kulanka waaldika kormeeraha guud -...

10
Kulanka Waaldika Kormeeraha guud & Barashada Luuqada Ingiriiska Guddiga La talinta Degmada (ELA-DAC) Xoojinta Qoyska Iyo Iskaashiga Bulshada ee Dugsiyada Dowladda Denver Mawdhuuca Kulanka #2: Taagerista qoysaska ahaanshaha macalinka canugoodaa koowaad iyo U ololaynta

Upload: others

Post on 27-Oct-2019

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

Kulanka Waaldika Kormeeraha guud

& Barashada Luuqada Ingiriiska Guddiga La talinta Degmada (ELA-DAC)

Xoojinta Qoyska Iyo Iskaashiga Bulshada ee Dugsiyada Dowladda Denver

Mawdhuuca Kulanka #2: Taagerista qoysaska ahaanshaha macalinka canugoodaa koowaad iyo U ololaynta

Page 2: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

Kulanka Waalidka Kormeeraha guud & ELA DAC DOORKA WAKIILKA WAALIDKA & MASUULIYADAHA

UJEEDADA KULANKA KORMEERAHA WAALIDKA

Sannad walba, Kormeeraha guud ee Tom Boasberg wuxuu marti geliyaa Kulamada Waalidka Kormeeraha guud ee wada shaqeynta Xafiiska Qoyska iyo Howlgelinta Bulshada (FACE). Kulanka waalidka wuxuu ahaa wado wanaagsan ee Kormeeraha uu kula xiriiro iyo ku xirmo dugsiyada iyo waaladiinta degmada oo dhan. Ujeedada Kulanka Kormeeraha Waalidka waa in:

La siiyo fursad wadahadal furan ee waalidka bulshada;

Lala wadaago hawlgalada degmada ugu muhiimsan:

La siiyo macluumaadka ka caawin doona waalidku inay si fiican u fahmaan sida ugu wanaagsan ee loo taageeri karo labada guul cunugooda dugsiga iyo guriga labadaba; iyo

La siiyo waaladiinta qalabyada lagu qeybinayo warbixinta laga bartay Shirarka Kulanka iyo lala wadaago hogaanka dugsiga iyo waaladiinta/bulshada dugsiga oo dhan oo ay ku jiraan, laakin kama xadidna in, CSCs, ELA PACs, iyo kooxyada kale ee hogaanka waaladiinta.

Dugsi walba waxaa la weydiinayaa in uu u xilsaaro ugu yaraan afar wakiilada ee waalidka/masuulka ee si iswaafaqsan uga soo qeybqaadatid Kulamada Waalidka ilaa sannadka oo dhan ah.Wakiilada Kulanka Waalidka waa in ay balanqaadaan in ay ka qeybgalaan ugu yaraan 5 Kulamo illaa sannadka dugsiga oo dhan.

Fadlan ogow: Wakiilada waaladiinta ee ka soo qeybgala dhammaan kulamada waalidka waxaa aqoonsanayaa Kormeeraha guud Boasberg dhammaadka sannadka dugsiga. Haddii aysan ku dooran hogaanka dugsiga si aad ugu adeegtid sida wakiilka kulanka waalid iyo aad daneyneyso u adeegida sida midka mid ah wakiilka kulanka waalidka dugsigaaga, la xiriir hogaamiyaha dugsigaaga iyo ha ogaadeen in aad jecleyd in aad ugu adeegto sida wakiil. Tani waxay hogaanka dugsiga siisaa fursada lagu helayo in lagu barto iyo la taageero dadaaladada ee lagu bandhigayo warbixinta kulanka ee dib ugu laabaneyso dugsigaaga iyo bulshada waalidka.

DOORKA WAKIILKA WAALIDKA & MASUULIYADA

Waajibaadka sida wakiilka kulanka waalidka waa in:

• La balan qaadaa in laga qeybgalo ugu yaraan Kulamada Waalidka Kormeehaha guud. Waxaa jira 7 kulamo ee waalid guud ahaan sannadkaan.

Fadlan ogow: Wakiilada waaladiinta ee ka soo qeybgala dhammaan kulamada waalidka waxaa aqoonsanayaa Kormeeraha guud Tom Boasberg ee Maajo 17, 2015 Kulanka Waalidka.

