jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ahwareegtadan oo lagu baahiyo dhaqan-galka miisaaniyad...
TRANSCRIPT
—303—
JAMHUURIYADDA
SOMALILAND
FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC
OFFICIAL GAZETTE
لنَّشرةأ الرَّسمية لجمهورية صوماليلاند
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
JSL, HARGEYSA
E-mail: [email protected]
Sanadka: 8aad Cadadka: 12aad ee December Taariikh: 05/01/2019
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA
QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA,
HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA
QARANKA:
1) Dhaqan-galka Xeerka Maaraynta Qashinka iyo Fayo-dhawrka Magaalooyinka Somalilalnd, Xeer Lr. 83/2018 (Cadad Gaar ah)
2) Dhaqan-galka Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Xeer Lr. 85/2018 (Cadad Gaar ah)
QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE:
3) Wareegto Madaxweyne Magacaabid
4) Wareegto Madaxweyne Xil ka- qaadis
5) Wareegto Madaxweyne Xil ka- qaadis
6) Wareegto Madaxweyne Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka
306
308
309
310
Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo
—304—
QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA:
7) SOOMA BIXIN
QAYBTA AFRAAD: GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:
8) SOOMA BIXIN
QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:
9) Diiwaan gelin shirkada Makka Multi Service Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
10) Diiwaan gelin shirkada Qualum USA Xafiiska Xeer illaalinta Guud
11) Diiwaan gelin shirkada Studio Thirteen Consult Ing Architect & Engineers (S13) Xafiiska Xeer illaalinta Guud
12) Diiwaan gelin shirkada Gedaan Consultancy Xafiiska Xeer illaalinta Guud
13) Diiwaan gelin shirkada Somal Pharma Ltd. Xafiiska Xeer illaalinta Guud
14) Diiwaan Gelin Shirikada Amoud Industry Xafiiska Xeer illaalinta Guud
15) Diiwaan Gelin Shirikada Osn Construction LLC 16) Xafiiska Xeer illaalinta Guud 17) Diiwaan Gelin Shirikada Dalmar Transport and
Logistics Xafiiska Xeer illaalinta Guud
18) Diiwaan Gelin Shirikada Moon Mining Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
19) Diiwaan Gelin Shirikada Hijra Solutions & Services LTD Xafiiska Xeer illaalinta Guud
20) Diiwaan Gelin Shirikada Horn Decoration Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
21) Diiwaan Gelin Shirikada Ajmaal General Trading
312
313
314
316
317
318
320
321
322
324
325
—305—
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 22) Diiwaan Gelin Shirikada Liban Fuel Station
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 23) Diiwaan Gelin Shirikada Arista Horn of Africa
Construction Engineering Xafiiska Xeer illaalinta Guud
24) Diiwaan Gelin Shirikada Berbera General Constracting Company. Xafiiska Xeer illaalinta Guud
25) Diiwaan Gelin Shirikada Durat Sahil Xafiiska Xeer illaalinta Guud
26) Diiwaan Gelin Shirikada Alif Center for translation Services Xafiiska Xeer illaalinta Guud
27) Diiwaan Gelin Shirikada Performance Import and Export Xafiiska Xeer illaalinta Guud
327
328
329
331
332
333
335
—306—
QAYBTA LABAAD:
XEER MADAXWEYNE:
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/WM/222-244/122018 Taar: 31/12/2018
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo
Waayo-aragnimadooda;
Markaan Ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda Ka dhalanaysa Xilalkan
Markaan Sameeyey: La-tashi;
Waxaan Go’aamiyey; 1. In laga bilaabo taariikhda maanta aan Xilalkan u
magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:
Tir Magaca Xilka
—307—
1. Maxamed Cabdi Gurxan
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda
2. Maxamuud Raage Ibraahim
Maareeyaha Madbacadda Qaranka
3. Cabdiqani Maxamuud Jiidhe
Guddoomiyaha Gobolka Sool
4. Saleebaan Diiriye
Cabdi (Joof)
Guddoomiye Ku-xigeenka
Gobolka Sool
2. In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uulkan
u beddelo Xilkan:
Tir Magaca Xilka
1. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda
Allaa Mahad Leh Muse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
—308—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-245/122018 Taar: 31/12/2018
Ku: Mudane Siciid Saalax Shire,
Maareyaha Madbacadda Qaranka
Og: Maareeye Ku –xigeenka Madbacadda Qaranka.
