iyo dalabka cunada iskuulka ee lacag … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada...

16
1 Dhammaan Reeraha waa in ay ogaadaan xaq uyeelahada wadaninimo. ReerahaCarruurta leh kawaasoo loodiiday faa'idoyinka waa in lasiiyo qoraal ogeysiin diidis ah. Ogeysiinta waa in ay kulatalisaa Reeraha sababta ah diidmada Faa'idoyinka, xaqa codsiga, tilmaamaan sida loo codsanayo, iyo qoraalkaaso laga yaabo Reerka inuu ku codsado bilaash iyo in qiima dhimista cuntada faa'idoyin xili kasta xiliga sanadka dugsiyeedka. Reeraha carruurta leh kuwaasoo loo ogolaaday bilaash ama in lagadhimay qiimaha faa’idooyinka laga yaabo in la'ogeysiiyay Qoraal ahaan ama af hadal. Free and Reduced Price School Meals Application Instructions for School Districts Page 1 of 2 July 2011 - Somali IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG LA’AANTA AH IYO TAN QIIMAHEEDA LA DHIMAY EE FOOMAMKA XAQIIJINTA SANAD DUGSIYEED _____-_____ TILMAAHAN DUGSIYADA DEGMOOYINKA Kartoonkan wuxuu wataa qoraalka koowaad: Waxaa loo bahan yahay Macluumaad taasoo waajib ah in lasiiyay Reerka: hal nus dhirirka sidaad u awoodid kadib aad dhirirka waa waqtiga kaliya way sameyn doonta waxa lagu dhawaaqay in waaxda adeega socdaalka ay jasiirada badda iyo magaalka soo booqday nin Muhudin Waxaad heysataa xiligii uu ahaa cidlo waxa ay naagta ku fariistay dhulka iyo circa halka ay iska galaan korkiisa iyo wuxuuna u orday si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo Warqad kusocoto Reerka Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag la’aanta iyo qiimahooda la dhimay Ogeysiin kusocoto Reerahala ogolaladay/Loo diiday faa’idooyinka (Ogeysiin ayaa laga rabaa haddii Reerka ladiido) Macluumaadka loo baahan yahay ee Reeraha laxushay ee Xaqiijin xaq uyeelasho waxyaabaha Macluumaadka: Ogeysiinta kuwa laxushay ee Xaqiijin xaq uyeelasho Warqad Natiijada xaqiijinta Ikhtiyaar ulahaansho Codsi-qaraabo sheyo laga yaaba in Lasiiyay Reerka: Macluumaadka lala qeybsanayo Medicaid/SCHIP Macluumaadka lala qeybsanayo Barnaamijyada kale Ogeysiin kusocoto Reeraha la ogolaaday/Ladiiday faa’iidooyin (Ogeysiinku waa mid ikhtiyaari ah haddii Reerka la ogolaaday Ogeysiis jiheyn Shahaado Bogaga waxa loogu talagalay in lagu daabaco 8½” dhinaca 11 warqad. Waqadaha qaarkood lagayaabo in loo daabaco horey iyo gadaal. Waxaad ubaahan doontaa in aad cadeyso faa’iidooyinkaas ee laguugu siiyay iskuulka, sida iskuulka kadib cuno fudud.

Upload: leminh

Post on 03-May-2018

272 views

Category:

Documents


5 download

TRANSCRIPT

Page 1: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

1Dhammaan Reeraha waa in ay ogaadaan xaq uyeelahada wadaninimo. ReerahaCarruurta leh kawaasoo loodiiday faa'idoyinka waa in lasiiyo qoraal ogeysiin diidis ah. Ogeysiinta waa in ay kulatalisaa Reeraha sababta ah diidmada Faa'idoyinka, xaqa codsiga, tilmaamaan sida loo codsanayo, iyo qoraalkaaso laga yaabo Reerka inuu ku codsado bilaash iyo in qiima dhimista cuntada faa'idoyin xili kasta xiliga sanadka dugsiyeedka. Reeraha carruurta leh kuwaasoo loo ogolaaday bilaash ama in lagadhimay qiimaha faa’idooyinka laga yaabo in la'ogeysiiyay Qoraal ahaan ama af hadal. Free and Reduced Price School Meals Application Instructions for School Districts Page 1 of 2 July 2011 - Somali

IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG LA’AANTA AH IYO TAN QIIMAHEEDA LA DHIMAY EE FOOMAMKA XAQIIJINTA SANAD DUGSIYEED _____-_____ TILMAAHAN DUGSIYADA DEGMOOYINKA

Kartoonkan wuxuu wataa qoraalka koowaad: Waxaa loo bahan yahay Macluumaad taasoo waajib ah in lasiiyay Reerka: hal nus dhirirka sidaad u awoodid kadib aad dhirirka waa waqtiga kaliya way sameyn doonta waxa lagu dhawaaqay in waaxda adeega socdaalka ay jasiirada badda iyo magaalka soo booqday nin Muhudin Waxaad heysataa xiligii uu ahaa cidlo waxa ay naagta ku fariistay dhulka iyo circa halka ay iska galaan korkiisa iyo wuxuuna u orday si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo

• Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag la’aanta iyo qiimahooda la dhimay • Ogeysiin kusocoto Reerahala ogolaladay/Loo diiday faa’idooyinka (Ogeysiin ayaa laga rabaa haddii Reerka ladiido) Macluumaadka loo baahan yahay ee Reeraha laxushay ee Xaqiijin xaq uyeelasho waxyaabaha Macluumaadka:

• Ogeysiinta kuwa laxushay ee Xaqiijin xaq uyeelasho • Warqad Natiijada xaqiijinta Ikhtiyaar ulahaansho Codsi-qaraabo sheyo laga yaaba in Lasiiyay Reerka: • Macluumaadka lala qeybsanayo Medicaid/SCHIP • Macluumaadka lala qeybsanayo Barnaamijyada kale • Ogeysiin kusocoto Reeraha la ogolaaday/Ladiiday faa’iidooyin (Ogeysiinku waa mid ikhtiyaari ah haddii Reerka la ogolaaday • Ogeysiis jiheyn Shahaado Bogaga waxa loogu talagalay in lagu daabaco 8½” dhinaca 11 warqad. Waqadaha qaarkood lagayaabo in loo daabaco horey iyo gadaal. Waxaad ubaahan doontaa in aad cadeyso faa’iidooyinkaas ee laguugu siiyay iskuulka, sida iskuulka kadib cuno fudud.