• Isku diiwaangeli hal isbuuc gudahiisa ee Kulanka Waalidka Kormeeraha guud si markaas ay noogu caawiso qorsheynta ugu haboon fadhiga iyo cuntada.

• Uga qeybgal si joogtada wada sheekeysiga iyo sheeg tallo inta lagu jiro Kulamada Waalidka.

• Ka gal waraaqaha kulanka waalidka websaydka face.dpsk12.orgwixii warbixin ah ee aad jeclaan laheyd in aad la wadaagtid dugsigaaga.

• La wadaag warbixinta aad ka heshay Kulanka Waalidka ee uu la jiro Masuulka dugsiga, kooxyadeena waalidka bulshada iyo hogaanka waalidka sida: Guddiga Iskaashiga Dugsiga (CSC), Barashada Luuqada Ingiriiska Gollaha La talinta Waalidka (ELA PAC) iyo kooxyada kale ee hogaanka waalidka sida PTO iyo PTAs.

• U adeegida sida barta xiriirka dugsigaaga ee wadaagida xiriirka ku saabsan howlaha degmada oo dhan iyo dhacdooyinka. Barashada Luuqada Ingiriiska Kulanka Guddiga La talinta Degmada (ELA DAC) Intaa waxaa dheer, sannadkaan waxaan usu geyneynaa Kulamada Waalidka Kormeeraha guud iyo Barashada Luuqada Ingiriiska ee kulamadA Guddiga La talinta Degmada (ELA DAC). Haddii aad qabtid ardayda ELA, waxaan jeclaan laheyn in codkaaga miiska uu matalo dugsigaaga ee kulamada ELA DAC.

Kulanka ELA DAC waxaa la qabanayaa subixii kadib fadhiga Kulanka Waalidka Kormeeraha guud ka bilow 11:30 a.m. – 12:30 p.m. Qadada, daryeelka carruurta, iyo gaadiidba waa la bixinayaa. Waxaan ku dhiirogelineynaa dhammaan waaladiinta ardayda ELA in ay joogaan kulanka oo qeyb ka ah ELA DAC ee kulan hal saac ah si ay ugu bartaan waxbadan ee ku saabsan xaquuqdooda iyo masuuliyadahooda iyo waalidka ardayda ELA iyo si qoto dheer ugu dabaasha tusmada shirka. Waxaa jiraya kulanka kaligaa joogso ee ELA DAC Janaayo iyo Maarso.

Page 3: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

AJADANAHA KULANKA KORMEERAHA GUUD EE

WAALIDKA

Natiijooyinka Waxbarashada: • Qosyaka waxay ka helayaan ogeysiinta Qorshaha Ka qeybqadashada Degmada iyo

sida ay u adeegto ardayda iyo qoysaskooda. • Qoysaska waxaya fahmi doonaan shaqada ay DPS sameeyasay si u taageerto

waalidiinta macalinta koowaad iyo u olalaynta • Qoysaska waxay heli doonan qalabka iyo istarajiyada iskaashiga wabbarasho tayo

leh u olalaynta

WAQTIGA: 09:30 AM – 11:30 AM

1. Soo dhaweyn iyo Isbarashada

2. Hagista ballamaha ee Qorshaha Ka qeybgalinta Waalidiinta

3. Taagerista qoysaska ahaanshaha macalinka canugoodaa koowaad iyo U ololaynta

4. Aragtida Waalidka – Wareysi

5. Is qeybin:

a. Dugsiga hoose b. Dugsiga sare c. Isbaanish (Dugsiga hoose, Dugsiga sare)

6. Ku dhawaaqida, Jawaab celinta iyo Xiritaanka

7. Kooxaha Diirada Sara Kulanka Kadib (11:45 am – 12:45 pm)

Kulanka Waalidka Kormeeraha guud waxaa damaanad qaaday:

Carruurta Caafimaadka ah waa Bartayaal Wanaagsan! Soo wac: 720-423-3661 | I-meel: [email protected] |Ma jiraan qarashaadka ama caymiska

caafimaadka qarashka hooseeyo

Page 4: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

Kulanka Waalidka Kormeeraha guud & ELA DAC Arboco, Nofember 1, 2017

Qabtaha Qoraalka Waalidka

Jadwalka hadalka 1.- Ka farka sida lagu taageero waxbarashada guriga ee carruurtaada 2.- Waa maxay qaababka aad uga qeybqaadan karto waxbarashada guriga? 1.- Fasax Kulanka La doortay :

Page 5: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

Diyaarinta loogu Guddiga S&J

Fadlan ku bixi dhowrka daqiiqo ee ugu horeysoqorista 1 ama 2 su’aalo ee aad jeclaan laheyd inaad weydiiso guddiga ee ku saabsan mawdhuuc gaar ah.