Ujeedo: - Xil Ka qaadis,
Mudane,
Sida aad la socoto, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay
in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan
karta. Sidaa daraadeed, waxaan gartay in laga bilaabo
taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysey ee
Maareeyaha Madbacadda Qaranka.
Waxaan kaaga mahad celinayaa mudadii aad haysey
xilka maareeyaha Madbacadda Qaranka.
Allaa Mahad Leh
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
—309—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-248/122018 Taar: 31/12/2018
Ku: Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Gargaar),
Guddoomiyaha Gobolka Sool.
Ku: - Maxamuud Axmed Maxamed Shiil,
Guddomiye Ku –xigeenka Gobolka Sool.
Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Ujeedo: - Xil Ka qaadis,
Mudaneyaal,
Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa
tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii
hanan karta. Sidaa daraadeed, waxaan gartay in laga
bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilkii aad
hayseen ee Guddomiyaha iyo Guddoomiye Ku –xigeenka
Gobolka Sool.
Waxaan idiinka mahad celinayaa mudadii aad hayseen
xilkaqaranka ee kala ah Guddoomiyaha iyo Guddoomiye
ku-xigeenka Gobolka Sool.
—310—
Sidoo kale waxaan farayaa Wasiirka Wasaaradda
Arrimaha Gudaha in uu u kala wareejiyo xilalaka
masuuliyiintan iyo kuwa cusub, sida ugu dhakhsaha
badan.
Allaa Mahad Leh
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/WM/222-249/012019 Taar: 02/01/2019
Wareegto Madaxweyne
Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka
Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markaan Arkay: Qodobka 75aad ee
Dastuurka Jamuuriyadda
Somaliland;
—311—
Markaan Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada, Go’aan Lr. GW/KF-38/826/2018, ee ku taariikheysan 30/12/2018, ee ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sannadka 2019-ka.
Waxaan Soo-saaray;
Wareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo Deeqaha Caalamiga ah oo dhan SL.SH/= 2,334,320,463,251 (laba Tirilyan, Saddex Boqol Afar iyo Soddon Bilyan, Saddex Boqol labaatan Milyan, Afar Boqol Saddex iyo Lixdan Kun, Laba Boqol Kow iyo Konton Shillin Somaliland ah)
Allaa Mahad Leh
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
—312—
QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/827/2018. 20/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
MAKKA MULTI SERVICE
COMPANY,
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
—313—
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan tahay
shirkada magaceedu yahay MAKKA MULTI SERVICE
COMPONY, Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadu)
shaqadeeduna tahay bixinta adeegga ICT-ga (ICT Service)
xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo
manta oo ay taariikhdu taha 20/12/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/828/2018. 20/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
QUALUM USA.
—314—
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay QUALAM USA
Astaanteeduna tahay: (Magaca shirkada) shaqadeeduna
atahay Soo dejinta allaabooyinka (Import), xarunteeduna
tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo manta oo ay
taariikhdu tahay 20/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/829/2018. 22/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
—315—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
STUDIO THIRTEEN CONSULTING
ARCHITECT & ENGINEERS(S13).
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay STUDIO THIRTEEN
CONSULTING ARCHITECTS &ENGINEERS COMPONY,
Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada) shaqadeeduna
tahay dhismaha nashqadaynta dhismayaasha (Architect)
xarunteeduna tahay magaaladda Hargeisa, laga bilaabo
manta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
—316—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/830/2018. 20/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
GEDAAN CONSULTANCY,
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay GEDAAN CONSULTANCY,
Astaanteeduna tahay:(Magaca shirkada) shaqadeeduna
—317—
tahay latalinta maamulka ganacsiga (Business
Management consultant) xarunteeduna tahay
magaaladda Hargaysa, laga bilaabo manta oo ay
taariikhdu tahay 20/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/831/2018. 22/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
SOMAL PHARMA ltd
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
—318—
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay SOMALPHARMA ltd
COMPONY, Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada)
shaqadeeduna tahay soo dejinta dawooyinka (Import
medicine) xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa,
laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/832/2018. 22/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
—319—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
AMOUD INDUSTTRY,
Markuu Arkay: - In ay Saamilaha Shirkaddu
waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha
Xeer N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay AMOUD INDUSTRY,
Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda)
shaqadeeduna tahay soo saarista Shampoo-yada
(Industry) xarunteeduna tahay magaaladda Hargeysa,
laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL
—320—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/833/2018. 22/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
OSD CONSTRUCTION LLC
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay OSD CONSTRUCTION LLC,
Astaanteeduna Tahay (magaca shirkadda)
shaqadeeduna tahay dhismaha (construction),
—321—
xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/834/2018. 24/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
DALMAR TRANSPORT AND
LOGISTICS.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
—322—
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay DALMAR TRANSPORT AND
LOGISTICSY, Astaanteeduna tahay :-(Magaca
Shirkadda) shaqadeeduna tahay Bixinta adeega
socdaalka (Transportation), xarunteeduna tahay
magaaladda Hargaysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 24/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/835/2018. 24/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
—323—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
MOON MINING COMPANY, oo ay ku
cad yihiin xubnaha shirkaddau, sida
ku cad qodobka 11aad(2)(a)
Somaliland Compony law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland. Saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay MOON MINING COMPANY
Astaanteeduna taahay :(Magaca shirkada)
shaqadeeduna tahay baadhista Macdanta, (prospecting
Mining) xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga
bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 24/12/2018
Allaa Mahad Leh.
