ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo...

22
Ilmo dameer ah Ilmo dameer ah Lindiwe Matshikiza Meghan Judge Anwar Mohamed Dirie somali nivå 3 (uten bilder)

Upload: others

Post on 28-Sep-2020

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Ilmo dameer ahIlmo dameer ah

Lindiwe Matshikiza Meghan Judge Anwar Mohamed Dirie somali nivå 3

(uten bilder)

Page 2: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneynoo masaafo ka muuqdo.

2

Page 3: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ayaragtay in ay tahay haweeney xaamilo culus ah.

3

Page 4: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Xishood laakiin geesi nimo, gabadhii waxa ay kusii dhowaatay haweeneydii. “Waa in ay nalajoogtaa,” ayay gabadha dadkeedii go’aansadeen.“Iyada iyo ilmaheedaba waa aannu nabadgelinaynaa.”

4

Page 5: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Ilmaha ayaa soo dhakhso ba wadada soo galay.“Riix!” “Bustayaal la kaalaya!” “Biyo!”“Riiiixxxxxx!!!”

5

Page 6: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Laakiin markii ay ilmihii arkeen, qof walba gadaalayuu argagax ugu booday. “Dameer?!”

6

Page 7: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Qof waliba muran ayuu bilaabay. “Waxa aynnuballan qaadnay in aan ilmaha iyo hooyadabanabad gelyo siinno, waana in aan sidaas yeelnaa,”qaar baa sidaa yiri. “Laakiin waxa ay noo horseedidoonaan nasiib darro!” qaar kale ayaa sidaa iyanayiri.

7

Page 8: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Sidaa darteed haweeneydii way cidlowday markale. Waxa ay ka la yaabaneyd wixii ay ku sameynlahayd ilmahan qaabka daran. Waxa kale oo ay kala yaabaneyd wixii ay iyaduna isku sameynlahayd.

8

Page 9: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Aakhirkii waxa ay isku qancisay in ay aqbasho inuu ilmaheedii yahay, iyaduna ay hooyadiis tahay.

9

Page 10: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,baryaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen sika duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaawuu koray oo koray ilaa uu la ekaan waayaydhabarkii hooyadii. Si kasta oo uu isku deyay na,waa uu u dhaqmi waayey sidii dadkii oo kale.Hooyadii aad bay u daashay oo waa ay iskubuuqday. Marmar waxa ay isku dayday in uu sidaxayawaanka u shaqeeyo.

10

Page 11: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Jahawareer iyo carro ayaa iskugu darsantaydameerkii. Sidan ma yeeli karo sidaana ma yeelikaro. Sidan ma noqon karo sidaana ma noqonkaro. Mar uu aad u xanaaqay, ayaa uu maalinhooyadii laad ku kiciyey oo dhulka ku tuuray.

11

Page 12: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Dameerkii ceeb ayuu dareemay. Waxa aanubilaabay in uu aad u ordo oo uu u cararo meelfog.

12

Page 13: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Waqtigii uu joojiyay orodkii, habeen bay ahayd,Dameerkiina waa uu lumay. “Haa’i Aaa?” ayuumugdigi uga dhex gunuunacay. “Haa’i Aaa?”ayuu mugdiga ka daba dhahay. Waaxuu ahaa midcidloobay. Intuu isku duuduubay sidii kubadadag, ayuu la dhacay hurdo dheer oo dhiban.

13

Page 14: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Dameerkii waxa uu toosay isaga oo oday la yaableh hoos usoo eeegayo. Indhihi odayga ayuueegay waxuu na billaabay inyar oo rajo ah in uudareemo.

14

Page 15: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Dameerkii waxa uu raacay si uu ula joogo odagii,kaas oo baray qaabab kala duwan oo ah sida loonoolaado. Dameerkii waxa uu noqday mid waxdhageystay oo na wax bartay, sidoo kale ayuusameeyay odaygana. Waa ay is caawiyeen, waaayna wada qosleen si wada jir ah.

15

Page 16: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Subax subaxyada ka mid ah, ayaa uu odagiiweyddiistay Dameerkii in uu u qaado buurdhaladeed.

16

Page 17: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Meeel kore oo daruuraha ka mid ah ayey hurdokula dul dhaceen. Dameerkii waxa uu ku riyoodayhooyadiis oo xanuunsanaysa oo isaga u yeeraysa.Markii uu toosay na…

17

Page 18: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

… daruurihii ayaa la libdhay asaga iyo saaxiibkiisba, odayga duqa ahaa.

18

Page 19: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Ugu dambeyntii dameerkii waa uu ogaaday waxain la sameeyo ah.

19

Page 20: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Dameerkii waxa uu helay hooyadii, oo cidlootayuna barooranaysa ilmaheedii lumay. Muddodheer ayay is eegteen midba midka kale.Dabadeedna ihabisi siiyeen waliba si adag.

20

Page 21: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Ilmihi dameerka ahaa iyo hooyadii waa ay wadakoreen waxa ayna heleen qaabab badan oo ay kuwada noolaan karaan midba midka kaledhiniciisa. Tartiib tartiib, dhinacyadooda oo dhan,qoysas ayaa bilaabay in ay soo dagaan.

21

Page 22: Ilmo dameer ah - imageless · (uten bilder) Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan la garaneyn oo masaafo ka muuqdo. 2. Markii uu muuqaalki soo dhowaaday, waxa ay aragtay in ay tahay

Barnebøker for NorgeBarnebøker for Norgebarneboker.no

Ilmo dameer ahIlmo dameer ahSkrevet av: Lindiwe Matshikiza

Illustret av: Meghan JudgeOversatt av: Anwar Mohamed Dirie

Denne fortellingen kommer fra African Storybook (africanstorybook.org) og ervidereformidlet av Barnebøker for Norge (barneboker.no), som tilbyr barnebøkerpå mange språk som snakkes i Norge.

Dette verket er lisensiert under en Creative Commons Navngivelse 4.0 Internasjonal Lisens.