Page 6: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!
Page 7: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

U qoondey waqtiga akhriska ilmahaaga si joogto ah adigoo isticmaalaya suugaanta ku habboon da’da.

Markaad u soo baxdo dukaamaysiga, kala hadal cunugaada qiimaha, midabka, midabka, badeecooyinka loo baahan yahay cuntada iyo magacaabista cuntada sida jidka. Kala hadal carruurtaada wax ku saabsan maalin dugsiyoodkooda. Weydii su’aalaha gaarka ah: “Maxaad ka baratay taariikhda?” beddelkii “Sida ay aheyd maalintaada?” Dhiiragalinta wada shaykeysiga halkii ay ka ahaan lahayd jawaabta. Xaadiro noqo marka aad la hadlo carruurtaada. Waxay noqon kartaa dhibaato in dhinac la dhigo shaqda ama carruurta kale, laakiin isku day inaad siiso dhowr daqiiqo maalin walba meeshaas oo aad canugaaga ku siin karto xadar weyn.

Ku dhiiri geli ilmahaaga inuu qoro joornaal ku saabsan waxa ay ku bartaan dugsiga.

Inta lagu jiro waqtigaaga firaaqada ah, qorshee booqashooyinka madxafyada kala duwan, maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada! La daawo TV-ga, kala hadal canugaaga wax ku saabsan barnaamijyada. Kala hadal shayda sida duuliyanimada, dabeecadaha, goobaha iyo ujeedooyinka sheedka. Ogow dadaalada ilmahaaga, inaysan aheyn dhammaadka natiijada. Xooga saar iyo ogow qaab aad u faani karto canugaaga. Xooga saar muhiimada “kari karo” dabeecada, taas caawin doonto carruurtaada noloshooda oo dhan. Kala hadal ardaygaaga wax ku saabsan kuliyada iyo xirfada. Weydii iyaga wax ku saabsan rajooyinkooda iyo riyooyinkooda ee mustaqbalkooda. Xooga saaray muhiimada dugsiga iyo aadista kuliyada. Ha xukmin riyooyinkooda iyo rajooyinkooda. Sameeyso Barta Waalidka, halkaas oo aad ka arki karto macluumaadka ku saabsan buundooyinka ardayda iyo xaadirista macluumaadka muhiimka ah ee dugsiga. Waxaad sidoo kale ka diiwaangalin kartaa onleenka dugsiga carruurtaada!

Xafiiska Hawlgelinta Qoyska (FACE) waxay bartaa, xoojisaa oo hawlgelisaa ardayda, waaladiinta, qoysaska iyo xubnaha bulshada si loo hubiyo guusha waxbarashada ee canug walbo. FACE waxay bixisaa tababaro iyo

illo oo xiriirka waaladiinta iyo qoysaska ah, hogaannimada, xalinta qilaafaadka, iyo wax badan.

Si aad uga baratid wax badan oo ku saabsan FACE iyo

barnaamikeeda, booqo face.dpsk12.org. Wixii macluumaad

dheeri ah ama u baahan tahay caawin, wac720.423.3054.

10 TALAABOOYINKA LAGU GUULEYSTO

Noqoshada Macalinka Koowaad ee Canugaaga

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

Page 8: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

2017-2018 Sharaxaada Howlaha Waalidka Xafiiska Hawlgelinta Qoyska iyo Bulshada

Kooxda Xoojinta Qoyska | Kooxda Degmada Qoyska

http://face.dpsk12.org | 720-423-3054

SPF

Kooxda Xoojinta Qoyska waxaa loogu talagalay in ay hormariso wax barto, ka howlgasho, iyo waaladiinta la xoojiyay iyo shaqaalaha jaalka la ah aasasida dugsiyo wanaagsan ee xaafad walba Meeshaas ee Canug Walba Guuleysto. Kooxda Xoojinta Qoyska waxaa naga go’an in wax ka qabano walaacyada waalidka si ku haboon oo wax ku ool ah si loo hubiyo wanaaga adeega macaamiisha.

Kulanka Kormeeraha guud ee Waalidka Hamilada Kulanka Kormeeraha guud waa howlgelinta waalidka iyo qoysaska ee barashada ku saabsan qorshayaasha ugu muhiimsan degmada iyo sida waaladiinta ay u taageeri karaan qorshayaasha dugsiga. Kulanka Waalidka Kormeeraha guud waxaa marti geliyo Koreemaraha guud, Tom Boasberg, ee la kaashanayo Xafiiska Qoyska iyo Howlgelinta Bulshada. Waxaa jiro kulamo waalid ilaa sannadka oo dhan, ee diirada saaro mowduucyada ay waalidka doorteen. Qiyaastii, 450 waaladiin ayaa ka soo qeybgalay Kulanka Waalidka Kormeeraha guud, mataleyso

dugsiyada degmada oo dhan. Kulamadaan gaarka ah ee ELA DACs waxay ka dhacdaa Kulanka Waalidka Kormeeraha guud si ay u bixiso iskaashi dheeraad ah iyo hogaamiyayaasha dugsiga.

Barashada Luuqada Ingiriiska Guddiga La talinta Degmada oo dhan Hamilada Barashada Luuqada Ingiriiska Guddiga Latalinta degmada (ELA DAC) waa hubinta in qoysaska dhaqan ahaan u kala duwan ay ku qalabeysanyihiin warbixinta, tababarka iyo taageerada ay u baahanyihiin in ay ku noqdaan ka qeybqaate firfircoon ee dhammaan dugsiyada oo dhan, qorshayaasha iyo dhacdooyinka. Waaladiinta waxaa la soo ogeysiiyaa xaquuqdooda masuuliyadaha iyo warbixinta gaarka u ah

hormarka waxbarashada ee Bartayaasha Luuqada Ingiriiska iyo Barnaamijka Barashada Luuqada Ingiriiska. Waa illo cadaalad ah ee ku saabsan degmada iyo illaha bulshada. FIIRO GAAR AH: Sanad dugssiyeedkan Kulanka Kormeeraha Guud ee Waalidka waxaa ka mid ah Guddiga la talinta Degmada ee Barashada Luuqada ingriiska (ELA-DAC), taas oo siinaysa waalidiinta arday ka badan 40,000 DPS ku waas oo ku hadala luuqado aan aheyn Ingiriis fursada ay uga qeybqatan arrimaha muhiimka ah ee hogaanka degmada.

ELA DAC – Machadka Hogaanka Qoyska Macahadkan wuxuu siisa fursada Qoysaska DPS si ay u hagajiyan xirfadaha hogaanka iyo ayna noqdan u doodayaasha xoogan iyo Iskaashatada waxbarashada firfircoon ee guriga, dugsiga iyo heerka degmada. Macahadka Hogaanka Qoyska waa isku jirka tusmada ELA DAC iyo waxayna ka kiiban tahay kulamada afar maalmood ah galin-maalmaha ee sanad dugsiyeedka oo dhan. Mowduucyadalla soo jeedin doonaa waxay

noqon doonaan: Hormarinta Hadafkaaga, Nadiifinta Qiimahaada, Xiriir Waxtar leh iyo Qaban-qaabadada Kale.

Barnaamijka Booqashada Guriga ee Macalinka Waalidka Barnaamijka Booqashada Guriga ee Macalinka (PTHV) Waalidka waxaa loogu tala galay in lagu xoojiyo xiriirka ka dhexeya macalimiinta, qoyska, iyo ardayda iyada oo la dhisayo xiriirka iyo fududeynta wada shaqeynta. Su’aasha dhexe ee booqashada koowaad ee guriga waa tusaalaheena weydiinta qoyska “waa maxay rajooyinkaaga iyo riyooyinka canugaaga?” Waxaan ognahay marka qoysaska iyo shaqaalaha ay ka

wada shaqeeyaan hadaf isku mid ah, qof walb wuxuu gaara guul badan. Kooxda Xoojinta Qoyska waxay bixisaa tababar, ilahaa iyo magdhawga shaqaalaha dugsiga ee ku dhaw xeerarkan, waxaa ka mid ah taageerada isku xirka booqashada guriga ee dadaalada ka qeybqaadashada qoyska ee barta dugsiga.

