oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • laga...

12

Upload: others

Post on 01-Feb-2020

0 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo
Page 2: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

Oktoobar 22-keeda, 2018, muwaadiniinta ku nool Ottawa waxay tago doonaan goobaha codbixinta. Dadka aan dooranaynaa waxay sameyn doonaan go'aano saameyn doona nolosheena maalin walba.Waxaan dooran doonaa dadka inagu matalaya Golaha Deegaanka (24 xubnood: Duqa Magaalada iyo 23 Xildhibaan, 1 Xildhibaan degmadiiba) 4-ta sano ee soo socota. Waxa kale oo aanu dooranaynaa Ammaano-hayaha guddiga dugsiga ee guddiga dugsiga. Booqo www.makingvoicescount.ca si aad u eegto murashaxiinta ku jira degmadaada iyo meesha ay ka taagan yihiin Dhammaan arimaha Magaalada.

Si aad u codeyn karto doorashada dawladaha hoose, waa inaad tahay:• qofdegganMagaaladaOttawa,amamilkiilahaamakiraystaha

dhul ku yaalaMagaalada, ama tahay xaaska / seyga ama milkiile; • muwaadinKanadiyaanah;• uguyaraan18jir;iyo• aanlagamamnuucincodbixintasharciahaan.

Haddii aad codeyn kartid ama aanad codayn karin, waxaad walaacaaga u sheegi kartaa murashaxiinta doorashadan.

Sababta ay Muhim u Tahay Doorashooyinka Deegaanku

Yaa Cod Bixin Kara

2

Page 3: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

Maalinta Doorashada waa Isniinta, Oktoobar 22, 2018Codeynta Qaddinka Gaarka ah - qof walba u furan Oktoobar4ilaa7,2018,10subaxnimo-8galabnimo.

Ben Franklin Place; City Hall; François Dupuis Recreation Centre;Greenboro Community Centre; Minto Recreation Complex – Barrhaven;RichcraftRecreationComplex–Kanata.

Codeynta Qaddinka - codbixiyayaasha meelo gaar ah Jimco,Oktoobar12,2018,10subaxnimo-8galabnimo.

Meelaha codbixintaadu waxay kaaga muuqan doonaan ogeysiinta codbixiyaha ama waxaa laga heli karaa www.ottawa.ca/vote

Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Doorashada, la xiriir XafiiskaDoorashadaeeMagaalada613-580-2660 (TTY:613-580-2401)amabooqowww.ottawa.ca/vote

Siloofududeeyocodbixintamaalintadoorashada,hubiin magacaagu ku jiro Liiska Codbixiyayaasha. Si aad u ogaato haddii aad ku jirto Liiska, booqo www.voterlookup.ca ama wac613-580-2660.

Weli waad codeyn kartaa haddii aadan ku jirin Liiska Codbixiyayaasha.

Goorta La Codeynayo

3

Page 4: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

Sababta loo Bixiyo Canshuuraha

4

In Cashuuraha hoos lo dhigo, si ay lacagtaas

jeebkaaga ugu jirto.Qiimaha bixinta adeegyadu kor

ayey uu socdaan sanad kasta. Marka canshuurtu aanay kordhin, adeegyadu

hoos ayay u dhacaan.

Taasi way fiican tahay, laakiin canshuurteenu waxay bixiyaan adeegyo

aan maalin walba isticmaalno.

• guryaha bulshada iyo hoyga

• nooliska iyo ka hortagga dembiga

• maalgelinta bulshada ee xarumaha caafimaadka iyo xarumaha khayraadka, bangiyada cuntada deg-degga ah, barnaamijyada la-talinta, barnaamijyada carruurta iyo dhallinyarada, barnaamijyada waayeelka ah, horumarinta bulshada, beeraha bulshada

Wax badan ayaan u heleynaa canshuurta aan bixino, sida adeegyadan oo idil ee Magaalada ay bixiso.

