jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga...
TRANSCRIPT
—480—
JAMHUURIYADDA
SOMALILAND
FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC
OFFICIAL GAZETTE
لنَّشرةأ الرَّسمية لجمهورية صوماليلاند
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
JSL, HARGEYSA
E-mail: [email protected]
Sanadka: 2aad Cadadka: 5aad ee May Taariikh: 01/06/2013
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii kastaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA
QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA
IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA:
1) SOOMA BIXIN
QAYBTA LABAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA
IYO DIKREETOOYINKA
MADAXWEYNAHA: 2) CAFIS MADAXWEYNE,
XEER MADAXWEYNE Lr: 0307/052013
3) CAFIS MADAXWEYNE,
XEER MADAXWEYNE Lr: 0308/052013
QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA,
AMARADA & XEER NIDAAMIYAYAASHA
WASIIRADA, IWM
4) Ministry of Civil Aviation & Air
Transport.
482 484 486
Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo
—481—
QAYBTA AFRAAD: AMARADA & GO’AANADA MAAMUL 5) Maxkamada Gobolka M/Jeex, Baafin
Dacweysane
6) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Dhul-Dhis General
Trading Company)
7) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Dalsan Trading
Company)
8) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Somaliland Business
Services)
9) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Hoodaale Fishing and
Natural Resources)
10) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Adam Consultancy
Service)
11) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Cokiya Textile
Company)
12) Xafiiska Xeer Illaalinta Guud (Diiwaan
Gelin Shirikada Al Nuur Furniture)
QAYBTA SHANAAD: OGEYSIISYADA
13) SOOMA BIXIN
491 493 494 496 497 499 500 502
—482—
QAYBTA LABAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA IYO DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA:
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-1731/052013 17/05/13
XEER MADAXWEYNE Lr:0307/052013
Cafis Madaxweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Xubintiisa
5aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 149aad ee Xeerka Ciqaabta Guud;
Markuu La Tashaday: Xeer Ilaaliyaha Guud ee
Qaranka.
Markuu Tixgeliyey: Codsiga Cafiska ah ee
Odayaasha Degaankaas; Markuu Tixgeliyey: Munaasibadda Sannad
guuradda 22aad ee 18-ka May, oo ay habboon tahay
in saamaxaad loo fidiyo Maxaabiista xukuman ee Xabsiyada dalka ku xidhan
—483—
oo tiraddoodu dhan tahay 32-Maxbuus;
Wuxuu Go’aansaday
In laga bilaabo taariikhda maanta 17/05/2013 uu
saamaxaad buuxda u fidiyo Maxaabiista Xukuman ee Xabsiyada dalka ku xidhan oo tiraddoodu dhan tahay 32-Maxbuus oo kala ah;
1. Cabdi Maxamed Xasan
2. Jaamac Maxamed Xasan
3. Maxamed Cabdilaahi Xasan
4. Cabdi Ibraahin Yusuf
5. Saalax X. Faarax Cali
6. Cabdillahi Axmed Sayiid
7. Muuse Falaax Nuur Diiriye
8. Axmed Xasan Haybe
9. Maxamed Muxumed Xiiray
10. Jaamac Cabdi Warsame
11. Cabdi Ibraahim Xirsi
12. Casaan Cabdi Jaamac
13. Maxamed Tahar Cabdule
14. Maxamed Iimaan Geele
15. Maxamed Haybe Geele
16. Maxamed Muxumed Ismaciil
17. Iid Xasan Haybe
18. Mustafe Xasan Haybe
19. Ibraahim Ismaciil Geele
20. Mukhtaar Xasan Haybe
21. Maxamed Baashe Hurre
22. Cabdi-Kariim Sh. Muxumed Sh. Cumar
23. Salaan Haybe Geele
24. Cabdi Ismaaciil Batuun
25. Naasir Cali Maxamuud
26. Khadar Xasan Haybe
27. Keyse Ismaciil Muxumed
—484—
28. Xariir Cabdi Iimaan
29. Xasan Iimaan Geele
30. Cabdi Muxumed Haybe
31. Cabdi Axmed Cabdi iyo
32. Cali Daahir Axmed
Allaa Mahad Leh, Axmed Maxamed Silanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-1732/052013 17/05/13
XEER MADAXWEYNE Lr:0308/052013
Cafis Madaxweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Xubintiisa
5aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu La Tashaday: Masuuliyiinta ay Arrintani
khusayso;
Markuu Tixgeliyey: Codsiga Cafiska ah ee
Odayaasha Degaankas;
—485—
Markuu Arkay: Qodobka 149aad ee Xeerka
Ciqaabta Guud;
Markuu Tixgeliyey: Munaasibadda Sannad
guuradda 22aad ee 18-ka May, oo ay habboon tahay
in saamaxaad loo fidiyo Maxbuus Raabi Yuusuf Cabdilllahi;
Wuxuu Go’aansaday
In laga bilaabo taariikhda maanta uu Cafis gaar ahaaneed u fidiyo Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi, oo qarannimada Somaliland ka soo hor-jeeday in
muddo ah.