Page 2: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Instructions for School Districts Page 2 of 2 July 2011 - Somali

[bold, bracketed fields] Tilmaan meesha aad uga baahan tahay inaad iskuul ka gasho qeex iskuul degmo macluumaad Tusaale, waa inaad kudartaa lambarka teleefanada degmadaada ee bilaashka ah si kaalmadaasi loo xaqiijiyo ee walxaha la xaqiijinayo. Haddii sheeyadaan labadalin lagu daro cadeyntaada magac oo dheeraadka Barnaamijka Kaalmada Nafaqo Kaabida (SNAP), Waqti hore barnaamijka timbaraha cuntada, caawiye kumeelgaar ah Qoysaska Saboolka ah (TANF), Barnaamijka Ceymiska Caafimaadka Carruurta ee Dawlada , (SCHIP), haddii ay ku haboon tahay in lagu daro barnaamij raashin qeybin ee Boos-celinta Hindiyaanka (FDPIR), waxay aheyn inaad geliso Macluumaadkan sida ku haboon.. Codsigaan Koowad ee Baakideysan waxa kujira Macluumaad kusaabsan kasaarista guryaha ogolashaha oo kuwa kujira guryaha milatariga Shacabeyn kubiirid Haddii tan aysan aheyn mid laxirirta iskuulkaga degmo, fadlan wax kabadal sida kuhaboon wakiilkaga dawladeed lagayaabo in lagaga baahdo in aad u dhiibtid baakedkaga codsiyeed oo ogolaansho.Haddii aad su'aalo qabtiid Laxiriir: [State agency address]

Page 3: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Letter to Households Page 1 of 2 July 2011 - Somali

[INSERT SCHOOL DISTRICT LETTERHEAD] Waalidka/ilaaliye Qaali ah Carruurta waxay ubaahan yihin cunto caafimaad leh inay bartaan. [Name of School] Magaca Iskuulka] oo siiyo cunto caafimaad leh maalin walba.Quracda Qiimaheed [$] Qadada Qiimahed [$].Carruurtaada lagayaabo inay uqalman cunto bilaash ah am qiimaha dhimis cunto.Qiimaha lagadhimay waa [$] Quraacda iyo [$] Qadada. 1. MIYAAN UBAAHANAHAY INAAN CUNUG WALBA DALABU BUUXIYO? Maya. dhameystir codsiga lagu codsanayo bilaash ama dhimista cunto. Isticmaal hal codsiga Cuntada Iskuulka oo bilaash ah Ladhimay Qiimaha oo ardayda oo dhan Reerkaga kujira. Ma ogolaan karno Dalabkaasoo dhameystirneen, marka hubi inaad buuxiso Dhammaan Macluumaadka lagaa rabo ku celi Codsigoo buuxa: [name,

address, phone number]. 2. YAA HELI KARA CUNTO BILAASH AH? Dhammaan Carruurta Reerahakujira oo helayan faa’iidooyin ka'imanayo [State SNAP], [the Food Distribution Program on Indian Reservations] ama [State TANF] carruurtaada way heli karaan cunto bilaash ah ayadoon latixraaceyn lacagta daqligaaga dawlad, Sidoo kale, carruurtaada way heli karaan cunto bilaash ah Haddii Reerkaga lacag soo gelitaankisa uu xunyahay waa mid ku eg xadadka bilaashka ah dawlad Dqliga xaq uyeelashada xeer degan Dawlada. 3. CARRUURTA LA KORIYO MAHELI KARAAN CUNTO BILAASH AH? Haa. Carruurta la koriyo oo sharciga hoostagayo mas'uuliyada Carruur la koriyo wakiil xanaaneyn ama maxkamad, aa xaq uleh cunto bilaash ah. Carruurta lakoriyo kastaba oo katirsan Reerka xaq ayuu uleeyahay cunto bilaash ah ayadoon latixgalineynin daqliga? 4. GURI LAABE, SOO ORDAY, IYO CARRUURTA SOOGOLOTIGA AH CUNTO BILAASH AH MAHELI KARAAN? Haa. carruurtaaso lakulmay qeexid guri la'aan, soo orday, ama soogoloti way u qalmaan cunto bilaash ah Haddii aan laguu sheegin in carruurtaada ay helyso cunto bilaash ah Fadlan wac ama E-mail u dir [school, homeless liaison or migrant coordinator information ] arag Haddii ay uqalmaan. 5. KEE BAA HELI KARO QIIMO DHIMIS CUNTO? Carruurtaada waxay heli kartaa cunto qiimo jaban Haddii Reerkaga daqligooda ay kuxirintahay qiimo dhimista ku eg dawlada xaq ulahaansho daqliga jadwalka, uu natusay Cadsigaan. 6. MABUUXIYAA DALABHADDII AAN HELO WARQAD SANADKAAN ISKUULKAAN DHAHEYSO CARRUURTEYDA WAA LOO AQBALAY CUNTO BILAASH AH? Fadlan Aqri warqada aad heshay si dagan iyo raac tilmaamaha. Ka wac iskuulka[phone number] Haddii aad su’aalo qabtid. 7. CUNUGEYGA CODSIGIISA WAXA LA AQBALAY SANADKII LASOO DHAAFAY. MIYAAN UBAAHANAY INAAN BUUXIYO MID KALE? Haa.Canugaaga codsigiisa waxa kaliya u fiicanyahay sanadka iskuulkaas iyo maalmaha ugu horeeyo sanadkan iskuulka Waa inaad soo dirtaa Dalabcusub ilaa aanan iskuulka kuusheegin in canugaaga xaq ayuu uleyahay sanadka cusub ee iskuulka. 8. WAXAN HELAA WIC. CARRUURTEYDA MAHELAAN CUNTA BILAASH AH? Carruurta Reerahakasoo qeyb galayo WIC lagayaabo inay xaq ulahaadaan bilaash ama laga qiimaha dhimis cunto.Fadlan buuxi codsiga.

Page 4: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Letter to Households Page 2 of 2 July 2011 - Somali

