kulanka waalidka kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –dhamman...

35
Kulanka Waalidka Kormeeraha 2016 Wada-dhaqan iyo Is-afgarashada

Upload: others

Post on 19-Jan-2020

4 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Kulanka Waalidka Kormeeraha

2016 Wada-dhaqan iyo Is-afgarashada

Page 2: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Verónica FigoliSarkaalka Madaxa, Qoyska iyo

Bulshada Hawlgalinta

2

Page 3: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Ogeysiin degdega

Turjumaad

3

Page 4: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Ujeedada Kulanka Kormeeraha Waalidka

Wadahadal furan

La wadaag degmada hawlgalada ugu muhiimsan

La wadaag qalabayada macluumaadka lagu taageero ardayda

4

Page 5: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Himilada fasalka & Qalin jabinta

Hogganka Macalinka

CareerConnect2016 Wada-dhaqanka & Af-

garashadaHeerarka & Qiimaynada

Sinaanta & Ka mid

noqosho

Arrimaha Guusha

Shaqsiyada

Waxay keenta dhamman guusha

wadajirka ah ee ardaydeena

20

15

-16

Ku

lam

ad

a K

orm

ee

rah

a W

aa

lid

ka

5

Page 6: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Himilada Fasalka& Qalin jabinta

Hoggaanka Macalinka

CareerConnect

2016 Wada-dhaqanka & Is-Af-garashada

Herarka & Qiimaynada

Sinaanta & Ka mid

noqoshada

Arrimaha Guusha

Shaqsiyada

2015-16 Kulanka Kormeeraha WaalidkaWaxay keenta dhamman guusha wadajirka ah ee ardaydeena

Sebtembar 24, 2015

Desember 17, 2015

Oktoobar 27, 2015

Janaayo 21, 2016

6

Page 7: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Himilada Fasalka & Qalin

jabinta

Hogganka Macalinka

CareerConnect2016 Wada-dhaqanka & Is-Af-garashada

Heerarka & Qiimaynada

Sinaanta & Ka mid

noqosho

Arrinta Guusha

Shaqsiyada

2015-16 Kulanka Kormeeraha WaalidkaKeenida Dhamman Wadajirka Guusha ee Ardaydeena

7

2016 Wada-dhaqanka iyo Is-af-garashada:Maalgelinada muhiimka ah si loo bixiyo fursadaha uguwanaagsan

Maanta, Dugsiyada Dadweynaha Denver waxaa lagu qiyaasay inuu sii wado helista maalgelinta yar ee gobolka ardaygiiba 2016-17 toddobo sano ka hor.

Tani micnaheedu waa caqabado mug ku ah DPS iyo dhamman dugsiyada degamada Coloraado. Sidaas darteed, maanta waxaan ka wada hadli doonaa sida DPS waxaa soo saaridda fursadaha ay raadiyaan lacag dheeraad ah iyada oo ah 2016 tirtirto Bond iyo Mill Levy in November 2016.

Page 8: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Maxaa ku jira Buuggaaga?

Kulanka Waalidka Kormeeraha

2016 Wada-dhaqankaiyo Is-af-garashada:

8

Page 9: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Susana Cordova,Guudoomiyaha ku

meelgaarkaDugsiyada Dadweynaha

Denver9

Page 10: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Dhaqalaha Gobolka ee DPSSIdee loo Maalgeliyay DPS?

• Dugsiyada Dadweyanaha Denver waxay

maalgelinta ka helan dowladda federalka, Gobolka

Colorado iyo canshuuraha hantida Denver

• Heerka Gobolka iyo maalgelinta maxaliga

ah ee Colorado waxaa dejiya Xeerka

Dhaqalaha Dugsiga

• DPS, waxay isku dayday in ay kor u qaado ilaha

dhaqaale ee ardayda, ee doonaya maalgelinta

fursadaha dheeraadka ee dugsiyadeena.

o Qaar ka mid ah fursadahan waxaa ka mid

ah iskaashigeena mu’asasada Dugsiyada

Dadweynaha Denver iyada oo loo marayo

wada-hawalwadeena mu’asasooyinka kale

sida mu’asasada Billa & Melinda Gates

10

28%

51%

10%

11%

DPS Funding

State Local Federal Other

Page 11: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Dhaqalaha Gobolka ee DPS Kordhinta doollarada fasalka

DPS waxay sii wadaysa in ay ballaariso maalgelinta fasallada iyada oo dhimaysa adeegyada

dhexe ee miisaniyadda oo ay ka mid tahay degmooyinka ugu yaran boqolkiiba maalgelinta dhexe

11

Page 12: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Dhaqalaha Gobolka ee DPSMaalgelinta loo yaryareeynayo ardayda Colorado

• 2009, si loo samayo is dhexgalka- dhamman-guddiga degmooyinka ee dugsiyada oo dhan, sharci

dejiyaha Colorado waxaa u soo kordhiyay “Arrin Diidma ah” qaacidada Xeerka Dhaqalaha Dugsiga.

• “Arritan Diidmada ah” waxay saamayn weyneku yeelatay yareynta maalgelinta dugsiga Colorado

ilaa heerkaas halkaas oo aan wali heli maalgelinta ugu badan ardaygii sida aan samaynay 2009.

12

$6,941 $6,873 $6,858 $7,013

$7,355 $7,606 $7,672 $7,744

$7,894$8,174 $8,292

$8,451$8,634

$6,000

$6,500

$7,000

$7,500

$8,000

$8,500

$9,000

FY09-10 FY10-11 FY11-12 FY12-13 FY13-14 FY 14-15 FY 15-16(Forecast)

Saamayna Arrinta Diidmada PPR

PPR PPR excluding Negative Factor

Page 13: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

AMA

Jadwalka Hawsha 1

13

Page 14: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Dowladda federalka waxay bixisa maalgelinta ugu badan ee dugsiga

Kuraafadka- Canshuur bixiyaasha deegaanka iyo gobolka ayaa bixiya maalgelinta ugu badan ee

dugsiga

Maalgelinta DPS wali laga soo kabanin Dhicii weyna

Xaqiiqda - Maalgelinta DPS waxay si weyne hoos ugu dhacday intii lagu jiray Dhici weyna walina

way ka hoosaysa heerarka 2009

Dugsiyada DPS waxay ka heshay kordhinta weyne ee canshuuraja sababto dollarada canshuurta

xashiishka.

Kuraafadka - Canshuuraha xashiishka waxaa lagu bar tilmaamaysta in ay taageerto

degmooyinka leh dhaqalaha yar guud ahaan degmooyinka miyiga, micnaha Denver ma oga inta

badan isha maalgelintan

14

XAQIIQDA ama KHURAAFADKA SIDA DUGSIYADA DPS AY HELAN MAALGELINTA

Page 15: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Mark Ferrandino,Madaxa Sarkaalka Dhaqlaha

Dugsiga

Dustin Kress,Maareeyaha, Waajibaad guud iyo Barnaamijyada Is-af-garashada

15

Page 16: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

David SuppesMadaxa Sarkaalka Dhaqalaha

Dugsiga

Dustin Kress,Maareeyaha, Wada-dhaqanka iyo Barnaamijyada Is-af-garashada

16

Page 17: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Waa maxay Wada-dhaqanka & Is-af-garashadaka?

Waajibaad Wada-dhaqanka

GuudIs-af-garashadaashada

Ilaha Maal-

gelintaCanshuuraha hantida Canshuuraha hantida

Baaxadda

Maalgelinta

Maalgelinta Hal-mar

Raaummalka maal-gelinta waa

degmadeena oo kaliya

Maalgelinta soo noqota sanadkii

Raaummalka maal-gelinta ama

kharashka hawlgalka degmadeena oo

kaliya

Maal-gashiga

La ogolaan

karo

• Dugsiyada Cusub

• Haggajinta Dhismaha/dib u

habaynta

• Iibsashada Dulka

• Qalabaynta ama alaabta

dhismaha

• Farsamada

Wax walba waa la ogolaan karaa,

DPS waxay leedahay taarikhda

isticmaala maalgelinta

• Macalimiinta

• Buugaagata

• Farsamada

Maalgelinta

Xididan

Kharashaadka shaqada (Macalimiinta,

qaybinada)Midna

17

Page 18: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Waa maxay Wada-dhaqanka & Is-af-garashadaka? - Jadwalka Hawlaha

Kulanka maal-gashiga waxaa maalgeliyay Wada-dhaqanka ama

Is-afgarashada

Wada-dhaqanka Maal-gashiga Is-Af-Garashada

Haggajinta Garoonka Ciyaaraha

Ilaha Manhajka Cusub

Barnaamijka Dugsiga Kaddib

Dhismaha Cusub ee Dugsiga

Dib u Habaynta Wada Baakinka

Luudh

Macaliminta

Dib u habaynta fasallada

Farsamada

Page 19: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Waa maxay Wada-dhaqanka & Is-af-garashadaka? - Jadwalka Hawlaha

Kulanka maal-gashiga waxaa maalgeliyay Wada-dhaqanka ama

Is-afgarashada

Wada-dhaqanka Maal-gashiga Is-Af-Garashada

x Haggajinta Garoonka Ciyaaraha

Ilaha Manhajka Cusub x

Barnaamijka Dugsiga Kaddib x

x Dhismaha Cusub ee Dugsiga

x Dib u Habaynta Wada Baakinka

Luudh

Macaliminta x

x Dib u habaynta fasallada

x Farsamada x

Page 20: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Saamaynta 2012 Wad-dhaqanka iyo Is-af-

garashada

Liz Wolfson, Maamuulaha GALS

20

Page 21: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Baarista 2016 Wada-dhaqanka iyo

Is-af-garashada: 21

Page 22: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Baarista Surtagalka 2016 Wada-dhaqanka iyo Is-af-garashadaka:

• DPS waxay bilowday nidaamka qorshaha bulshada si loo talo Guddiga Waxbarashada

• Guddiga Talada Qorsheynta Bulshada (CPAC) waxay ku talin doonaan haddii ay tahay DPS ay sii wadi doonto waajibaad guud, is-afgarashada ama labadaba iyo, sida mudnaanta maagelinta loogu dabooli lahaa dadaallada codbixinta.

• Nidaamk qorsheynta wuxuu dhici doonaa Febraayo – Maajo 2016 oo ay la socoto taalooyinka Guddiga Waxbarashadaee Juune

Febaraayo Maarsho Abriil Maajo Juun Luuliyo Ogoosto Sebteembar Oktoobar Nofeembar

CPAC Bilowga

CPAC Talooyinka Guddiga Waxbarashada

Guddiga WaxbarashadaCodbixinta Waajibaadka guud iyo Is-af-garashadaka Is-af-garashadaashada

Doorshada 2016

22

Page 23: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Guddiga Talada Qorsheynta Bulshada ee 2016

Gudoomiyaasha Guddiga Qaab dhismeedka Guddiga:

• 70+ xubnood soo socta

daafaha Denver

• Ugu yaran 8 xubnood oo

ka socota gobol kasta ee

Denver (Waqooyi-galbeed,

Waqoyi-bari, Waqoyi-

barida Foog, Koonfur-

bari,Koonfurgalbeed,

Dhexe)

• Awoodda jinsiyada kala

duwan (XX ee yy)

• Awoodda matalaada

waalidiinta (XX%)

Ruben Valdez Christine Benero

Eddie Koen Bruce Hoyt

23

Page 24: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Baarista 2016 Wada-dhaqanka iyo Is-

afgarashada: 24

Page 25: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Tixgelinta 2016 Is-Afgarashada Maalgelinta

• Diyaarinta bilaabida ee CPAC, waxaan bilaabay habka ballaaran ah degmada si ay u eegaan maalgalinta surtagalka ah

• Waxaan la hadalnay Maamuulayaasha, Hogganka Waxbarashada, hoggamiyaasha sare iyo Guddiyadeenasi ay miisaamaan ikhtiyaarada kala duwan

• Waxaan ku dheeranay dooda Qorshaha Denver 2020

Page 26: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Macalilmiin aqoon u leh Fasal Kasta,

Hoggamiyaal Sharaf leh

Dugsi Kasta:

Fikar macalinka iyo ku dayashada

hogganka dugsiga

Waqtiga dheeriga ee qorsha macalinka & wada shaqaynta

Maalgeinta Hore:

Taageerada farbarashda hore

sida xirfada hormarinta

macalinka iyo barista kooxda yar

Diyaar u ahaanshaha Kuliyadda &

Shaqada

Gaarista koos shaqada ee kulliyada iyo

fursadaha xirfada

Farsamada fasalka ee qarniga 21

Taageerada Ilamaha oo Dhan

Taageerada ardayda ee caafimaadka

dareena buldhada iyo hawlgelinta

ardayga

Kobcinta dugsiga iyo waxbarashada

kuleelaha

Maal-gashiga Is Af-garashada waxay dar-dargelinaysa qorshaha hormarka Denver ee 2020

Dugsiyo Wanaagsan oo Xaafad Walba ah

Aasaasida Guulaha oo

gudaha Dugsiga ah

Diyaar u ah Kuliyadda

& Shaqada

Taageerada Carruurta

oo Dhan

Xiritaanka Fursada

Bannaan

26

Page 27: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Maxaa laga yaaba in ay tani u tahay dugsigaaga?

Maal-gelinta badan ee dugsiyada

ee adeegyada caafimaadka

dareenka-bulshada, barnaamidka

hawlagelinta ardayga, iyo

kobcinta

Gacamaha-u furan wayo-

aragnimada shaqada iyo koorsada

shaqada ee heerka-kulliyadda

Cilmiga farsamada fasalka ee

cusboonaysiyay

Macalimiinta tabar heer sare leh

farashada fasalka ECE-3aad

Taageer akhriyaasha kass oo la

dhibtoonaya

Maalgelin badan dugsiyada

Hogganka Macalinka &Wada-

shaqayn

Tabaris iyo wada-shaqayn si loo

caawiyo dhamman koritaanka

macalimiinta

Macalilmiin aqoon u leh Fasal Kasta,

Hoggamiyaal Sharaf leh

Dugsi Kasta

Maalgeinta Hore

Diyaar u ah Kuliyadda &

Shaqada

Taageerada Carruurta oo

Dhan

Macalimiin waxtar badan iyo

hoggamiyaal

Haynta sare ee macalimiinta iyo

hoggamiyaasha

Si weyne loo kordhiyo tirada

ardayda ku akhriso ama heerka

fasalka 3aad fasalka

Heerka qiimaynta qalin jabinta la

korhdiyay

Deynta yar ee ardayga kuwaas oo

aadaysa kulliyada

U diyaargarowga dhaqalaha qarniga

21naad

Natiijooyinka la filayo

Carruuta caafimaadka leh waxay

diyaar u yihiin in ay wax bartan

Kordhinta xaadiritaanka iyo waqtiga

lagu jiro fasalda

Wayo-aragnimada waxbarsahada ee

sida wanaagsan- u soo kobacday

Maalgelinta Surtagal ee Af-garashada A

rda

y K

as

ta W

aa u

u G

uu

lays

taa

27

Page 28: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Maxay u tahay tani DPS?

Canug Walba Wuu guuleystaa!

Page 29: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Mudnaansiinta Maalgelintaa Surtagal ee Af-garashada QAYBTA 1

• Sidee mudnaan u siin lahayd mid ka mid ah 4 aagaaga maalgeshiga loo soo jeediyay

– Waa mxay ugu muhiimsan fakerkagaaga?

– Sabab?

• Qaado daqiiqad iyo buuxi warqadda si siiso jawaab celinta DPS:– Tixgeli sida aad jeceshay in aad ugu kala qaybiso $100 mid ka mid ah

aagaga 4 maal-gashi

• Ma u kala qaybin lahayd dhamman si simaan 4 oo dhan?

• Dhammantood ma maalgelin lahayd mid ka mid ah oo kaliya?

• Ma maalgelinaysa inta badan qaadashadaada sare 1 ama 2 iyo wax kuwa kale.

29

Page 30: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Mudnaansiinta Maalgelintaa Surtagal ee Af-garashada QAYBTA 2 Jadwalka Hawsha

• Hadda, waxaan samayn doonaa hawsha ballaran-ee jadwalka.

• Kala hadal ahmiyadaada kuwa aad isku miiska tihiin.– Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah?

Kala duwan?

– Sababta • Miiska kasta wuxuu si wada jir ah u go’aansan doona sida loo “kharash garayay” 10 qoraal ee lagu soo dhigay miiska.

― Maalgelin lahayd dhamman hal aag? Ama waxaad ku faafaafin lahayd aagaag badan?

• Marka aad diyaar noqto, hal wakiil miis kasata waa inuu yimaada sabuurada waana inuu “maalgashada” qoraala la soo dhajiyay sida u miiska go’aansaday.

30

Page 31: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Soo koob La Wadaag

31

Page 32: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Jadwalka CPAC ee 2016 Wada-dhaqanka & Is-af-

garashada 32

Page 33: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Sida Looga Qaybqaato

1. Dhamman qorsheynta kulamada waxay u furan yihiin dadweynaha waxayna yeelan doonaan fursadaha faalooyinka dadweynaha. Kulankeena xiga waxaa noqon doonaa Isnin Feberaayo 29ka marka ay tahay 5pm Dugsiga hoose Byers (150 S Pearl Denver 80209)

2. Liiska xubanaha guddiga waxaa lagu soo dhajinaya bond.dpsk12.org fadlan la xirir xubanaha guddiga ee jaaliyadaada lana wadaag mudnaantaada.

3. Waxaad sidoo kale la wadaagi kartaan guddiga fikradhiinaguddiga idinkoo imeel soo diraya [email protected]

33

Page 34: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Talaabooyinka Xiga

• Talaabooyinka xiga Waraaqaha siinta

• ELA DAC Kulanka kadib

• Qiimayn

• Fadlan soo celi makarafoonkaaga

34

Page 35: Kulanka Waalidka Kormeerahaface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/09/11790_3... · –Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah? Kala duwan? –Sababta • Miiska

Kulanka xiga Kormeeraha ee Waalidka

Talaadada, Abriill 12ka

Mowduuca: Sinaan iyo Ka mid noqosho

Goobta: Xarunta Dhacdada ee PPA2105 Decatur Street, Denver

35