maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no maalintii aan ka tagay guriga een...

18
Maalintii aan ka tagay guriga een Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday magalada aaday Lesley Koyi, Ursula Nafula Brian Wambi Abdi Muse somali nivå 3

Upload: others

Post on 06-Jul-2020

0 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Maalintii aan ka tagay guriga eenMaalintii aan ka tagay guriga eenmagalada aadaymagalada aaday

Lesley Koyi, Ursula Nafula Brian Wambi Abdi Muse somali nivå 3

Page 2: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Boosteejada yar ee tuuladeyna waxa ay aheydmid mashquulsan dadka awgeed iyo bases la rardhaafiyay. Dhulka xitaa waxaa yaalay wax badanoo in la raro aheyd. Kirishbooyada ayaa kudhawaaqayay magacyada meelaha aybasaskooda u socdaan.

2

Page 3: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

“Magaalada, Magaalada, Waxuu u socdaaGalbeedka!” Ayaan maqalay kirishbooy kudhawaaqaya. Kaasi ayaa ahaa baskii aan ubaahnaa in aan raaco.

3

Page 4: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Baska magaalada ku dhawaad wuu buuxay,laakiin dad badan ayaa wali isku soo riixaayay inay in koraan. Qaar baa xamuuulkoodi baskahoostiisa gashaday. Qaar kalena waxay dhigteenmesha kabaha lasaaranayay.

4

Page 5: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Rakaabka cusub ayaa ruxaayay tikidhadoodamarkay raadinaayeen meel ay ka fariistaan baskadadku ku badan yihiin. Dumarka haysta caruurtayaryar waxay ku raaxaysan hayeen safar kadheer.

5

Page 6: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Waxaan is ku nabay xaga xigto daaqada. Qofkafadhiyay agtayda waxuu si adag u hayay baccagaaran. Wuxuu soo xidhay kabo duug ah,jaakad dildilaacsan, wuxuuna u muuqday mid aadu xanaaqsan.

6

Page 7: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Waxaan fiiriyey banaanka baska oo waxaanogaaday inaan ka tagaayo tuuladayda, meeshiiaan ku koray. Waxaan u socday magaalada weyn.

7

Page 8: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Raritaankii ayaa la dhameeyey, rakaabkii oodhanne waa la fadhiisiyay. Wareejiya yaashii waliwaxay is ku soo riixahayeen baska si ay ogaiibiyaan alaabadooda rakaabka. Qof kasta wuxuuku qaylinayay magacyada waxa loo diyaariyeyiibka. Ereyada ayaa iila muuqday kuwo cajiib ah.

8

Page 9: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Rakaab yar ayaa iibsaday cabitaan, qaar kalenawaxay iibsadeen cunto fudud oo yar yar waxaynabilaabeen inay calaliyaan. Kuwa aan haysan lacag,sida aniga oo kale, way daawanaayeen.

9

Page 10: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Hawlahani waxaa kala gooyay baska hoonkisa,calaamad muujinayso in aan diyaar u nahay inaanbaxno. Rakaabiyihii wuxuu ku qayliyay wareejiyayaashii si ay baska uga dagaan.

10

Page 11: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Wareejiya yaashii ayaa isku riixay si ay ugadagaan baska. Qaarkood waxay sii yeenbaaqigoda rakaabkii. Kuwa kale waxaysameeyeen daqiiqadkii ugu dambeeyey ee iibintaalaabooyin badan.

11

Page 12: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Sidaas tuu baska uga dhaqaaqay boosteejadabaska, waxaan daaqada ka eegay bananka.Waxaan si la yaableh uga fikiray in aan abid kusolaaban doonto tuulada.

12

Page 13: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Intii safarka sii gudo galnay, gudaha baska ayaaaad u kululaaday. Waxaan is ku xidhay indhahaanigoo rajeynayo in aan seexdo.

13

Page 14: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Laakiin maskaxdayda ayaa dib ugu laabatayguriga. Hooyaday miyay amaan ahan doontaa?Miyuu bakaylahaygu ii gali doona wax lacag ah?Walaalkay miyuu xusuusan doonaa in uugeedahaygi waraabiyo?

14

Page 15: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Markan jidka sii soconay waxaan sii xifdiyaymagaca meesha uu adeerkey kaga noolaamagaalada weyn. Waxaan wali si hoose u siishekeysan hayay markii aan hurday.

15

Page 16: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Sagaal saacadood kaddib, waxaan ku toosay buuqweyn iyo wicitanka rakaabkii ku noqonaayaytuuladayda. Waxaan soo qaatay bacdaydi yaraydwaana ka boodey baskii.

16

Page 17: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Baski soo noqonayay ayaa si dhakhso ah ubuuxsamaayay. Dkahkso waxuu ku laabandoonaa bariga. Hada waxa iigu muhiimsan waxayahayd inaan bilaabo raadinta guriga adeerkay.

17

Page 18: Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday · barneboker.no Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday Skrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula Illustret av: Brian Wambi

Barnebøker for NorgeBarnebøker for Norgebarneboker.no

Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aadayMaalintii aan ka tagay guriga een magalada aadaySkrevet av: Lesley Koyi, Ursula Nafula

Illustret av: Brian WambiOversatt av: Abdi Muse

Denne fortellingen kommer fra African Storybook (africanstorybook.org) og ervidereformidlet av Barnebøker for Norge (barneboker.no), som tilbyr barnebøkerpå mange språk som snakkes i Norge.

Dette verket er lisensiert under en Creative Commons Navngivelse 4.0 Internasjonal Lisens.