9. MACLUUMAADKA AAN SIIYAY MIYAA LAFIIRIN DOONAA? Haa iyo waxa kaloo lagayabaa inaan ku weydiino inaad soo dirtiid cadeyn. 10. HADDII AANAAN UQALMIN HADDA, MALAGA YAABAA INAAN HADHOW CODSADO? Haa, lagayaabo inaad codsan karto waqti kasta xiliga sanadka iskuulka, Tusaale, carruurta waalidka ama Ilaaliye leh kawaaso shaqo la'aan noqday waa laga yaabaa inay xaq ulahaadaan bilaash iyo in laga dhimo qiimaha cuntada Haddii Reerka daqligooda ay hoos uga dhacdo daqligii xadidnaa. 11. KAWARAN HADDII AAN DIIDO GO’AANKA ISKUULKA CODSIGEYGA KUSAABSAN? waxay aheyd inaad lahadashid masuuliyiinta iskuulka, Sidoo kale lagayaabo inaad weydiisato maqal adigoo wacayo ama uqorayo ku : [name, address, phone number, e-mail]. [ 12. MALAGA YAABAA INAAN CODSADO HADDII QOF KATIRSAN QOYSKEYGA AANAN AHEYN WADANI AMERIKAN? Haa adiga ama carruurtada ma aha inaad ahaatan WADANI MAREYKAN. si aad xaq ugu yeelatid bilaash ama qiimo dhimis cunto. 13. KEE AYAAN KUDARI KARAA SIDA DADKA KATIRSAN QOYSKEYGA? Waa in aad kudartaa Dhammaan dadka kunool qoyskiina, qaraabo ah ama ma’aHA (sida awooweyaAl iyo ayeeyoyal, qaraabo kale, ama saaxibo) kuwasoo kula qeybsada daqligaaga ama isticmalka. waa inaad ku dartaa shaqsiyadada iyo carruurta kula nool oo dhan. Haddii aad lanooshahay dad kale kuwaasoo dhaqaale ahaan xor ah (Tusaale, dadka aadan taagerin, kuwa aan kula qeybsanin daqligaaga ama carruurtaadaba, iyo kan kula bixiyo adeegaaga la isticmaal), haku darin ayaga. 14. KAWARAN HADDII DAQLIGAAGA UU MAR WALBA ISKU MID YAHAY? Liiska kuqor tirada caadi ahaan kusoo gasho.Tusaale, Haddii caadi ahaan aad sameysiid $1000 bil kasta, laakin shaqoyin aad seegtay bishii lasoo dhaafay iyo waxad kaliya oo aad heshay $900, kudhig hoos inaad sameysiid $1000, bishii. Haddii caadi aad uheshiid waqti dheerad shaqo, ku dar, laakin hakudarin Haddii aad shaqeysiid waqti dheerad ah mar mar.Haddii ay shaqo kaalunto ama saacada haada ama mishaarkaaga ladhimay, isticmaal daqligaaga ee hadda. 15. WAXAAN KUJIRNAA MILITARIGA MAKUDARNAA LACAGA GURYEEDKA SIDA LACAGTA DAQLIGA? Haddii lagaa bixiyo lacagta guriga, ma in lagu daraa sida daqliga. Sikastaba, Haddii gurigaada uu kamid yahay qeybta guryaha milatariga Shacabeyn kubiirid, haku darin lacag guriyeedkaga sida lacagta daqliga. 16. LAMAANAHEYGA WAA CIIDAMADA KUBIIRSAN GOOBTA DAGAALKA, DAGAAL LACAGEEDKA SIDA LACAGTA DAQLIGA AHAAN MIYUU UXISABSANYAHAY? Maya. Haddii dagaal lacageed ay soo gaarto kudarka lacag bixinteeda sababtoo ah dajinteda iyo masoo gaarin inta aysan kubiirin ciidamo, dagaal lacag bixin dagaal ma looxisabin sida lacagta daqliga, Laxiriir iskuulkaga wixii Macluumaad dheeraad ah. 17. QOYSKEYGA WUXUU UBAAHANYAHAY CAAWIN DHEERAAD AH. MAJIRAAN BARNAAMIJYO KALE OO LAGA YAABO INAAN CODSANO? Ogaashaha Sida loo codsado [State SNAP] ama caawiye kale faa’idoyin, laxiriir xafiiska caawimaada gudaha ama wac [State hotline number]. Haddii aad qabtid su’aalo kale ama caawin aad ubaahantahay, wac [phone number].

Si necesita ayuda, por favor llame al teléfono: [phone number].

Si vous voudriez d’aide, contactez nous au numero: [phone number] Daacadnimo, [Signature]

Page 5: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Instructions for Applying Page 1 of 2 July 2011 - Somali

TILMAAMAHA DALABAADKA XUBIN KA MID AH REERKA WAA CUNUG KASTA AMA QOFKASTA OO WEYN OO ADIGA KULA NOOL.

HADDII REERKAGA UU HELO FAA'IDOYIN KASOCOTO [State SNAP], AMA [State TANF] [OR THE FOOD DISTRIBUTION PROGRAM ON INDIAN RESERVATIONS (FDPIR)], RAAC TILMAANTA: Qeybta 1: Liiska kuqor Dhammaan dadka katirsan Reerkaga iyomagaca iskuulka oo cunug walba. Qeybta 2: Liiska kuqor kees nambarka qof walba oo qoys katirsan oo ay kujiraan dadka weyn helayaan [State SNAP] ama [State TANF] ama [FDPIR] faa’idooyin. Qeybta 3: Qeybtaan ka gudub. Qeybta 4: Qeybtaan ka gudub. Qeybta 5: Saxiix warqada. afarta nambar ee ugu danbeyso lambarka Amniga Bulashada ma'ahan muhiim. Qeybta 6: Ka jawaab suaashaan Haddii aad dooratid. HADDII QOF KATIRSAN REERKAGA ANAN HELIN [STATE SNAP], AMA [STATE TANF] FAIDOYIN IYO HADDII CANUG KATIRSAN REERKAGA UU YAHAY GURI LA'AN, SOOGOLOTI AMA SOO ORDAY, RAAC TILMAAMAHAN:

Qeybta 1: Liiska kuqor Reerahaoo dhan dad ka katirsan iyo magaca iskuulka oo canug walba. Qeybta 2: Qeybtaan ka gudub. Qeybta 3: Haddii canug kasta oo aad u codsaneysid uu yahay guri la'aan, soogoloti, ama uu soo orday fiiri sanduuq kuhaboon iyo wac [your school, homeless liaison, migrant coordinator]. Qeybta 4: Dhameystir kaliya Haddii canug Reerkaga kujira aan xaq ulaheyn qeybta hoos sadexaad Arag tilmaamaadka Reerahakale oo dhan. Qeybta 5: Saxiix warqada Afarta nambar ee ugu danbeyso oo Bulshada nabadgalyada nambar ma ahaan muhiim Haddii aadan u baahanin ku buuxi qeybta 4: Qeybta 6: Kajawaab su’aashaan Haddii aad dooratid. HADDII AAD U CODSANEYSID CARRUURTA LAKORIYO, RAAC TILMAAMAHAN: Haddii dhammaan carruurta reerkaga kujiro ay yihiin carruur lakoriyo: Qeybta 1: Liiska kuqor Dhammaan carruurta lakoriyo iyo magaca iskuulka oo canug walba.Fiiri sanduuqka tilmaamayo canuga waa canug lakoriyo Qeybta 2: Qeybtaan ka gudubi. Qeybta 3: Qeybtaan ka gudub. Qeybta 4: Qeybtaan ka gudub. Qeybta 5: Saxiix warqada Afarta nambar ee ugu danbeyso ee Amniga Bulshada ma ahan muhiim. Qeybta 6: Kajawaab su'aashan haddii aad dooratid.

Haddii qaar kamid ah Carruurta Reerkaga ay yihiin carruur lakoriyo: Qeybta 1: Liiska koqor Dhammaan Reerkaga daka katirsan iyo magaca iskuulka oo canug walba. Qofka kasta, kujiraan carruur, aanan laheyn lacagta daqliga waa inaad fiirisaa “No Income” sanduuq. Fiiri sanduuqka Haddii cunuga uu yahay mid lakoriyo. Qeybta 2: Haddii Reerka aanu laheyn kees nambar, ka gudub qeybtaan. Qeybta 3: Haddii canug kasta oo aad u codsaneysid uu yahay guri la'an, soogoloti, ama uu soo orday fiiri sanduuq ku haboon iyo wac [your school, homeless liaison, migrant coordinator Haddii kale, ka gudub qeybtan. Qeybta 4: Raac tilmaamaadkan si aad usu xadirisid qoys isugeynta lacag soogeleed kabilaw bishaan ama bishii hore.