Allaa Mahad Leh,
Axmed Maxamed Silanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
—486—
QAYBTA SADEXAAD:
DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA, AMARADA
IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA WASIIRADA, IWM
REPUBLIC OF SOMALILAND
MINISTRY OF CIVIL AVIATION & AIR TRANSPORT
Our Ref. No. om/01/195/2013
Date: May 14, 2013
To: Mr. David Clapp
UNDP Country Director
Somaliland /Somalia
Nairobi.Kenya
Cc: UNHAS Project
UN-WFP-O-I-C
Hargeisa, Somaliland
Cc: Mr. peter Noad
Deputy Director
ICAO /TCB
99 University Street
Montreal, Quebec H3C 5H7
Canada
Cc: Mr. K. J. Mosupukwa
—487—
CACAS project Coordinator
Nairobi, Kenya
Cc: Zahra Adam Elmi
National Political Affairs Officer
UNPOS for Somaliland
Hargeisa, Somaliland
Cc: Hon .Abdullahi Mohamed Omer
Ministry of Foreign Affairs & International
Cooperation (MoFA&IC)
Hargeisa, Somaliland
Cc: H/E Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo )
The president of the Republic of Somaliland
Presidency
Hargeisa, Somaliland
Sub: Final Decision on Somaliland Air Space
Management and CACAS Project
Dear Mr. Clapp:
This is to officially inform you ,the official response
statement on yesterday May 11, 2013 political
statement stated jointly by representative of UNDP
and ICAO with the Federal Government of Somalia
(FGOS) in regard to the EX-Somalia (Somalia and
Somaliland ) Air Space Management that was
—488—
trusted to UNDP by the UN Security council in
1933 under Security Resolution NO 954 to
administer and management until political
settlement is reached on the existing conflicts .
As you may recall ,UNDP and ICAO/CACAS project
management has been coordinating the joint
‘’Steering Committee Meetings ‘’ activities in relation
to the process of transferring the ownership into
the hands of Somalis .the SC was established On
May 2011 jointly by the Government of Somaliland
and Transitional Government of Somalia (TFG)
respectively signed by the Minister’s of civil Aviation
and Air Transportation (MoCAAT) of Somaliland
and the Minister of planning of the TFG. The
objectives were to overseas the process of
transferring the present CACAS project.
Since, that time there were 7quarterly SC meetings
of which the last one was held on January 07,2013
at the ICAO Head Quarter in Montreal ,Quebec
Canada . The agreed minutes that came out of this
meeting was as follows:
1. Implementation of the Technical Gap Analysis
Report and Recommendation
2. To hire the Technical Transitional Team(TTT) in
order to prepare the ground for the readiness
aspect of transferring the CACAS project
3. To call for Inter-Ministerial Meeting on June 2013
in Nairobi ,Kenya in order to brief the ministers
the progress of the CACAS and the SC meetings
and also up-date each other on the political
—489—
developments in the ground (Somaliland
/Somalia )
Unfortunately, the political statement jointly made
by UNDP/ICAO and the FGoS through the media
in regard to the unilateral decision to agree the
transfer of the ‘’EX-Somalia Air Space and it’s
management to the FGoS is a violation to our
existing agreement and transitional process to bring
back the ownership to mutually agreed solution
between Somali –Stakeholders.
As a result, on behalf of the Government of
Somaliland and the officially mandated institution
on the Somaliland Air Space Management, that
MOCAAT reached the following decision to rectify
your wrong decision:
1. Starting from May 15th 2013 at 06:00hrs (03:00
GMT) all UNHAS flights are suspended and
those aircraft stationed in Airport of Somaliland
are grounded until further notice (Refer to the
current NOTAM) related to this Issue ,
2. Starting from July 05th, 2013, the total
ownership of Somaliland ‘’Air Space
management and Control ‘’will be fully under the
management of MoCAAT and all clients both
commercial and humanitarian fleets are
directed to make official request for ‘’Over-Flight
and Landing permission ‘’ to MoCAAT only;
3. Starting June 01,2013CACAS project
Coordinator is herby instructed to not manage
—490—
any long the Mogadishu FIR for Somaliland Air
Space management and Control
4. UNDP/ICAO –CACAS available project
resources must be put on hold for expenditure
until our share of the funding are ear-marked for
us and transferred to us as per the ITATA
records of the ‘’Air Navigation Charges ‘’as of
today may 14,2014
In summary, we are cautioning our development
partners UNDP and ICAO/CACAS Project
management not to make any further action that
will be contrary to agreed structure to oversee the
CACAC’ process of transferring ownership and also
discontinue the present relationship with of called
represent of the FGoS who has been the misleading
factor to executive of Somalia
Finally, we expect your official acknowledgement
and written response to our official statement in
regard to the EX-Somalia (FGoS/Somaliland)
without further delays.