• gaadiidka dadweynaha

• wadooyinka• beeraha iyo

madadaalada• maktabadaha• biyaha iyo

bullaacadaha• ilaalinta deegaanka• adeegyada caymiska

iyo dabka• daryeelka muddada

dheer

• adeegyada dhaqanka

• qashinka iyo dib u warshadaynta

• daryeelka carruurta• caafimaadka

dadweynaha• Barnaamijka

Taageerada Naafada Ontario (ODSP)

• Shaqada Ontario (Ontario Works)

Page 5: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

5

Ma doonayo in canshuur la kordhiyo.

Canshuurta Guryaha miyeyna bixin wax kasta oo ay Magaaladu bixiso?

Wow, taas oo ah $ 3 bishii, kaliya wax ka badan koobkan

kafeega.

Midkeenna annaga ma qaban, laakiin ma ogayd in boqolkiiba 1% kordhinta

canshuurta ay taagan tahay mulkiilaha guriga ee caadiga ah $ 37 sanadkiiba canshuurta hantida?

Kordhinta canshuurta 1% waxay siinaysaa Magaalada $ 14 Milyan si ay u bixiso adeegyada?

Magaaladu waxay sidoo kale ku xiran tahay khidmadda isticmaalaha sida meelaha baabuurta la dhigto,

madadaalada iyo lacagta kasoo gasha gaadiidka.

Waxa kale oo uu lacag ka helaa dawlad goboleedyada iyo

dawladda federaalka.Sidaa daraadeed canshuuraha aan bixino heer gobol iyo heer

federaal waxay kaa caawinayaan bixinta adeega Magaalada.

Page 6: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

Codbixiyayaashu waxay xaq u leeyihiin inay u codeeyaan Duqa Magaalada iyo Xildhibaanada Magaalada. Waxaad sidoo kale u codeyneysaa Ammaano-hayaha Guddiga Iskuulada ee mid ka mid ah guddiyada dugsiga. Kabilowinaadisweydiiso,noocaqofaadjeclaanlahaydinaadaragto inuu adiga ku matalo: Qof…

Daacad ah

Dhageysta bulshada

La shaqeeya saaxiibada beesha

La xiriiraa dhammaan xubnaha bulshada

Fahmayaan oo qiimeeya aragtida adiga iyo bulshadaada

Awooda inuu xalliyo dhibaatooyinka

Wakiil ka ah dadweynaha uu u adeego

Marka labaad, isweydii, waxa ay yihiin tabashooyinka aad jeclaan lahayd isagoo/iyadoo xallinaysa?

Murashshaxiinta ayaa la weydiistey inay dhammeystiraan xogururinta Magaalada Dadka oo Dhan. Eeg meesha ay murashshaxiintaadu ka taagan yihiin arrimahan, booqo www.makingvoicescount.ca

Doorashada Murashax

6

Page 7: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

Haddii aad codeyn kartid iyo haddii kaleba, waxaad saameyn ku yeelan kartaa murashaxiinta oo aad iskaa uga qaybgali kartaaololahooda.Inagoo u sheegeyna murashaxiinta tabashooyinka aynu qabno, waxaynu baraynaa oo saameynaynaa doorashadooda.Weydii murashaxiinta waxa ay sameyn doonaan haddii la doorto:

Magacayguwaa…

Waxaan ku dhex noolahay degmada aad ka tartamayso Golaha Deegaanka.

Waxaan ka walaacsanahay...

Walaacani waxay muhiim u tahay bulshadayda (qoys, urur) sababtoo ah...

Maxaad ka qaban doontaa arrintan haddii lagu doorto?

Halkee baan weydiin karaa su'aashan?• Wicitaantelefoon,iimeyl,warqadamatweetudirmurashaxiinta• Markamurashaxamaqofkasocdaololehoodauuyimaado

albaabkaaga.• Munaasabadbeeshaahooaymurashaxiintuyimaadaan.• Kulandhammaanmurashaxiintatartankaeedegmadaada.• Kumartiqaaddadkaaadtaqaaninaysu'aalaansu'aasha

(udhiibfarriinmuunad).

Saamaynta Murashaxiinta

7

Page 8: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

WA X YA B A H A U B A A H A N I N L A G A F I K I R O

Gaadiid qiimo jaban

MagaaladaDadkaooDhan,qofkastaawuxuuhelayaagaadiidkalaawoodi karo si ay u tagaan shaqooyin, adeegyo oo uga qaybgalaan bulshadooda.