• Sanduuq 1-Magac: Liiska kuqor Dhammaan in ta katirsan Reerkaga iyo lacag soogeleed. • Sanduuq 2- Jumlada lacag soogeleed iyo sida badan ay kuusoo gashay: oo qof walba oo Reerka katirsan, Waa inaad

noosheegtaa lacagta daqligaka nooc kasta oo kusoo gashay bisha Waa inaad noo sheegtaa sida badan aad wax u heshhid---sitimaanle, sitimaan kale, bishii labo mar ama bil kasta.waxaad heleyso hubi inaad Liiska ku qortiid jumlada

Page 6: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Instructions for Applying Page 2 of 2 July 2011 - Somali

lacagta daqligaka, ma ahan mida aad guriga kuheshiid. Jumlada soo lacagta daqligaka waa tirada kusoo gasho kahor cashuur iyo jaritaane kale. Waxad suura gal kuunoqon inaad ogaatid rasiidkaga ama badroonigada ayaa kuusheegi karo lacagta daqligaka kale, Liiska kuqor tirada qof kastaba intuu helo bishii kahelo macaawino lacageed, taakuleynta carruur, lacagta looqoro garoobaha, lacagaha loo qora dadka shaqada kafaristay milatariga dhawacmay naagaha nimankood dhinten lacagaha lasiiyo bulshada nabad galyada lacagaha kaasoo galo (SSI), qofka cidan ah ee dagaalo kaqeyb galay hadana kafariistay ama duqooyda faa’idoyinkoda (VA faa’idoyin), iyo faidoyinka curyaaminta hoos dhammaan lacagta daqliga Liiska kuqor shaqaalaha xaqooda, baagamuundaha ama mudaaharad faa’idooyin, deeqda joogtada ah. ka bilaaw dadka aan kunooleen Reerkaga, iyo lacagta daqliga kale.Ha kudarin lacagta daqligaka kaa sogala SNAP, FDPIR, WIC, Fa idoyinka wax barashada dawlada iyo Lacag bixinta aad heshay oo dhinaca Reerka lagu helay oo ka imaday mesha wakilka.Qofka KALIYA oo asaga shaqeysto, hoos waxaad shaqada kaaso galo soo xaadiri soogalitanka lacageed qarashkad isticmaasho kadib Kani waa ganacsigada dhuled, ama hantida kiraysan ah. Haddii aad kujirtiid milatariga shacabeyn guryeed kubiirid ama hel lacag dagaalka labixiyo, haku darin lacagahaas sida lacagta daqliga.

Qeybta 5: dadka waaweyn oo Reerkaga katirsan waa in ay saxiixaan warqada iyo Liiska kuqor afarta nambar ee ugadambeyso ee Bulshada nabadgalyada bulshada nambar (ama calamey sanduuqka Haddii ayada/asaga aysan heysan hal Qeybta 6: Kajawab su'ashan, Haddii aad dooratid. DHAMMAAN REERAHAKALE, OO AY KUJIRAN REERAHAWIC, RAAC TILMAMEEDKAN. Qeybta 1: Liiska kuqor Dhammaan dadka katirsan Reerka iyo magaca iskuulka oo canug walba. Qof walba, oo ay kujiraan carruur, oo aan wax ba soo galin, waa inaad fiirisaa “No Income” sanduuq. Qeybta 2: Haddii Reerka aanan laheyn kees nambar, ka gudub qeybtan. Qeybta 3: Haddii canuga aad u codsaneysiid uyahay guri la'aan, soogoloti ama soo orday fiiri sanduuqka kuhaboon iyo wac [your school, homeless liaison, migrant coordinator]. Haddii kale ka gudub qeybtan. Qeybta 4: Raac tilmaamaadkan soo xaadiri usku darka Reerka lacag sogaleedka bishaan kabilaw ama bishii lasoo dhaafay.

• Sanduuq 1–Magac: Liiska kuqor Dhammaan Reerahakatirsan iyo lacag soo galkoda • Sanduuq 2 –lacag soo geleedka jumlo iyo sida badan ay kusogasho: Qoys walba dadka katirsan, Liiska kuqor nooc

walboo lacagta daqliga ah bishii. Waa inaad noo sheegtaa sidad badan ee lacagta uheshhid--- sitimanle, sitiman kale walba, bishii labo mar ama bil'le. waxaad heleyso hubi inaad Liiska ku qortid jumlada lacagta daqliga, ma ahan mida aad guriga-kuheshiid Jumlada lacagta daqliga waa tirada kuso gasho Kahor cashuur iyo jaritaan kale. Waxad suura gal kuunoqon doonto inaad ogaatid rasiidkaga ama badroonigada ayaa kuusheegi karolacagta daqliga kale, Liiska kuqor tirada qof kastaba uhelay bisha oo macaawino lacageed, taakuleynta carruur, lacagta looqoro garoobaha, lacagaha loo qora dadka shaqada kafaristay milatariga dhawacmay nagaha nimankoot dhinten, lacagaha lasiiyo bulshada nabad galyada lacagaha kasoo galo (SSI), qofka cidan ah ee dagaalo kaqeyb galay iyo fai'idoyinka(VA Faidoyinka curyaanta Hoos Dhammaan lacagta daqligakaga, Liiska kuqor shaqalaha xaqooda, shaqa la'anta ama mudaharadka faa’idoyinka, deeqda joogtada ka imanayo dadka aan kunooleen Reerkaga, ama lacagta daqliga kale. Haku darin lacag soo galedka kaaso gasho SNAP, FDPIR, WIC, wax barashada dawlada faa’idoyinka iyo canuga lakoriye musharkisa oo Reerka soo gaaray kasoogaray wakiilka meesha. Qofka KALIYA oo asaga shaqeysto, hoos waxaad shaqada kaaso galo soo xaadiri lacagta daqligakaga qarashkad isticmaasho kadib Tani waa ganacsigada, Dulka ama hantida kireysan.Haku darin lacagta daqligaka kaasogalo SNAP, FDPIR, WIC ama Faa’idoyin waxbarshada dawlada. Haddii aad kujirtiid milatariga shacabeyn guryeed kubiir ama hel lacag dagaalka, haku darin lacagahaas sida lacagta daqliga.

Qeybta 5: Dadka waaweyn ee reerka waa in ay saxiixaan warqada iyo Liiska qoralka afarta nambar ee ugadambeyso ee bulshadoda nabad galyada nambar (ama calamey sanduuqka Haddii ayada/asaga heysan hal. Qeybta 6: Kajawab su'aashan Haddii ad dooratid.