Nidmaayada Heerarka Waxbarashada Nidmaayada Heerarka Waxbarashada (ASEs) waxay ku casuumeysa dugsiyada dhowr jeer sanad oo dhan si loo dheereey heerka xulafanimo iyo wada shaqeynta ka dhexeysa guriga iyo jawiyada waxbarasho ee dugsiga. Nidaamyadan waxay abuurta fursadaha lagu kordhinayo wada shaqeynta ka dhexeysa shaqaalaha dugsiga iyo qoyskaka ee lagu xoojinayo qoysaska fahamka xirfada ee ah inay carruurtooda hormarayan,

sida ay carruurtooda u hormariyan, doorka heerka waxbarasho ee gobolka iyo qiimaynta dugsiyada. Kooxda Xoojinta Qoyska waxay u soo saartay dugsiyada qalab si ay u martigeliyaan nidaamyadooda iyo sidoo kale si loo siiyo farsamada caawinta iyo tababrista dugsiyada naqshada labada dhinac ee hore iyada oo loo marayo hirgelinta.

Qoyska Xaaska FACE Kooxda Xoojinta Qoyska waxay taageertaa Xafiisyada Bulshada iyo Qoyska ee degmada oo dhan iyada oo u mareysa xirka rasmiga iyo tan aah rasmig aheyn ee hormarinta fursadaha. Inta waxaa dheer tababarista fool-ka foolka ah iyo macalinmiada, Qoyska iyo Xafiisyada Bulshada ayaa lagu bixiya tabarada qofka, shabakadaha barashadda xirfada, isticmaalka kale ee taageerada degmada iyo barnaamijyada.

Adeegyada Degmada Qoyska Adeegyada Degmada Qoyska (FCS) Kooxda Xoojinta Qoyska waxaa naga go’an in wax ka qabano walaacyada waalidka si ku haboon oo wax ku ool ah si loo hubiyo wanaaga adeega macaamiisha. Haddii aad u baahan tahay inad lagu inaad hesho nidaamka wadada Dugsiyada Dadweynaha Denver, tababarka iyo nidaamka isgaarsiinta shaqaalaha dugsiga ama lagu caawiyo arrimaha waxa lagu yaabo inay

imaadan inta lagu jiro sanad dugsiyeedka fadlan wac Khadka Bulshada iyo Qoyska (720) 423-3054.

PTHVP

ELA DAC

EFF

ASEs

ELA DAC/FLI

FCS

Page 9: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

Kulanka Waalidka Kormeeraha guud-ELA DAC Arboco, Nofember 1, 2017

TALAABOOYINKA XIGA Xoojinta Qoyska Iyo Iskaashiga Bulshada ee Dugsiyada Dowladda Denver

Mawduuca #2: Taagerista qoysaska ahaanshaha Macalinka Canugoodaa Koowaad iyo U ololaynta Waad ku mahadsantahay ka soo qeybgalka Kulanka Waalidka Kormeeraha guud. Waan kaga mahad celinay taladaada, taageeradaada joogtada ah iyo ballanqaadkaada aan ku gaarno hamiladeena inuu Canug Walba wuu Guuleystaa.

QALABEYNTA IYO DHISMAHA

Ka dajiso qoraalada Kulanka. Bandhigyada iyo waraaqaha aad ka heshay Kulanka Waalidka waxaa lagu soo shaacinayaa hal isbuuc gudahiisa oo shirka ah websaydkeena http://face.dpsk12.org. Haddii aad u baahantahay caawin, kala xiriir xafiiskeena 720-423-3135. La wadaag macluumaadka waalidiinta kale iyo Ku xir kooxaha kale ee hogaanka. Buug yarahaan la socdo, waxaad ka heleysaa waxyaabo kaa caawinaya in aad la wadaagto macluumaadka aad ka heshay maanta waalidiinta kale ee dugsigaaga. Kala hadal maamuulaha kulanka wax ku saabsan hoggaannimada kooxaha kale: Guddiga Maamulka Dugsiga/CSC, PTA, ELA Guddiga Latalinta Waalidka (ELA PAC), iyo kuwa kale. Weydii in aad la kulantid kooxahan si markaas aad la wadaagtid kartaa macluumaadka kulankaan. La kulan masuulka dugsigaada. La kulan wakiilada waaladiinta kale oo dugsigaada ka socda iyo balan la sameyso oo aad kula kulantaan masuulka dugsigiina si koox ahaan ah.

KA QEYBQAADO

Sameeyso iyo gal Akoonkaaga Bogga Xiriirka Waalidka. Noqo u doodaha koowaad ee canugaaga. Iska diiwaangeli Bogga Waalidka oo sahmi muuqaalada badan ee kuu ogolaanaya in aad tixraacdid hormarka ardaygaada ee dhinaca guusha taas oo ku jirta: Buundooyinka & Shaqooyinka guriga Xaadirista &Dabeecada Ilaha Waxbarashada Degmada & Imtixaanka Gobolka

Si aad isaga diiwaangeliso, booqo: https://myportal.dpsk12.org Adeegyada Degmada Qoyska. Hamiladeena waa inaan wax ka qabo walaacyada waalidka si ku haboon oo wax ku ool ah

si loo hubiyo wanaaga adeega macaamiisha. Haddii aad u baahan tahay inad lagu inaad hesho nidaamka wadada Dugsiyada Dadweynaha Denver, tababarka iyo nidaamka isgaarsiinta shaqaalaha dugsiga ama lagu caawiyo arrimaha waxa lagu yaabo inay imaadan inta lagu jiro sanad dugsiyeedka fadlan wac Khadka Bulshada iyo Qoyska: (720) 423-3054

Ku casuun Macalinka Canugaaga Gurigaaga. Waxaa jiro in ka badan 100 dugsiyo kuwaas oo hadda ka qeybqaato

Barnaamkijka Booqashada Guriga Waalidka Macalinka. La xiriir macalinkaaga si aad u ogaatid haddii ay ka qeybqaateen barnaamijkaan iyo ku casuun iyaga in ay ku xirmaan qoyskaaga si ay u dhisaan iskaashi xoogan ee macalinka canugaaga ah si aad ugu caawisid guusha canugaaga. Wixii warbixin dheeraad ah booqo: http://homevisit.dpsk12.org

Ka hel Illaha Waxbarashada Onleenka. Waxaad ka heli kartaa illaha lagu taageerayo barashada canugaaga ee guriga

dhinaca jaheynada waalidka waxay ku hagaan ardayga barashada & qiimeynada iyo illaha onleenka ee http://standards.dpsk12.org ama adiga oo galaya Akoonka Bogga Waalidka iyo adiga oo riixayo badhanka Illaha Waxbarashada.

Kulanka/ELA DAC xiggo ee Kormeeraha guud Waalidka. Iska diiwaangeli kulan Waalidka Kormeeraha guud ee soo socda. Hoos ka fiiri wixii faafaahin dheeraad ah.

MOWDUUCA #3: Xoojinta Qoyska iyo Codka Bulshada ku jirta Dugsiga iyo samaynta-go’aan Degmada TAARIIKHDA: Arbaco, Deseember 13, 2017 Goobta: New Hope Baptist Church, 3701 Colorado Blvd., Denver CO 80205 WAQTIGA: 9:30 a.m. – 11:30 a.m. Macluumaadka warbixinta iyo booqashada diiwaangalinta: http://face.dpsk12.org

Page 10: Kulanka Waaldika Kormeeraha guud - face.dpsk12.orgface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2016/08/WORKBOOK_SO.pdf · maktabadaha, beeraha. Isticmaal fursad sida waxbarasha waayo aragnimada!

Denver Public Schools Waaxda Medicaid

Waxaan ku caawinaa qoysaska in ay helaa caymiska caafimaadka oo bilaash ama qarash hooseeya:

Medicaid oo carruurta iyo qoysaska Medicaid oo dadka weyn iyaga oo aan laheyn carruur ku tiirsan Qorshaha Daryeelka Caafimaadka Carruurta Iyo (CHP+)

Waxaad codsan kartaa waqti walba oo sannadka ah!

Waxaan sidoo kale ku caawinaa dib u diiwaangelinta iyo isticmaalka faa’idooyinka!

Soo wac: 720.423.3661

I-meel: [email protected]

C a a f i m a a d k a C a r r u u r t a w a a B a r t a y a a l