Marka la eego Ottawa: • Shantiisanoee

ugu danbeeyay, qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka.

• Lagasoo bilaabo2008,qiimahagaadiidkalaguraacoayaakordhay40%.

• Lagasoobilaabo2011,gudbiyahaOCTranspoayaahoos dhacay6.7%.

• Markaqiimahagaadiidkalaguraacosarreeyo,haweenkaqaarayeykukallifaysaainaylugeeyaanxaaladonabadgelyodarro leh ama inay guriga ku go’doomaan.

• EquiPasswaawarqadbilleahooaygaadiidkakuraacaan dadka qaangaarka ah ee ku nool saboolnimada, laakiin weli wali waa wax aan la goyn karin dad badan.

Su'aalaha lagu weydiinayo murashaxiinta:• MiyaadhoosugudhigidoontaakhidmaddaEquiPassee

$58/bishiiilaa$43/bishiiugudambeyn2019?

• Maqiimaadugoynaysaaqiimahagaadiidkalaguraaco siaadugadhigtomidqofkastaiskabixinkaro?

8

Page 9: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

WA X YA B A H A U B A A H A N I N L A G A F I K I R O

Magaalo loo Dhan Yahay

Magaalada Dadka oo Dhan, iyada oo aan loo eegin isirka, jinsiga, awoodda,diintaiyoaqoonsigajinsiga,qofkastaawuxuuleeyahayfursaduukuguuleysto.

Marka la eego Ottawa:• Dadkawaddankaloogu

yimi, soogalootiga, dadka latakooro,dadkanaafadaahiyodadkasafarka ah ayay u badan tahay inay shaqo la'aan ku dhacaan, mushahar hooseeyaiyofursad yar oo horumarineed ay helaan.

• Markalabarbardhigoragga, haweenku waxay u badan tahay in ay leeyihiin heerar shaqo la’aan oo aad u sarreeya, in laga badsado shaqooyinka gallinka la shaqeeyo iyo inay saboolnimadu ku badato. Celcelis ahaanhaweenkawaxasoogala,87santieelacagtaninka soo gasha.

Su'aalaha la weydiinayo murashaxiinta:• Si loo helo shaqaale iyo maareeyayaa Magaalada, kuwaas oo

metelayadadweynahaOttawa,makordhinaysaashaqaaleyntaiyo horumarinta dadka ka soo jeeda kooxaha sinnaanta raadinaya oo ay ku jiraan dadka waddanka loogu yimi, dumarka, dadka latakooro,LGBTQ,dadkanaafadaahiyokuwadhawaanta soo galay?

• GolahaMagaaladaayaaucodeeyayinuudarspabuuritaankaXafiiskaHaweenkaeeMagaalada.Miyaadtaageereysaa abuuritaankaXafiiskaDumarka(Women'sBureau)siloo hubiyoinfarqigajinsigalaguxisaabtamogo'aanqaadashada magaalada?

9

Page 10: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

WA X YA B A H A U B A A H A N I N L A G A F I K I R O

Guryaha la awoodi karo

MagaaladaDadkaooDhan,qofkastaawuxuuheystaameellaawoodikaro inuu u hoydo.

Marka la eego Ottawa: • Isticmaalkahoygaguudwuxuu

kordhay16%lagabilaabo2014-2017.Taniwaxaauguhoreyn saameyn ku leh kororka isticmaalka hoyga ee qoyska iyo dadka dhawaanta yimi.

• Ilaa21%dadkaisticmaalahoygakalidaeeOttawawaahaweenkabilaa ninka ah.

• MajiraanguryoahkuwajabanookufilanOttawasiloodaboolobaahida,iyadaooinkabadan10,000ooqofaykujiraanLiiskaSugitaankaDhexeeeloogutalagalayguryahabulshada2017.

• Isbeddeladaheerqaranwaxaymuujinayaaninqiimahaguryahauu si weyn u kordho meelaha u dhaw nidaamka gaadiidka dadweynaha ee degdegga ah.

• Qiimahakiradaeesarewaxaawaxauubadandadbadaninayhalisugu jiraan guri la'aan ama ku noolaan xaalado hoose.

Su'aalaha aad weydiin karto murashaxiinta:• Mahubindoontaainqorshahamagaaladaeeyarayntadadkahoyga

la’uuleeyahayficillogaarah,bartilmaameediyolacagkuxiran?• Miyaaduhuriuguyaraan$12malyuun/sanadkaoomaalgalinta

Magaalada ah, taasi oo ka badan ama ka sarraysaa deeqaha dawladda dhexe iyo kuwa gobollada, si loo dhiso guryo cusub oo la awoodi karo?

• Mahubindoontaain25%ooahhorumarintacusubiloohuri doono guryaha la awoodi karo iyada oo xoogga la saarayo guriyaha jaban ee la awoodi karo oo ilaa 1km u jira istaanada gaadiidka degdegga ah?

10

Page 11: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

DOORASHADA DAWLADDA HOOSE OKTOOBAR

WA X YA B A H A U B A A H A N I N L A G A F I K I R O

11

Helitaanka adeegyada

MagaaladaDadkaooDhan,qofkastaawuxuuhelayaaadeegyadabulshada.

Marka la eego Ottawa: • Ottawawaxajirakorodh

xagga dadka waayeelka, iyo dadka kala duwan ah.

• AdeegyadaBulshaduwaxay kaalin muhiim ah ka qaataan in hoos loo dhigto dambiyada ayna sii wanaajiso ladnaanta iyo lahaanshaha.

• MiisaaniyaddaMagaalada2017,bixiyayaashaadeeggabulshadaeemagaaladumaalgalisowaxaycodsadeen$2.8milyansiaywaxuga qabtaan baahida sii kordheysa iyo baahida soo baxaysa. Tani waxay muujineysaa xajmiga dhibaatada iyo baahida loo qabo in la kordhiyo maalgalinta bulshada.

• Xogururinlagusameeyay2018bixiyayaashaadeegyadabulshadaee Magaaladu maalgaliso oo uu sameeyey Golaha Qorsheynta Bulshada,87%jawaab-bixiyayaashaayaasheegayinaykordheenbaahidalooqaboadeegyada,44%hoosudhacadeegyada,18%macaamiishaladiiday.

Su'aalaha la weydiin karto murashaxiinta:• Mahubindoontaainadeegyadabulshadaiyobulshada

magaaladaayhaystaanmaaliyadkufilansiayulasocdaan baahida sii kordheysa?

• Miyaadkoruqaadaysaacanshuurtahaddiiloobaahdosi la daboolo baahiyaha aan la daboolin iyo kuwa soo baxa ee magaalada sii kordheysa ee cakira (sida guryaha, gaadiidka, adeegyada bulshada)?

Page 12: Oktoobar 22-keeda, 2018, · qiimaha gaadiidka ayaa kor u kacay wax ka badan sicir bararka. • Laga soo bilaabo 2008, qiimaha gaadiidka lagu raaco ayaa kordhay 40%. • Laga soo bilaabo

Marka ay bulshadu codaynin, siyaasiyiintu ma dhegeystaan walaacooda. Aynu bedelno taas.

Haddii aad codeyn kartid ama aanad codeyn karin, waxaad samayn kartaa isbeddel:• Usheegdadkakalemuhimaddaaay

leedahay codeynta • Abaabulmunaasabadahsiaaduga

dhigto madadaalo codeynta • Taageermurashaxaaaddooratay• Uoggolowmurashaxiintainayogaadaan

arrimaha muhiimka kuu ah• Kutaageerdadkakalesiayugaadhan

goobta codbixinta.

Magaalada Dadka oo Dhan...Halkaasiooqofwalbaleeyahayguriiyo helitaanka gaadiidka la awoodi karo.... Halkaasi oo adeegyada bulshadu ay daboolaan baahida bulshada...Halkaasiooqofnaaanlagatagin

Cod Bixintadu waa Muhim

Ka Dhigista Codadka Qaar Muhiim ah – www.makingvotescount.cawww.coalitionottawa.ca Haweenka oo Hoos u Dhigaya Saboolnimada Wadajir – Maamawewww.cawi-ivtf.org