Page 7: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Application Page 1 of 3 July 2011 - Somali

DALABKA QOYSKA EE CUNTADA ISKUULKA OO BILAASH AH AMA QIIMO DHIMIS LAGU SAMEEYEY QEYBTA 1 DHAMMAAN REERKA DADKA KATIRSAN

Magacyada dhammaan dadka katirsan reerka Hore, Dhexe Bilow, Ugu-dambeeya

Magaca iskuulka oo canug walba/ ama tilmaan "NA" Haddii canuga iskuul uu kujirin

Fiiri Haddii canuga lakoriyo ( sharci mas'uul daryeel wakiil ama maxkamad)

* Haddii Dhammaan carruurta halkaan ku qoran ay yihiin carruur lakoriyo, ugudub qeybta 5 warqada saxiix

Fiiri Haddii ay jirin lacagta daqliga

Qeybta 2. FAA’IDOOYINKA HADDII DAD KATIRSAN REERKAGA AY HELAAN , AMA , CAWIYE LACAG CADAAN AH SII MAGACA IYO KEES NAMBARKA OO QOFKA FAA’IDOYINKAN HELO IYO UGUDUB QEYBTA 5. HADDII QOFNA AAN HELEYNIN FAA’IDOYINKAN, UGUDUB QEYBTA 3. MAGAC:____________________________________________________________________ LAMBARKA KIISKA: ________________________________________________________ QEYBTA 3. HADDII CANUGA AAD U CODSANEYSIID UU YAHAY , MUHAAJIRKA, AMA SOO ORDAY FIIRI SANDUUQKA KUHABOON IYO WAC GURILAAWE SOOGOLOTI SOO ORDAY QEYBTA 4. ISKUJIRKA GUUD LACAGTA DAQLIGA REERKA. Waa inaad noo sheegtaa meeqa iyo sida badan

2. ISKUJIRKA GUUD LACAGTA DAQLIGA SIDA INTA BADAN LOOP HELO 1. MAGACA Kutax dadka katirsan Reerka oo kaliya iyo lacagta daqliga Helayo intaan wax laga

jarin

Ceerta, Daryeel carruur Daryeel garoob

Shaqada ka fadhiistay, Howlgab, faa’idooyinka

Amniga Bulshada, SSI, VA

Dhammaan daqliga kale

(Tusaale) Jane Smith $199.99/isbuucii $149.99/isbuuc dhaaf $99.99/bishii $50.00/bishii $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $ $

Page 8: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Application Page 2 of 3 July 2011 - Somali

QEYBTA 5. SAXIIX IYO AFARTA NAMBAR EE UGU DANBEYSO LAMBARKA AMNIGA BULSHADA (QOFKA WEYN WAA INUU SAXIIXAA) Qofka weyn ee katirsan Reerka waa inuu saxiixa codsiga Haddii qeybta 4 labuuxiyo, saxiixa qofka weyn warqada sidoo kale waa in lagu qoraa Liiska afarta nambar ee ugu danbeyso ee bulshada nabadgalyada nambar ama Calamey ". Maheysto bulshada nabadgalyada nambarkod" sanduuq (Ee Bayaanka ku yaala gadaasha dambe ee boggan.)

Waxaan cadeeyayaa (balanqaadayaa) in dhammaan macluumaadka kuqoran codsigaan ay run iyo lacagta daqligaka aan soo ka gudbiyay. Waan fahamsanahay iskuulka wuxuu heli doona dawlad lacageed oo kusaleysan Macluumaadka aan siiyo Waan fahan sanahay maamulayaasha iskuulka laga yaabo inay xaqiijin (Baaris) Macluumaadka.Waan fahan sanahay Haddii aan si kutala gal ah usiyo Macluumaad been ah, carruurteyda laga yaabo inay waayaan faa’idooyinka cuntada, iyo lagayaabo in danbi leygu soo oogo. Sixiix halkan:________________________________________________________________ Ku daabac magaca: _________________________________________________________ Taariikh: ____________________________________________________________________ Cinwaan: ____________________________________________________________________ Teleefan Lambar:___________________________________________________________ Magaalada:__________________________________________________________________ Gobolka:_________________________ Koodhka Boostada: ___________________ Afarta lambar ee Lambarka Amniga Bulshada ugu dambeysa: * * * - * * - ___ ___ ___ ___ Ma lihi Lambarka Amniga Bulshada QEYBTA 6. SINJIGA CUNUGA IYO AQOONSIGIISA ISIR(IKHTIYAARI) Dooro Jinsiga: Dooro mid ama wax ka badan (Iyadoon loo eegayn sinjiga): Isbaanish/Laatiino Ma’aha Isbaanish/Laatiino Eshiyan Hindi Mareykan ama Udhashay Alaska Madow ama Afrikan Mareykan

Cadaan Udhashay Hawaiiyan ama jasiiradaha kale ee Pasific HA BUUXIN QEYBTAN. WAXAA ISTICMAALAYA ISKUULKA KELIYA Annual Income Conversion: Weekly x 52, Every 2 Weeks x 26, Twice A Month x 24 Monthly x 12 Total Income: ____________ Per: Week, Every 2 Weeks, Twice A Month, Month, Year Household size: ________ Categorical Eligibility: ___ Date Withdrawn: ________Eligibility: Free___ Reduced___ Denied___ Reason: ________________________________________________________________________________ Temporary: Free_____ Reduced_____ Time Period: ___________ (expires after _____ days) Determining Official’s Signature: ________________________________________________ Date: ______________ Confirming Official’s Signature: _____________________________ Date: ___________ Verifying Official’s Signature: _______________________________Date: ________

Page 9: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Application Page 3 of 3 July 2011 - Somali

Carruurtaada waxaa laga yaabaa inay uqalmaan bilaash iyo qiimo dhimista cunto, Haddii lacagta daqligaka Reerkaga U dhaco ama kahooseya xadka jadwalka ladhaafi kari.

The Richard B. Russell National Dugsi Qadeynta sharciga waxaa laga rabaa Macluumaadka codsigaan ku qoran. Ma aha inaad siiso Macluumaadka, laakin Haddii aadan siinin uma aqbali karno canugaaga bilaash ah ama qiima dhimista cuntada. Waa inaad ku dartaa afarta nambar ee ugu dambeyso bulshada Nabadgalyada nambar dadka weyn ee Reerka katirsan kuwaasoo saxiixa codsiga.Afarta nambar ee ugu dambeyso Bulshada Nabadgalyada nambar laga marabo goortii aad codsatid matalida carruur koriyaha ama Liiska kuqor siyaadada nafaqada caawiye Barnaamij (SNAP), Caawiye kumeelgaar Reeraha baahan (FDPIR tilmaamaha ama Cuno deeq tilmaamaha on Indian Reservations {ut}(FDPIR{ut}) kees nambar ama kale FDPIR aqoonsi oo canugaaga ah ama goortii aad na tusto Qof ka weyn ee Reerka katirsan oo saxiixayo codsiga does inuu san heysanin bulshada amanka nambarkoda. Waxaan isticmaali doona Macluumaadkada si loo go'ansado Haddii canugaada uu xaq uleeyahay bilaash ama dhimista qiimaha cunto, iyo maamulka iyo sharci fulinta qadada iyo quracda Barnaamijyo.waxa laga yaabaa inaan wadaagno xaq uyeelashada Macluumaad ee waxbarasho, caafimad, iyo nafaqo Barnaamijyo ---qiimeyn ayaga lagu cawinayo, lacag deeq, ama go'aan fa,idoyin Barnaamijyadooda xisaabiye Barnaamij dib u barid, iyo sharci fullin mas'ulka xafiiska ku caawinayo inuu fiiriyo rabshoyin Barnaamijyada qaanuun. Bayaan Aan-midabtakoor aheyn: Tan waxay fasireysa waxa lasameynayo Haddii aad aamin santahay in si xaq daro ah laguula dhaqmay.“ Ayadoo latixraacayo sharciga dawlada iyo Waacda beeraha Mareykanka Qorsheynta, .machadkan waxaa mamnuuc ka ah midib takoor kusaleysan jinsi , midib, asal, labood dhdig, sanad, ama curyaanimo Kudir cabasho midib takoor ah, uqor USDA, Director, Office of Adjudication, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410 ama Wac tell bilaash (866) 632-9992 (Cod). Dadka garka ah oo maqlayo. Dadka dhiman ama aan hadli kari lagayaba in ay laxiriran USDA ilaa inta dawlada badalayso adeega inta (800) 877-8339; ama (800) 845-6136 (Spanish). USDA waa sinaan fursadaan masruufaha.”

