ma rabtaa inaad wakiilkayaga - nsph · rabana inu khibradihisa ka sheekeyo. anaga oo ah hjärnkoll...

2

Upload: others

Post on 28-Jun-2020

4 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Ma rabtaa inaad wakiilkayaga - NSPH · rabana inu khibradihisa ka sheekeyo. Anaga oo ah Hjärnkoll waxanu ka shaqeynaa fudaydinta ka hadalka cudurka dhimirka maskaxda ku dhaca si
Page 2: Ma rabtaa inaad wakiilkayaga - NSPH · rabana inu khibradihisa ka sheekeyo. Anaga oo ah Hjärnkoll waxanu ka shaqeynaa fudaydinta ka hadalka cudurka dhimirka maskaxda ku dhaca si

Ma rabtaa inaad wakiilkayaga noqotid?Cudurka dhimirku waa caadi. Hadana, way adkaan kartaa inaad ka hadasho.Ururka dalaada-guud ee Hjärnkoll wuxuu ka shaqeeyaa si uu u fudeydiyo ka hadalka cudurka dhimirka. Imika waxanu raadineyna qof khibrad uu leh cudurka dhimirka iyo hajirida rabana inu khibradihisa ka sheekeyo.

Anaga oo ah Hjärnkoll waxanu ka shaqeynaa fudaydinta ka hadalka cudurka dhimirka maskaxda ku dhaca si dadku uu bartaan waxna uga ogaadan, anago isticmaleyna dadka uruurka wakiilada u ah.

Wakiiladu waa dad waayo-aragnimo iyo khibrad u leh cudurka dhimirka, waxa kale oo ay casharo ka jeediyan, shirarka iyo goobaha dadku ay ka shaqeeyaan. Imika waxaan raadineyna wakiilo badan.

Ma dooneysaa inaad sii gudbiso khibradaada?

Waxaanu raadinaynaa sidaan• Qof raba inu sii gudbiyo khibradisa oo dadkana baro

kana wargeliyo cudurka dhirmirka (mid gaar ah ama mid qaraabo)

• Soo haajiray ama ka soo guuray waddan ka baxsanwaddamada Nordic la isku yidha

• Ah 25 sano jir ama ka weyn• Luqadisa iswidhishka la fahmi karo, fahmi karana

qoralada fuduud ee af iswidhishka ku qoraan.

Dhamaan wakiilada waxan siineyna tababar. Markaad tobabarka dhamaysatid ee aad noqto wakiil buuxa, waxaad heli kartaa shaqooyin mushahar aad ku helayso kuwas oo ah tuusale ahan casharo aad jeedineyso.

Miyaad xiiseyneysaa inaad noqoto wakiiil?

Nagala so xidhidh: [email protected], waxaan ku siin doonaa fahfahin dheerad ah oo arrinta ku sabsan.

Wixi kale ee ah Faahfaahin ah ka akhriso www.facebook.com/denegnaberattelsen/ iyo boggayaga hjarnkoll.se.

Ururka Riksförbundet Hjärnkoll waxu war geelinayaa in la ogeysiyo bulsha waynta sii furan looga hadlo cururada damirka sii dadka xanunsan loo cawwiyo oo loo fahmo. Warbixin deeri ah kusabsan Hjärnkoll waxaa kaaqrin karta booga internetka www.hjarnkoll.se