaar u yihiin inay caawiyaan

dhallinyaradda si ay u helaan adeegyo muhiim ah iyo waqti

dhameys, tusaale ahaan, Asemanseutu waxay la shaqeysaa

xiriirna la leedahay Aseman Lapset ry.

Page 20: HELSINKI- DAYDAWAA MAXAY WAAXDA DHALINYARADU? Ugu dhawaan 60 goobood oo dhalinyarada ah iyo adeegyada, daraasiin waxqabadyo xiliga firaaqadda, dabaaldegyo, wax qabadyada fasaxa ee

.fiBoqolaal wax qabadyada wakhtiga

firaaqada, sanadkoo dhan.

Helsinki dayda (Mun Stadi) waxaad ka helaysaa Facebooga.Nasii like si aad ula socota waxa

ka socda Helsenki!

HELSINKI-DAYDA