JADWALKA DAQLIGA DAWLADA EE XAQ ULAHANSHAHA oo Sanadka Iskuulka __________ Qiyastiisa Reerka Qiyastiisa Reerka Qiyastiisa Reerka Qiyastiisa Reerka 1 2 3 4 5 6 7 8 Qof walbo dheeraad ah:

Page 10: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Sharing Information with Medicaid/SCHIP Page 1 of 1 July 2011 - Somali

MACLUUMAADKA LA-WADAAGIDA MEDICAID/SCHIP Waalid/Ilaaliye qaali ah: Haddii carruurtada ay helaan bilaash ama dhimis cuntada iskuulka, ayagalaga yabo sidoo kale inay helaan bilaash ama qiimo-yar caafimaad caymis ilaa inta Medicaid ama dawlada carruurta caafimaad koda caymis Barnaamij (SCHIP). Carruurta caafimaad caymis leh waxay ubadantahay inay helaan ilaalo caafimaad oo joogta ah iyo wayna yartahay in ay waayan iskuul sababa laxirira jirooyin. Sababta caymiska caafimaad waa muhiim ayuu u yahay carruurta wanaagsanan, Sharciga wuxuu noo ogolyahay inan sheegno Medicaid } iyo SCHIP inay carruurtaada xaq uleedahay bilaash ama qiimo dhimista cuntada, ilaa aad noo sheegin. Medicaid } iyo SCHIP waxay isticmalan Macluumaadka lagu aqoon sanayo carruurta kawaso laga yaabo inay xaq ulahadan Barnaamijyadoda.Mas'ul xafisedka barnaamijka laga yaabo inuu kula soo xiriro uu na ku ogolado diiwan galinta carruurtada.Buuxinta bilaashka iyo qiimo dhimista cuntada iskuulka codsiga ka makafakarin diiwan galinta carruurtada caymis caafimad. Haddii aadan rabin inaan ku la wadaagno Macluumaadkada la Medicaid or SCHIP, buuxi warqadahan iyo kusoo dir (diritaanka warqadan maba dalmi doonto Haddii ay helaan carruurtada bilaash ama qiimo dhimis cunto. Maya! Aniga Ma Rabo Macluumaad katimid bilaashkeyga iyo qiimo dhimista cuntada iskuulka Codsiga waxan lawadagay Medicaid ama dawlada carruurta caymiska caafimadka Barnaamij. Haddii aadan fiirinin, buuxi warqadan si aad u xaqiijisid Macluumaadkaada in aan lagula wadaagin oo carruurta halkan kuqoran: Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Saxiixa Waalidka/Ilaaliye: ________________________________________________________ Taariikh: ________________________ Magaca oo Daabacan:__________________________________________________________________________________________________ Cinwaan: _______________________________________________________________________________________________________________ __________________________________________________________________________________________________________________________ Wixii Macluumaad dheeraad ah wac [name] ee [phone] ama ugu dir [e-mail address]. Kusoo celi warqadahan: [address] ee [date].

Page 11: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Sharing Information with Other Programs Page 1 of 1 July 2011 - Somali

LA-WADAAGIDA MACLUUMAAD BARNAAMIJYO KALE Waalid/Ilaalo qaali ah: Badbaadinta waqtigada iyo dadalka, Macluumaadka aad siisay bilaashkaga iyo qiimo dhimista cuntada iskuulka Dalablaga yabo inaad lawadagtay Barnaamijyo kale oo carruurtada laga yaabo inay u qalmaan.Barnaamijyada soo socda, waa inaan helnaa ogolanshahaga oo aan kula wadagno Macluumaadka.Soodirinta Warqadan ma badalmi doonto Haddii ay carruurtada helaan bilaash ama qiimo dhimis cunto.

Haa! Aniga WAAN Rabaa Mas'uliyinta iskuulka inay ila wadaagan Macluumaadka bilaashkeyga iyo qiimo dhimista cunto Dalablasocdo [name of program specific to your school]. Haa! Aniga WAAN Rabaa Mas'uliyinta iskuulka inay ila wadaagan Macluumaadka bilaashkeyga iyo qiimo dhimista cunto Dalablasocdo [name of program specific to your school]. Haa! Aniga WAAN Rabaa Mas'uliyinta iskuulka inay ila wadaagan Macluumaadka bilaashkeyga iyo qiimo dhimista cunto Dalablasocdo [name of program specific to your school].

Haddii aad fiirisay mid ama sanduuqyada Dhammaantood kuwa horeyay buuxi warqadaan si aad u xaqiijisid Macluumaadkaada in aan lagula wadaagin oo carruurta halkan kuqoran: Macluumaadkaada waxa kula wadaagi doono kaliya Barnaamijka aad fiirisay. Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Canuga Magaciisa: ___________________________________________ Dugsi: __________________________________________________ Saxiixa Waalidka/Ilaaliye: ________________________________________________________ Taariikh: ________________________ Magaca oo Daabacan:__________________________________________________________________________________________________ Cinwaan: _______________________________________________________________________________________________________________ __________________________________________________________________________________________________________________________ Wixii Macluumaad dheeraad ah wac [name] ee [phone] ama ugu dir [e-mail address]. Kusoo celi warqadahan: [address] ee [date].

Page 12: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application We Must Check Your Application Page 1 of 2 July 2011 - Somali

WAA INAAN FIIRINAA CODSIGAADA: Waa inaad soodirtaa Macluumaadka aan ubaahanahay, ama lalaxiriiro [magac] [tariikh], ama carruurtaada way ka istaagi doonta bilaashka ama Qiimo dhimista cuntada. Dugsi: _______________________________________________________________________________ Taariikh: ______________________ Qaali _________________________________________________: Waxaan fiirineynaa Codsigaada bilaashka iyo Qiimo dhimista cunto.Sharciyada dawlada ayaa ubaahan inaan sidaan sameyno si aan u hubino kaliya carruurta xaqa uleh inay helaan bilaash ama qiimo dhimista cunto. Waa inaad noo soodirtaa Macluumaadka lagu cadeynayo taas [name(s) of child(ren)][is/are] xaq ulahansho. Haddii ay suurtagal tahay, soodir kobiga, ma ahan warqadaha orijinalka.Haddii aad soo dirtiid orijinaalyada, waa laguugu soo celinayaa waa Haddii aad weydiso. 1. HADDII AAD HELEYSAY FAA’IDOOYIN KA IMANAYA [State SNAP], [State TANF] AMA [FDPIR] GOORTII AAD CODSATAY BILAASH AMA QIIMO DHIMISTA CUNTO, AMA XILI KASTA TAN IYO KADIB, NOO SOO DIR HAL KOOBI OO KUWAAN KAMID AH:

• [State SNAP] ama [State TANF] ama [FDPIR] Ogeysiiska qaadashada oo tusaya taarikho qaadashada ah. • Warqad ka imanaya [State SNAP] ama [State TANF] ama [FDPIR] xafiiskaas oo tusaya taarikho qaadasho. • Hasoo dirin EBT caadh Kaaga. 2. HADDII AAD HESHID WARQADAN OO GURI LA’AN, SOOGOLOTI, AMA CANUG SOO ORDAY, FADLAN LAXIRIIR [school, homeless liaison, or migrant coordinator] OO KA CAAWIN. 3. HADDII CANUGA UU YAHAY CANUG LAKORIYEYi: Nasii waraaqo qoran oo cadeyso canuga inuu sharciyeysan yahay wakiilka mas'uul ka ah ama maxkamad ama nasii magaca iyo Macluumaad lagala xiriri karo qofka joogo wakaalada ama maxkamada midka cadeyn karo Canuga inuu yahay mid la koriyo. 4. HADDII QOF KATIRSAN REERKAGA AAN HELEYNIN [State SNAP] ama [State TANF] ama [FDPIR] faa'idoyin: Dir Bogan iyo waraqaha kale oo tusaayo tirada lacagaha ee Reerkaga soogalo meel walba lacagta daqligaka kasogalo.Warqadaha aad direysid waa inuu tusaa magaca qofka ka helo lacagta daqligaka, Taarikh aad

heshay, meeqa ayaad heshay, iyo sida badan ee aad heshay Ku dir Macluumaadkan: [address] Kudar waraaqo la ogolaan karo: SHAQOYIN: bixin fiirinta stambada ama bashqad bixinta oo tusineyso tirada iyo side badan ee aad heshay; war qad ka imaneyso booskaaga bilaabeyso Jumlo mushaarka iyo sida badan ee aad wax lagusiyo; ama Haddii aad shaqsiyadaada shaqeysatid, ganacsi ama warqadaha Dhulka, sida xisabadka ama booga canshurta.

Page 13: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application We Must Check Your Application Page 2 of 2 July 2011 - Somali

AMNIGA BULSHADA, DADKA AAN SHAQEYNIN, AMA SHAQADA KAFARIISTAY. Amniga Bulshada dadka shaqada kafariistay warqad faa'idoyin aad heshay, ama kuwa shaqada kafaristay xaqoda ogeysis. DADKA AAN SHAQEYN, CURYAANTA AMA MAGDHAWGA SHAQAALAHA: Ogeysiis oo dadka xaqa uleh dawlada ushaqeyo xafiska nabad galyada, fiiri shaabada, ama warqada xafiiska magdhawga shaqaalaha. CEER BIXINTA: Warqad faa'ido ka imanayso [State TANF] xafiis. TAAKULEYNTA CARRUURTA AMA LACAGAHA GAROOBAHA LOOQORO: Amarka Maxkamada, heshiis, ama nuqulada jeegag aad heshey. LACAGTA DAQLIGA KALE, (SIDA LACAGTA DAQLIGAAGA KIRO) Macluumaad tuseyso tirada daqliga aad heshay, sida badan aad u heshay, iyo taarikhda aad heshay. MAJIRAAN LACAG DAQLI AH: Ogeysiis gaaban oo fasirayo sida aad u siisiid cunto, dhar, iyo guri oo Reerkaaga ah, iyo goortii aad rajeysid lacagta daqliga. MILATARI GURYEENTA SHACABEYN BILAABID: Warqad ama kiro qandaras tusayo gurigada in uu qeyb kamid ah milatari shacabeyn guryo bilaabid. WAQTI QAABEYN LA’OGALYAHAY DUKUMINTIGA LACAG DAQLIYEEDKA : Fadlan dhiib cadeyn hal bil lacagta daqligeda; waxaad isticmaali laheyd bisha hore oo codsigaada, bisha aad codsatay, ama bil kasta taas kadib. Haddii aad su'aalo qabtid ama ubaahantahay caawiye, fadlan wac [name] ee [phone number] wacitaanka waa bilaash [Toll free or reverse charge explanation]. Sidoo kale lagayaabo inaad email noo soo dirtid [e-mail address].

Daacadnimo: [signature] The Richard B. Russell National Dugsi Qadada sharciga looga bahanyahay Macluumaadka codsiga kutaalo.Ma ahan inaad siiso Macluumaadka, laakin Haddii aadan siinin, uma aqbali karno canugada bilaash ama qiimo dhmis cunto.Waxaan isticmaali doona Macluumaadka go'ansasho Haddii canugaaga uu xaq uleeyahay bilaash ama qiimo dhimis cunto, iyo maamulka iyo fulinta qadada iyo quracda barnaamijka. Bayaan Aan-midabtakoor aheyn: Tan waxay fasireysa waxa lasameynayo Haddii aad aamin santahay in si xaq daro ah laguula dhaqmay.“ Ayadoo latixraacayo sharciga dawlada iyo Waacda beeraha Mareykanka Qorsheynta, .machadkan waxaa mamnuuc ka ah midib takoor kusaleysan jinsi , midib, asal, labood dhdig, sanad, ama curyaanimo Kudir cabasho midib takoor ah, uqor USDA, Director, Office of Adjudication, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410 ama Wac tell bilaash (866) 632-9992 (Cod). Dadka garka ah oo maqlayo. Dadka dhiman ama aan hadli kari lagayaba in ay laxiriran USDA ilaa inta dawlada badalayso adeega inta (800) 877-8339; ama (800) 845-6136 (Spanish). USDA waa sinaan fursadaan masruufaha.”

Page 14: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application We Have Checked Your Application Page 1 of 1 July 2011 - Somali

WAAN FIIRINAY CODSIGAADA Dugsi: _______________________________________________________________________________ Taariikh: ______________________ Qaali _________________________________________________: Waan fiirinay Macluumaadka aad noo soodirtay oo aad ku cadeyneyso that [name(s) of child(ren)] xaq ayay uleeyihin bilaash ama qiimo dhimista cunto iyo waana go,aansaday: Carruurtaada xaq ula hanshahoda is ma badalin. Laga bilaabo [date], carruurtaada xaq ula hanshahoda cunto way is badali doontaa kabilaw qiimo

dhimista usocoto bilaash. Sabatoo ah lacagta daqligakaga waxay kujirtaa cuntada bilaashka xaq uyeelashadada xad. Carruurtada waxay heli doonaan cunto lacag la'aan ah.