—324—
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/836/2018. 24/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
HIJRA SOLUTIONS & SERVICES
LTD, Oo ay ku cadyihiin xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad qodobka
11aad (2) (a) Somaliland Company
law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland. Saamiyadooduna ay
suganyihiin.
—325—
Markuu arkay: - Saxeexa saamiilayd Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay HIJRA SOLUTIONS
&SERVICES LTD, Astaanteeduna tahay :(Magaca
shirkada) shaqadeeduna tahay Bixinta adeega ICT-ga
(ICT SREVICES) xarunteeduna tahay magaaladda
Hargeisa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
24/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/837/2018. 25/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
—326—
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
HORN DECORATION COMPANY.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay HORN DECORATION
COMPANY, Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada)
shaqadeeduna tahay Bixinta adeega qurxinta (Decoration
Services), xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa,
laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 25/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
—327—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/838/2018. 25/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
AJMAAL GENERAL TRADING, oo ay
ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu,
sida ku cad qodobka 11aad (2)
(a)Somaliland Company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland. Saamiyadooduna ay
suganyihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
—328—
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay AJMAAL GENERAL
TRADING, Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada)
shaqadeeduna tahay soo dejinta allaabooyinka (Import)
xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo
manta oo ay taariikhdu tahay 25/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL
XIG/JSL/840/2018. 25/12/2018
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay
Diiwaangeliso Shirikadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,
LIBAN FUEL STATION
—329—
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa Saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwan Geliye.y
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay
shirkada magaceedu yahay LIBAN FUEL STATION,
Astaanteeduna tahay (Magaca Shirkadda)
shaqadeeduna tahay Jumladleh (Wholeseler)
xarunteeduna tahay magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
manta oo ay taariikhdu tahay 25/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Adan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/841/2018. 26/12/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
—330—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
ARISTA HORN OF AFRICA
CONSTRUCTION ENGINEERING.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay, ARISTA HORN OF AFRICA
CONSTRUCTION ENGINEERING, Astaanteeduna
tahay: - (Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay
dhismaha (Construction) xarunteeduna tahay
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 26/12/ 2018.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—331—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/842/2018. 26/12/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
BRBERA GENERAL CONTRACTING
COMPANY oo ay ku cad yihiin
xubnaha shirkaddu sida ku cad
qodobka 11aad(2)(a) somaliland
company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—332—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay BERBERA GENERAL
CONTRACTING COMPANAY Astaanteeduna tahay
magaca Shirkadda), shaqadeeduna tahay dhismaha
(Construction) xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargaysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
26/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/843/2018. 26/12/2018
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
—333—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
DURAT SAHIL.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay DURAT SAHIL,
Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay Dhoofinta iyo soo dejinta (Import
and Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/844/2018. 26/12/2018
Hargeysa
—334—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
ALIF CENTER FOR TRANSLATION
SERVICE
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay ALIF CENTER FOR
TRANSLATION SERVICES Astaanteeduna tahay:-(
Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay (Bixinta adeega
turjumida (translation services) xarunteeduna tahay
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 26/12/2018.
Allaa Mahad Leh.
—335—
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/845/2018. 26/12/2018.
Hargeysa
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan GelinShirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
PERFORMANCE IMPORT AND
EXPORT
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan
yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
—336—
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yaha PERFORMANCE IMPORT
AND EXPORT, Astaanteeduna tahay:-( Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka
(import) xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2018
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka