sirta guusha bogga 4aad - h n l | . bani-aadamka isagoo wadada uu jeexay, waa shayga ka...

3
Sirta Guusha Bogga 4aad August 2012 | Issue 5 | Himilo 04 Mustaqbalka wanaagsan ayaa gaadha?! Wax barashadu waa passporkeena mustaqbalka, madaama bari ay leeyihiin dadka manta diyaar garowa” wada ordayaa waa in guul laga gaadho adduunka, guushan ama musqabalkan ayaa noqon kara in uu yeesho qofku maal iyo hanti badan, in uu yeesho aqoon ama in uu nolol sare helo, balse Islam ahaan waxan qir- Rooda Nuur Abdilaahi sanahay in guusha iyo mustaqbalka dhabtu yi- ama wax sida Culumta qaar la tijabiyey oo lagu najaxay (waxan ujeda sida loo gulaysto), balse waa wax ninba meel la maray, taasina wata u sababta in dad yar oo kooban nasiib u yeeshan ina ay mustaqbal wanaagsan sameyaan, halka dadka intooda badanin kooxdaa yar ay ka sheekeyaan. Hadaba si aad u gaadho wuxuuna u dhawyahay ina uu sameeyo mustaqbal faaido leh. Karti iyo Awood dheerada, horayso iyo danbayso, Akhiro iyo Adun, qofkasta wuxu goosta wuxu beerto, qofksta wuxu hela wuxu shaqaysto, qof shaqeyey 12 sac iyo mid shaqayey 6 sac isku meel ma gaad- han, isku mustaqbalna ma ah. M ustaqbal wanaagsan oo Guul ku dheehan tahay waa shay hiin ka aakhiro, Alle Dariiqisuna yahay ka qudhe inagu haga Libanta mustaqbal wanaagsan oo guulo badan ugu soo hoyso noloshaada waxa Tilmaamsi iyo Hogan- sanansho: qofkasta wuxu u bahan yahay cidi qofkasta raadinayo, waa shayga aan dhamanteen ka midaysanahay, mustaqbal wanaagsan inaan yeelano aw- geed waa ta aan u dadaalno dhamaanten, ee aan wax u barano. Mustaqbal ka wanaagsan waa ka xambaar- san guul, ee u qofku gaadhayo hadaf uu hiigsaneyey noloshiisa. Guushuna waa shayga Alle wayna oo xume ka nasahaanye ugu baqay dhaman bani-aadamka isagoo sabab uga dhigay raacitanka Wadada uu jeexay, waa shayga ka shaykaynteedu fududahay balse xaqiijinteedu ay aad u dhibadantahay, waa dhufsane yaraha ka dhaxeeya Adamaha dhamaanti, waana waxa qofkastoo inaga midi subax kasta ugu ka- laho;waxbarasahda ama shaqo cayiman, tasu aminsan yahay inay waxun ku kordhi- nayso meshu ku socodo ha yarado ama ha weynato.. Hadaba mustaqbalkan wanaagsan waa maxay? Ayaa ku guuleysta in uu gaadho mustaqbal wanaagsan oo guul leh?. markan ka hadlayno nolosha iyo halgankeda, inago kuxisabtamayna dhaman dadka kunol adunka nockas- toy yihin iyo waxkastoy amin- san yihiin, mustaqbalka loo Adun iyo ta Akhiro, ha- dana markay timado li- banta Adun ma jiro hab 1, 2, 3 ah oo quranku yidhi raaca, balse waxa la hoos dhigay qofkasta iyo xik- madiisa nololed, wana sirta nolosha. Inaga oo mabda ka dhi- ganeyna Quraanka iyo sunada tusaalena u qadaneyna dad badan oo ku liibanay dariiqyo kala duwan, sida, kuwo naftooda kuwayey Dagal, lakiinse ku helay waxan ilna arag dhagna maqal, qalbi bina adana kuso dhi- cin, halka kuwo 99 qof qudha dhafiyeyna ay kubi- ran dadka nolosha faa'izay ee ku guuleystay mustaqbal wanaagsan, markaan dib u eegno taariikhda ka hadhay asxaabtii rasuulka scw iyo dadkii liibanay waxa ga- ran karnaa dariiqii ay mareen ee ay ku gadheen mustaqbal wanaagsan ad- uunyo iyo aakhiroba. Mustaqbalka wanaagsan iyo Guushu maha wax Cilmi baadhid lagu lagama maarmaan ah in aad kaga deyato dadkii horey u liibaaney oo aad qaado wadadii ay u mareen dariiqooda guusha, taaso hadii lays idhaa raaca ay suuro gal tahay in la gadho mustaqbal lagu qanci karo si kastooy tahay maadamo mustaqabalka dhabta ah uu yahay wax loo bahan yahay hadaba waxa laysku raacay arimo dhawra inay sa- bab u noqdan in qofku guulaysto oo uu hello mustaqbal wanaagsan ama qofki arimahan raca gadho guusha, walow qofkasta duruf gaara ku jiro hadana waxa la arka inuu gaadho halku kusocodo ama isago ku qanacsan garawshana helay noloshu u samixi waydo.adigoo ka duu- laya ina mustaqbalku bilaamo manta, ee uusan aheyn bari waxad ku dadaasha inaad raacdo taalaboyinkan hoos ku taxan. Aragti Sugan, qofkasto yaqan halku kusocodo ku daydo, wa inad hesha cid gadhay waxad rabto si ad ugu dayato una racdo wayo aragni- madisi, dhanka kalena wa inad noqota qof ku tagan wuxu go'aansado, labaclabacnimadu wa dariiqa guul darada ha ilabin! Ka faaidaynta Fursa- daha: Xasusnow Erayga rer galbedka, Ma- linkasta Maha Axad, iyago ujeeda malinkasta adu ma lihid, ama Mahmaahda Carbeed Ma - lina ada le Malinta Qayrka, wa inad taqan sida markaga Rikood- haha loo dhaliyo. si aad u gaadho mustaqbal anfac iyo gu- ulba leh waligaa xasuus- now qaacidadna Nolosha ha u sheegin waxaad qaban kartid ee tusBy: Rooda Nour A.lahi

Upload: ngokhuong

Post on 01-Aug-2019

215 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Sirta Guusha Bogga 4aad - H N L | . bani-aadamka isagoo Wadada uu jeexay, waa shayga ka shaykaynteedu guulaysto oo uu hello fududahay balse xaqiijinteedu ay aad u dhibadantahay, waa

Sirta Guusha Bogga 4aad

August 2012 | Issue 5 | Himilo 04

Mustaqbalka wanaagsan ayaa gaadha?! “Wax barashadu waa passporkeena mustaqbalka,

madaama bari ay leeyihiin dadka manta diyaar garowa”

wada ordayaa waa in

guul laga gaadho

adduunka, guushan ama

musqabalkan ayaa noqon

kara in uu yeesho qofku

maal iyo hanti badan, in

uu yeesho aqoon ama in

uu nolol sare helo, balse

Islam ahaan waxan qir- Rooda Nuur Abdilaahi sanahay in guusha iyo

mustaqbalka dhabtu yi-

ama wax sida Culumta

qaar la tijabiyey oo

lagu najaxay (waxan

ujeda sida loo gulaysto),

balse waa wax ninba

meel la maray, taasina

wata u sababta in dad

yar oo kooban nasiib u

yeeshan ina ay

mustaqbal wanaagsan

sameyaan, halka dadka

intooda badanin

kooxdaa yar ay ka

sheekeyaan.

Hadaba si aad u gaadho

wuxuuna u dhawyahay

ina uu sameeyo

mustaqbal faaido leh.

Karti iyo Awood

dheerada, horayso iyo

danbayso, Akhiro iyo

Adun, qofkasta wuxu

goosta wuxu beerto,

qofksta wuxu hela wuxu

shaqaysto, qof shaqeyey

12 sac iyo mid shaqayey

6 sac isku meel ma gaad-

han, isku mustaqbalna

ma ah.

M

ustaqbal wanaagsan

oo Guul ku dheehan

tahay waa shay

hiin ka aakhiro, Alle

Dariiqisuna yahay ka

qudhe inagu haga Libanta

mustaqbal wanaagsan

oo guulo badan ugu soo

hoyso noloshaada waxa

Tilmaamsi iyo Hogan-

sanansho: qofkasta

wuxu u bahan yahay cidi

qofkasta raadinayo, waa

shayga aan dhamanteen ka

midaysanahay, mustaqbal

wanaagsan inaan yeelano aw-

geed waa ta aan u dadaalno

dhamaanten, ee aan wax u

barano. Mustaqbal ka

wanaagsan waa ka xambaar-

san guul, ee u qofku gaadhayo

hadaf uu hiigsaneyey

noloshiisa. Guushuna waa

shayga Alle wayna oo xume

ka nasahaanye ugu baqay

dhaman bani-aadamka isagoo

sabab uga dhigay raacitanka

Wadada uu jeexay, waa

shayga ka shaykaynteedu

fududahay balse xaqiijinteedu

ay aad u dhibadantahay, waa

dhufsane yaraha ka dhaxeeya

Adamaha dhamaanti, waana

waxa qofkastoo inaga midi

subax kasta ugu ka-

laho;waxbarasahda ama

shaqo cayiman, tasu aminsan

yahay inay waxun ku kordhi-

nayso meshu ku socodo ha

yarado ama ha weynato..

Hadaba mustaqbalkan

wanaagsan waa maxay? Ayaa

ku guuleysta in uu gaadho

mustaqbal wanaagsan oo guul

leh?. markan ka hadlayno

nolosha iyo halgankeda, inago

kuxisabtamayna dhaman

dadka kunol adunka nockas-

toy yihin iyo waxkastoy amin-

san yihiin, mustaqbalka loo

Adun iyo ta Akhiro, ha-

dana markay timado li-

banta Adun ma jiro hab 1,

2, 3 ah oo quranku yidhi

raaca, balse waxa la hoos

dhigay qofkasta iyo xik-

madiisa nololed, wana

sirta nolosha.

Inaga oo mabda ka dhi-

ganeyna Quraanka iyo

sunada tusaalena u

qadaneyna dad badan oo

ku liibanay dariiqyo kala

duwan, sida, kuwo

naftooda kuwayey Dagal,

lakiinse ku helay waxan

ilna arag dhagna maqal,

qalbi bina adana kuso dhi-

cin, halka kuwo 99 qof

qudha dhafiyeyna ay kubi-

ran dadka nolosha faa'izay

ee ku guuleystay

mustaqbal wanaagsan,

markaan dib u eegno

taariikhda ka hadhay

asxaabtii rasuulka scw iyo

dadkii liibanay waxa ga-

ran karnaa dariiqii ay

mareen ee ay ku gadheen

mustaqbal wanaagsan ad-

uunyo iyo aakhiroba.

Mustaqbalka wanaagsan

iyo Guushu maha wax

Cilmi baadhid lagu

lagama maarmaan ah

in aad kaga deyato

dadkii horey u liibaaney

oo aad qaado wadadii ay

u mareen dariiqooda

guusha, taaso hadii lays

idhaa raaca ay suuro gal

tahay in la gadho

mustaqbal lagu qanci

karo si kastooy tahay

maadamo mustaqabalka

dhabta ah uu yahay wax

loo bahan yahay hadaba

waxa laysku raacay

arimo dhawra inay sa-

bab u noqdan in qofku

guulaysto oo uu hello

mustaqbal wanaagsan

ama qofki arimahan

raca gadho guusha,

walow qofkasta duruf

gaara ku jiro hadana

waxa la arka inuu

gaadho halku kusocodo

ama isago ku qanacsan

garawshana helay

noloshu u samixi

waydo.adigoo ka duu-

laya ina mustaqbalku

bilaamo manta, ee

uusan aheyn bari waxad

ku dadaasha inaad

raacdo taalaboyinkan

hoos ku taxan.

Aragti Sugan, qofkasto

yaqan halku kusocodo

ku daydo, wa inad hesha

cid gadhay waxad rabto

si ad ugu dayato una

racdo wayo aragni-

madisi, dhanka kalena

wa inad noqota qof ku

tagan wuxu go'aansado,

labaclabacnimadu wa

dariiqa guul darada ha

ilabin!

Ka faaidaynta Fursa-

daha: Xasusnow Erayga

rer galbedka, Ma-

linkasta Maha Axad,

iyago ujeeda malinkasta

adu ma lihid, ama

Mahmaahda Carbeed Ma

-

lina ada le Malinta

Qayrka, wa inad taqan

sida markaga Rikood-

haha loo dhaliyo.

si aad u gaadho

mustaqbal anfac iyo gu-

ulba leh waligaa xasuus-

now qaacidadna “

Nolosha ha u sheegin

waxaad qaban kartid ee

tus”

By: Rooda

Nour A.lahi

Page 2: Sirta Guusha Bogga 4aad - H N L | . bani-aadamka isagoo Wadada uu jeexay, waa shayga ka shaykaynteedu guulaysto oo uu hello fududahay balse xaqiijinteedu ay aad u dhibadantahay, waa

Xog Bogga 5aad

August 2012 | Issue 5 | Himilo 05

Ramadaanta iyo Toosinta nafta

( Isbadal Samayn)

Tusaale, cibaadaadka badankooda

shakhsiyan ayaa looga rabaa

ruuxkastaa inuu la yimaado, ruuxkastana gaarbaa looga xisaabindoonaa. Sidaa darteed inuu ruuxu isbadal

wanaagsan sameeyaana waa

masuuliyad isaga saaraan uuna

marnba ku eedayn karin cidkale.

Ruuxkastana wuu awoodaa inuu

isbadal fiican sameeyo naftiisana

inuuna daacad ka ahayn is badal-

ka uu rabo. Sidaa darteed waxa-

ad arkaysaa ama aad maqlaysaa ku eedaynaya qaladka ay ku jira-

an cidkale; sida hebel ama hebla

ayaa iigu wacan inaan waxaa

samayeeyo; tani waxay muuji-

naysaa masuuliyada ka orod iyo

mar-marsiiyo raadis.

Tusaale fiican ilaahay quraanka

wuxu ku sheegay in qiyaamaha

dadbadani ay eed dusha ka saari

donaan cidkale iyagoo ku dac-

woonaya inay sobob u ahaayeen ama masuul ka ahaayeen xuma-

In la fahmo in Bisha ramadaan

la samayn karo isbadal dhinac-

ya badan taaban kara. Waayo

waxa is badalaya ramadaan

wakhtigaad seexanaysay ama

kacayasay. Suxuur ama salaad

ayaad u kacaysaa xilliyo aanad

kici jirin. Waxkh-tiyadii cunta-

da ayaa is badalaya. Arrima

badan oo noloshaada khusee-

ya ayaa badalaysaa ramadaan-

ta. Taasi waxay muujinaysaa

inaad awood kugu filan u lee-

dahay inaad noloshaada is ba-

dal fiican oo la taaban karo

Abdiasis Aadan Hassan

n badan qofka aadamigu

xakameeyo. Bisha ramadaan waa tusaale fiican oo arrintaa adkaynaya

Kuguna caawinaya inaad isbadal

antooda iyo garamarka ay gara mareen jidka toosan. Gaba-

gabadase sheegashadaas Ilaahay

aad ku samay karto.

Go’aan ka gaadh oo xadid

arriamaha ama dhinacyada

I

wuxu ka cawdaa cadaadiska

fiican samayso. Waliba bisha rama-

waayo ruuxkasta masuuliyadiisa

aad rabto inaad isbadal fiican

kaga imanaya bulshada uu la

noolyahay taasuu u aaneeyo inay

ka hortaagantahay inuu isbadal

dhinaca fiican sameeyo.. Waxan

in badan maqlaysaa ama lagu

maahmaahaa dad kaa badan iyo

biyo kaabadanba way ku

hanfiyaan. Marka laga eego

xagasha cilmiga bulshada

arrintan waxbaa ka jira oo

bulshada aad la nooshahay

saamayn dhinacyabadan

taabanaysa ayay kugu yeelanaysaa; hasa ahaatee

arrintaa duuduub looma wada qaadan karo.

Qofkasta xilbaa ka saaraan

naftiisa isagana ka masuuula

jidka uu raacayo (sax iyo

qaladba). Sidaa darteed ayuu ilaa-

hay takaaliifta diiniga ah uga

dhixgay gaara.

daan waxay ku tusinaysaa in isba-

dal dhaba samayn karto.

Markaad go’aansatay inaad ka so-

onto cuntadii aad 11 bilood dal-

dalaysay oo aad joojiso maalin oo

dhan cunideeda, waxad qaadatay

go’aan adag waxanad muujisay ina-

ad naftaada xakamaynkarto. Sidaa

darteed haddaa caado xun leedahay

ama balwad sida Jaadka ama Sigaar-

ta, wakhti lumis badan waxaad

awoodaa inaad joojiso soona afjarto balwadahaas ama caado, habdhaqan kasta ood isleedahay kuguma

haboona.

Inaad is badal fiican samaysa

waxay u baahantahay ga’aan qaa-

dasho adag waana meesha dadku

kukala hadhaan marka laga hadlayo

isbadalka. Laba-labaclayntu waa astaan muujinaysa nuqsaan ku jirta

rabitaanka qofka ama tusinaysa

iyo doorashadiisii uunbaa lagula

xisaabtamidoonaa

Bisha Ramadaan waxay aad

kuugu caawinaysaa inaad sa-

maynkarto isbadal dhaba; laa-

kiin waxaa muhiima in la helo

arrimahan:

Doonitaan dhaba ah iyo ga’aan

qaadasho geesinimo leh. Had-

ba inta rabitaankaadu iyo

go’aan qaadashadaaduna ga-

adsiisanyahay uunbaad caada-

da xun ka guulaysan kartaa

In la fahmo in Ramadaantu

tahay wakhti ku filan in isba-

dal dhab ah lagu samaynkaro,

sodon cisho waa wakhti aad

ugu haboon inaad ka guulaysa-

to naftaada, kana hadho wax-

kastoo dhibaato kugu ah.

drain oo ah qalajin

ka samayso noloshaada. Taasi

waxay kaa caawinaysaa inaad

meelmariso isbadaladaas.

Qorshe u samee is badalka aad

rabo waayo haddaad qorshe

samaysanwaydo waxay qors-

haysay inaad guuldaraysato.

Qormadeenan koobani halkaas

ha inoo joogto. Ilaahay waxan

ka tuugaynaa inuu ina waafaji-

yo tubta toosan, guul aduun

iyo mid aakhirana in gaadhsii-

yo

Abdiasis Aadan Hassan

2. Brain-wash Eraygan waxa

uu ka kooban yahay oo kala

Kaalinta dhalinyarada dunida…..

markaa waay noqonaysaa

maskax qalajin habkan oo

ah in dadka laga dhex saaro

ah maskax iyo dhiqid yacni

maskx badalid qodobkan

raadayn wayn ayuu ku leeeya-

hadaba hadii aan isbarbar

dhigno labadaas waxaa

cad in ay tani tahay mid

ay tani mugdi kujirto

nolosha dhalin yarada

dunida sadexaad dhibaa-

tooyinkaasi inta badan

waxay haystaan wadamada

loogu magac daray dunida

sadexaad kuwaas intooda

badan kuyaal .Africa in

kastooy kujiraan wadamo

kuyaala qaarada Aasia iyo

latin America dhamaan-

tood wadamadaasi waxay

ubaahan yihiin xiligaan

kaalinta dhalintooda kaga

aadan wax katarka

dalalkooda.. qaaradan Africa

ee aankunoolnahay waxaa

lagula jiraa dagaalo kamid ah eraybixin wadamadaas soo

saareen in loogu yeero dunida

sadexaad (the third word) wa-

damada soo koraya (developing

countries) arintaasina

waxaykeentay inay dadkii

kakala yacaan wadamadooda

waxaa kale oo jira qaybta kale

ee si ficilka ah in la isticmaalo

falsafad aad usaraysa waxaana

kamid ah 1.Brain-drain eregan

waa labo eray oo laysku keenay

Brain oo ah maskaxda iyo

dadka wax garanaya hadiii

aan tusaalo soo qaato

qaaradan Africa waxaa

sanadii 1985 kii ka baxay

60 kun oo aqoon yahan ku-

waas oo isugu jiaray

macalamiin jaamacadeed

iyo saynisyahani iyo

qoraayo can ah waxaan wa-

damada yurub iyo America

lloga qoray mishear aad

usaraysa si ay u ilaawaan

dalkoodii hooyo

hay dhalinta soomaliyeed

waana mid aad u khatar badan

3. Brain-child killed qodab-

kan oo ah in qofka hal

abuurka laga dilo si anu wax

u qabsan ama aqoontiisa ugu

shaqaysan Karin dhalintu waa

inay gartaan kaalinta kaga

aadan horumarka wa-

dankooda iyo difaaca qadi-

yadooda.

By; Ayaanle (sheer)

Page 3: Sirta Guusha Bogga 4aad - H N L | . bani-aadamka isagoo Wadada uu jeexay, waa shayga ka shaykaynteedu guulaysto oo uu hello fududahay balse xaqiijinteedu ay aad u dhibadantahay, waa

Caafimaadka Bogga 6aad

Beer xanuunka ( Hepatitis B virus )

sidan karaa inbadan

Calaamadaha lagu garto Calaamada jooniska ee hu-

ruuda indhahana malaha

qofku wuxuuse yeeshaa in- fakshan ku dhaca hawa-

mareenka , xumad aan bad-

nayn abateetkoo kaaluma

Waxyaabaha uu ku gudbo

xanuunku

Qofka hadaba siduu xanuunka Raxma Yuusuf Hoori ugu gudbaa? Wuxuu ugudbaa

ee uguwayni waa dhiig

lagugu shubo iyo adoo ay kuu anuunkan waa fayris kaas gaadhaan qoyaan qofkale oo

way qaadsinaysaa murkuu ilmuhu dhalanayo ama ay haysato,Xanuunkan inbadan

ayuu ku jiraa jidhka uu ku bataa beerka kuna jiraa dhiiga

inta layidhaa serumka.

Cida unugul xanuunka inay qaado:-

Hadaba waa ayo cida uu

xanuunkan halis ugu jiraa?

Dadka dhiiga lagu shubo , shaqaalah caafimaadka,

lanoolaashaha qofqaba xanuunkan ,Qoys qaba,

Kahortaga xanuunkan Waa adoo qaata talaalkiisa

Inad iska ilaaliso waxyaabaha

taabanaya qofkale

afka galiso dabadeedna ilma ay siiso tii oon kamaydhin

Inay kataxadirto in boo kaliya caruuruhu wada isticmaalan

waa in midwalba boo

gooniya yeesho.

Waa inaad iska ilaaliso dhiig inaad ubaahato oo lagu shubo dhiig wata xanuunka, waa

inaad hubisoo inta giraamee kugu jirta haduu yar yahayna

isticmaal waxyaabaha dhiiga soo kiciya

Ilaali nadaafada markaad su- uligaa galayso maydh gacanta kahor iyo kadib

markaad gudato ah adaabta

islaamkeena

X

oo kudhaca unug yada qaba xanuunka.

dhareerkiisa sida malqaacada

Iska ilaali oo hubi cidaad

beerka oo bedela qaabdhismeedka beerka, waxayna badalaan shaqadii beerku qaban lahaa

waxaana loo qaybiyaa viruska

beerka ilaa 5 qaybood

Waxaan kasoo qaadanaynaa midka mid ah waa hepatitis b.

xanuunkan wuxuu noqonkaraa mid kusoo boodaa ah , amaba mid

soo jiitami kara, ama qofku waa

Qoyaankaasi hanoqdo qand-

huuf semen iyo vaginal secre-

tions hadii jidhku jeexanya- hay oo ay taabtaan waxya-

baha aan soo sheegnay qofkaaasi wuu qaadayaa.

Waxaa kaloo laisku qabadsii- yaa hadii hooyadu ay qabto

ilmaheeda

wax lagu wada cuno qofku

waa inuu malqaacad kaligii

cunaa caruurtaada bar inay midwalba malqaacada kucuno

oon mid la isku wareejin.

Hooyadu waa inay kadi-

goonaataa inay masaasada

ama waxa ilmaha lagu quudi-

nayo inay carabkeeda ama

guursanayso inay xanuunka

sitaan waayo lamaanuhu way

is qabadsiiyaan haduu mid

kiin yeesho midka kale

haqaato talaalkiisa.

By; Raxma yuusuf hoori

Qof

Fadliga Ramadaanta….

6) waxa is qurxisa janada oo uu ilaahay ku yidhaah janay

q

ofka illahay lakulmi- diyaar galaw waxa soo dhaw

yaana uu khayr badan adoomadaydiim wan wanaag-

heleyo una dhigmaya qof ci-

baadaysanayay 83 iyo 4

bilood 3) in la furo albaabada janada

lana xidho kuwa naarta iyo shayaadiinta waawayn

4) in ajriga mushqaayada ilaahay qofka sooma uu sii-

naya ay tahay bilaa xisaab oo

ilaahay waxa uu sheegay in acmaasha kale qofka u libin

laabayo Ilaa lageeyo 700 oo jeer laakiin soonka waxa uu

yidhi anaa iska le maadaama uu ayahay sir adoonka iyo

ilaahay ka dhaxaysa anaana ka abaal marinaya

5) waxa kale oo ku jirta

maalintii illaahay xaqa iyo

baadilka kala saaray oo aha maalikii badar inta badan

muslimiintu waxay guu lay san jireen bisha ramadaan

sanaa oo in ay ku soo galaan

ayaa laga yaabaaye

Waxa ku jirta saxuurta oo uu

nabigu ( n.n.k.h)uuku sheegay

inay barako kujirto oowuxuu

yidhi suxuurta barakaa kujir- tee

8)waxaa kujirta caafimaad jid- hka iyo ruuxdaba

9)waxay dadka soomani ka- galaan janada albaab layidhaa-

hdo (RAYAAN)oo aan cid- kale kagalin iga mooyee 10)waxaa laga bartaa samirka iyo

adkaysiga

11)waxaa laga bartaa naxariista

iyo masaakiin waxsiinta

Majalada himilo

news letter waa ma-

jalad labadii bilood ba mar

ka soo

baxda magaalada Borama