Laga bilaabo [date], Carruurtada xaq ulahanshahooda way isbadalmi doontaa bilaashka iyo dhimista cuntada Sababtoo ah lacagta daqliga kaaga xad way dhamatay. Qiimo dhimista cuntada waa [$] Qadada iyo [$] Quracda Laga bilaabo [date], Carruurtaada xaq umalahan mar kale bilaash ama qiimo dhimis cunto sababaha soosocdo. ___ Diiwaan kaaga wuxuu muujinayaa in qof katirsan Reerkaaga inuu helay inuu helay faa’idada [State

SNAP] ama [State TANF]. ___ Daqligaaga inuu dhamaaday xadiga bilaash ama qiimo dhimista cunto. ___ Your income is over the limit for free or reduced price meals. ___ Ma soo bixin doonto: ______________________________________________________________________________________ ___ Ma aadan ka soo jawaabin codsigeena. Cuntada qiimo [$] Qadada iyo [$] Quracda. Haddii Reerkaaga lacagta daqligakiisa uu hoos aado ama Reerkaaga cabirkiisa uu kor aado, waa inaad markale codsataa.Haddii mar hore laguu diiday faa'idooyinka sababta qof majiro Reerka katirsan oo helo [State SNAP], [State TANF] ama [FDPIR] fa'idooyin, lagayaabo aasaaska lacagta daqligaka xaqa aad uleedahay. Haddii aadan siinin cadeyn xaq uyee lashada hada, waxaa lagu weydin doonaa inaad sidaas sameysiid Haddii aad markale codsatiid Haddii aad diidiid go'aankaan, laga yaabo inaad latashatiid [name] ee [phone]..Sidoo kale waxaad xaq uleedahay maqal fiican.Haddii aad codsatiid maqal [date], Carruurtaada way sii heli doonaan bilaash ama qiimo dhimis cunto ilaa go'aanka maqalka mas.uulka xafiiska uu sameyo.Lagayaabo inaad codsatiid maqal adigo wacayo ama u qorayo: [name], [address], [phone number], ama [e-mail]. Daacad nimo, [signature] Bayaan Aan-midabtakoor aheyn: Tan waxay fasireysa waxa lasameynayo Haddii aad aamin santahay in si xaq daro ah laguula dhaqmay.“ Ayadoo latixraacayo sharciga dawlada iyo Waacda beeraha Mareykanka Qorsheynta, .machadkan waxaa mamnuuc ka ah midib takoor kusaleysan jinsi , midib, asal, labood dhdig, sanad, ama curyaanimo Kudir cabasho midib takoor ah, uqor USDA, Director, Office of Adjudication, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410 ama Wac tell bilaash (866) 632-9992 (Cod). Dadka garka ah oo maqlayo. Dadka dhiman ama aan hadli kari lagayaba in ay laxiriran USDA ilaa inta dawlada badalayso adeega inta (800) 877-8339; ama (800) 845-6136 (Spanish). USDA waa sinaan fursadaan masruufaha.”

Page 15: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Notice To Households of Approval/Denial of Benefits Page 1 of 1 July 2011 - Somali

OGEYSIIS KUSOCOTO REERAHA LOO OGOLAADAY/LOODIIDAY FAA’IDOYINKA Waalid/Ilaaliye Qaali ah: Waxaad codsatay bilaash iyo qiimo dhimis cunto oo carruurta soo socoto; _______________________________________________________ _______________________________________________________ _______________________________________________________ _______________________________________________________ _______________________________________________________ _______________________________________________________ Codsigaaga waxuu ahaa: La'aqbalay cunto bilaash ah La'aqbalay dhimista qiimaha cuntada $ __________ oo Qado, $ ____________ oo Quraac, iyo $ ____________ cunto fudud Waa ladiiday sababaha soosocdo:

Lacag soo galitaanka tirada la ogolyahay Aan dhamaystirneyn codsiga sababto ah ____________________________________________________________________ Wax kale ________________________________________________________________________________________________________ Haddii aadan ogalaanin go,anka, laga yaabo inaad la tashatid [school official’s name] ee [phone number] ama ee [e-

mail address]. Haddii aad jeclatid inaad aragtid go'anka hore, waxaad leedahay xaq sifiican aad umaqashiid Tan waxay kadhici kartaa adigoo waca ama uqora maamulayasha soosocda: MAGAC: ______________________________________________________________________________________________________________________________ CINWAAN: ___________________________________________________________________________________________________________________________ TELEEFAN LAMBAR: ____________________________________ E-MAIL __________________________________________________________________ Daacadnimo, [signature] _________________________________________________________________________________________________________________________________________ Magac Cinwaan Taariikh Bayaan Aan-midabtakoor aheyn: Tan waxay fasireysa waxa lasameynayo Haddii aad aamin santahay in si xaq daro ah laguula dhaqmay.“ Ayadoo latixraacayo sharciga dawlada iyo Waacda beeraha Mareykanka Qorsheynta, .machadkan waxaa mamnuuc ka ah midib takoor kusaleysan jinsi , midib, asal, labood dhdig, sanad, ama curyaanimo Kudir cabasho midib takoor ah, uqor USDA, Director, Office of Adjudication, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410 ama Wac tell bilaash (866) 632-9992 (Cod). Dadka garka ah oo maqlayo. Dadka dhiman ama aan hadli kari lagayaba in ay laxiriran USDA ilaa inta dawlada badalayso adeega inta (800) 877-8339; ama (800) 845-6136 (Spanish). USDA waa sinaan fursadaan masruufaha.”

Page 16: IYO DALABKA CUNADA ISKUULKA EE LACAG … si tartiib ah, waxay ahayen kuwa badan, oo joogay magaalada San Juan, Ha u ordo • Warqad kusocoto Reerka • Dalabka Cunada Iskuulka ee lacag

Free and Reduced Price School Meals Application Notice of Direct Certification Page 1 of 1 July 2011 - Somali

OGEYSIIS TILMAAN SHAHAADO Waalid/Ilaaliye qaali ah: Waxaan rabnaa inaan ku ogeysiino in carruurta halkaan ku qoran ay heli doonaan qado bilaash ah, qurac, iyo cunto fudud iskuulka sabatoo ah waxay helayan [State SNAP] ama [State TANF]. Magaca cunuga Magaca iskuulka Haddii ay jiraan carruur kale oo Reerkaaga kujira yaan kor kuqorneyn{ut}, ayaga sidookale waxay uqalmeen cunto bilaash. Fadlan laxiriir iskuulka canugaaga/carruurta kaxaadiri xaaladaha soosocdo:

• Haddii ay jiraan carruur kale oo qoyskiina kujira oo aan kuqorneyn kor iyo adna aad jeclaan laheyd inaad uheshiid cunto bilaash ah iskuulka • Ma rabtiid carruurtaada inay helaan cunto bilaash ah • Mahaysaa wax kudaris su'aalo

[name]

[phone number]

[e-mail address] Daacadnimo, [signature] Bayaan Aan-midabtakoor aheyn: Tani waxay fasireysaa waxa lasameynayo Haddii aad aamin santahay in si xaq daro laguula dhaqmay.“Latixrayo sharciga dawlada iyo waaxda beeraha ee Mareykanka qorsho, machadkan waxaa ka mamnuuc ah midib kale sooc asal ah oo jinsiyaded, midib, wadanka uu kasojedo, labood iyo dhidig, sanad, ama curyaanimo.Kudir cabasho midib takoor ah, uqor USDA, Director, Office of Adjudication, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410 ama wac tell bilaash (866) 632-9992 (Cod).Dadka garka ah oo u maqlayo si daciif ah ama curyaan ah lagayaba in ay laxiriran USDA ilaa inta dawlada badalayso adeega inta 877-8339; or (800) 845-6136 (Spanish). USDA waa sinaan fursadaan masruufah siiyaha iyo shaq siiyaha.”