Hon. Mohamoud Hashi Abdi
Minister of MoCAAT
—491—
QAYBTA AFRAAD:
AMARADA & GO’AANADA MAAMUL
JUMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMLILAND MAXAKAMADDA GOBOLKA M/J HARGAYSA REGIONAL COURT M/J HARGAYSA
MGH
MGH/DML/134/12 Hargaysa
05/05/2013
Ku: Idaacada Radio Hargeysa Hargeysa
Ku: Wargeysyada Madaxa Bannaan Hargeysa
UJEEDO: Baafin Dacwaysane: Jaamac Xasan
Warsame, (dhaanraac) Hargaysa Iyo Caaqil Abshir
Axmed Huruuf
Maxakamadda Gobolka M/J Hargeysa, iyadoo
dabbaqaysa qodobka 121, 108, 91 XHM.
Waxay baafinaysaa dacwaysanayaasha
magacyadoodu sare ku xusan yihiin inay
maxkamadda horteeda ku yimaadaan mudo (15)
casho gudahood ah oo ka bilaabmaysa marka laga
sii daayo Raadiyo Hargeysa laguna faafiyo
wargaysyada madaxa banan.
Kuwaasoo ay dacwad madani ahi u taalo
Maxkamadda Gobolka M/J Hargeysa.
Haddii ay ku iman waayaan mudadaa ay
maxkamaddu u qabatay, waxay maxkamaddu ka
—492—
qaadi doontaa tallaabo sharciga waafaqsan oo la
xidhiidha arintooda
ALLAA MAHAD LEH
((Dr: YUSUF Dalal Cabdi))
Garsooraha Maxakamada Gobolka M/J hargaysa
((Abokor Maxamed Axmed))
Kaaliyaha Maxkamadda Gobolka M/J Hargaysa
—493—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/103/2013 12/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeedo:- Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
DHUL-DHIS GENERAL TRADING
COMPANY, oo ay ku Cad yihiin
Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad
Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland
company Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
—494—
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban DHUL-DHIS GENERAL
TRADING COMPANY, shaqadeeduna tahay Ganacsiga
Guud ( General Trading) xarunteeduna tahay Magaalada
Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay
12/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/104/2013 12/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeeddo:- Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
—495—
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
DALSAN TRADING COMPANY, oo ay
ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,
sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban DALSAN TRADING
COMPANY, shaqadeedu tahay Dhoofinta iyo Soo Dejinta (
Import and Export) xarunteeduna tahay Magaalada
Harageysa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay
12/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—496—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/105/2013 12/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
SOMALILAND BUSINESS SERVICES,
oo ay ku Cad yihiin Xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad Qodobka
11aad (2) (a) Somaliland company
Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
—497—
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban SOMALILAND BUSINESS
SERVICES, shaqadeedu tahay Adeeg (Logistics Service)
xarunteeduna tahay Magaalada Hargeisa, laga bilaabo
manta oo ay taarikhdu tahay 12/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/107/2013 14/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
—498—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
HOODAALE FISHING AND NATURAL
RESOURCES, oo ay ku Cad yihiin
Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad
Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland
company Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban HOODAALE FISHING AND
NATURAL RESOURCES, shaqadeedu tahay Kallumeysiga
(Fishing), xarunteeduna tahay Magaalada Berbera, laga
bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 14/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—499—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/108/2013 15/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
ADAM CONSULTANCY SERVICE, oo
ay ku Cad yihiin Xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad Qodobka
11aad (2) (a) Somaliland company
Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
—500—
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban ADAM CONSULTANCY
SERVICE, shaqadeedu tahay Adeega La talinta
(Consultancy Service), xarunteeduna tahay Magaalada
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
15/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/109/2013 15/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
—501—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
COKIYA TEXTILE COMPANY, oo ay
ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,
sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban COKIYA TEXTILE COMPANY,
shaqadeedu tahay Samenta dharka noocyadiisa kala
duwan (TAILORING AND DESIGNING ALL CLOTHS),
xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 15/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—502—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL
TIX: - XIG/JSL/110/2013 16/05/2013
Hargeysa.
Ku: Cida Ay Khusayso.
Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed
Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada
Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
AL NUUR FURNITURE, oo ay ku Cad
yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku
cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company Law.
Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan
yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
No.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin
Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—503—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan Tahay
Shirkadda ku magacaaban AL NUUR FURNITURE,
shaqadeedu tahay Qalabka Guryaha/Xafiisyada
(Furniture), xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 16/05/2013.
Allaa Mahad Leh.
(Aadan Axmed Muuse)
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka