soo dhawow...ka furan si loo helo shabakad fiican ama isku xirnaan fiican sifooyinka baska rapidride...

12
Soo dhawow u Wax ka baro adeegga baska RapidRide u Wax ka baro khadka H line (oo lagu beddelayo dariiqa baska ee Route 120) u La hadal shaqaalaha magaalada iyo degmada u Noo sheeg fikradahaaga Yaa halkan jooga? Pida un paquete informativo en español Hãy yêu cầu nhận được tập thông tin bằng tiếng Việt Baakadka macluumaadka ee ku qoran af Soomaali សួររកកញ្ចប់ព័ត៌មានជាភាសា ខ្មែរ

Upload: vanthuy

Post on 25-Jan-2019

223 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Soo dhawowu Wax ka baro adeegga baska RapidRideu Wax ka baro khadka H line (oo lagu beddelayo dariiqa baska ee Route 120)u La hadal shaqaalaha magaalada iyo degmadauNoosheegfikradahaaga

Yaa halkan jooga?

Pida un paquete informativo en español

HãyyêucầunhậnđượctậpthôngtinbằngtiếngViệt

Baakadka macluumaadka ee ku qoran af Soomaali

សួររកកញ្ចប់ព័ត៌មានជាភាសា ខ្មែរ

Ku saabsan baska RapidRideu Isticmaal fududu Dhakhso ah, tiro badan, oo lagu kalsoonaan karou Basas aad u tiro badan ayaa socda, markaa jadwal uma baahnidu Fuulid ka dhakhso badanu Socod badan, istaag yaru Badbaado iyo amni siyaado ahu Nidaamyo gaadiid oo caaqil ahu Basas cusub (gudaha iyo dibadda)

A B C D E FG H I J K LM N O P Q RS T U V W X

 13 Y Z 26khad oo cusub kama dambays sanadka 2025

khad wadar ahaan kama

dambays sanadka 2040

67,000 oo safar maalin walboo la shaqeeyo

20% ka dhakhso badan inta lagu jiro safarada ugu badan

KHADADKA BASKA RAPIDRIDE EE HADDA JIRA (A-F)

KHADADKA BASKA RAPIDRIDE EE CUSUB (G-Z)

Aragtida METRO CONNECTS Adeeg dheeraad ah, fursado dheeraad ah, hal nidaam oo isticmaal fududKu dhawaad boqolkiiba 73 degganeyaasha degmada King County ayaa si farabadan u heli kara adeegga “imo oo dhaqaaq” kama dambays sanadka 2040

Baska RapidRide ayaa naga caawin doona in aan taas gaarnou Khadad dheeraad ah oo ka mid ah baska

RapidRide — 13 siyaado ah kama dambays sanadka 2025 iyo 7 kale kama dambays sanadka 2040

u Basas ka tiro badan ayaa soconaya waxaana loo safrayaa si ka dhakhso badan

u Waxaa loo adeegayaa goobaha waaweyn ee loo safro iyo meelaha looga baahan yahay

u Waxaa lagu xirayaa gaadiidka meelaha kale kafuransilooheloshabakadfiicanamaiskuxirnaanfiican

Sifooyinka baska RapidRideHABBOON OO ISTICMAAL FUDUDu Adeegga waxaa la bilaabaa waqti hore

waxuuna socdaa ilaa waqti dambe, 7 maalmood toddobaadkii

u Basasku waxay yimaaddaan ugu yaraan 10kii daqiiqaba mar waqtiyada ugu buuq badan

u Lacagbixinta kaarka ORCA ee dibadda ee saldhigyada lagu sameeyo ayaa suurtogelinaysa in albaab kaste laga fuulo

u Basaska hawada loo nidaamiyo ee saddex albaab leh ayaa rakaabka u suurtogeliya in ay dhakhso u fuulaan ugana degaan

u Rakaabka qalab lagu socdo haysta si fudud ayay meel iskugu qaban karaan

Guideline Zone Layouts and Perspectives

4-5

Figure 4.2 � Station Zone Perspective

Sifooyinka baska RapidRide NABAD AH OO CAAQIL AHu Calaamadaha imaanshaha saacadda dhabta ah oo

saldhigyada ku yallau Internetka aanan xarig lahayn ee Wi-Fi oo bilaash

ahiyoifiinnadanoocaLEDeegudahaoobasaskalaga helo

u Nidaamka Mudnaanta Nalalka waddada ee Gaadiidka rakaabka (Transit Signal Priority) ayaa nalalka waddada la shaqaysiiya basaska

u Gabbaadyada basasku waxay leeyihiin iftiin fiicanwaxaanabasaskadhammaantoodkuxirankamaradaha amniga

u Saraakiisha eega tigidhada ayaa baara basaska iyo istaagyada

Waqtiga u yaalla khadka H LineSoo ogaanshaha marinnada casriyeynta adeegga baska RapidRide (oo ka mid ah METRO CONNECTS)

Iskaashiga lala galo maamullada hoose si loo dhiso khadka H Line

u Qiimaynta xaaladaha hadda jirau Falanqaynta deegaaneedu Baarista fursadaha khadka H Line iyo

saamaynta ka iman kartau Ra’yiga uu dadweynuhu ka dhiibto baahiyaha

iyo ahmiyadaha bulshadau Ra’yiga uu dadweynuhu ka dhiibto dariiqyada

basku marayo iyo istaagyadau Soo ogaanshaha fursadaha lagu wanaajin

karo xawaaraha, ku kalsoonaanta, iyo adeegga gaadiidka

u Doorashada dariiqyada basku marayo iyo istaagyada

u Horusocodsiinta shaqada naqshadayntau Ra’yigauudadweynuhukadhiibtofikradaha

la doorbidayo iyo naqshadda ugu dambaysau Qorshaynta dhisiddau Dhammaystirka heshiisyada

iskaashatada mashruucau Dhisidda

Khadka H Line ayaa adeegga bilaabaya

2016 2017

2017

2017 2018

2018 2019

2019 2020

2020

WAXAAN HALKAN JOOGNAA

Socod badan, istaag yar u Istaagyada basaska ayaa sii kala fog si ka dhakhso

badan loogu safro (inta u qorshaysan in la kala fogeeyo khadka H Line waa 1/3 mayl, marka la barbar dhigo masaafada 1/4 mayl ah ee adeegga Metro Service ee caadiga ah)

u Hawlaha wanaajinta dariiqyada iyo waddooyinka waxaa ka mid ah layman baska oo keliya loogu talagalay, nidaamka mudnaanta nalalka waddada ee gaadiidka rakaabka, saf dhaafka, iyo kuusaska qarka waddada ee basaska

u Wanaajinta furnaanta gaadiidka ayaa fududaynaysa in baska la gaaro/laga yimaaddo

Iskaashiyadau 15+ oo magaalo iyo maamullo kale ayaa naga

caawin doona in aan ballaarinno baska RapidRideu Iskaashatadayada khadka H Line waxa weeyaan

Burien, degmada King County, iyo Seattleu Waxaan weliba iskaashannaa bulsho

kastoo saamaysan

Jidadka jira 120JIDKA H-HOOSE EE MUSTAQBALKA

Burien, White Center, Westwood Village, North Delridge, bartamaha Seattleu Qiyaas ahaan 13 mayl leegu 80 istaag basu In ka badan 9,200 oo safar maalin kastoo la shaqeeyou 5,600 oo safar Sabtida

u 3,900 oo safar Axadda

Maxaa loo casriyaynayaa dariiqa baska ee Route 120? u Kordhinta xawaaraha

lagu socdou Basas iyo saldhigyo ka fiicanu Kordhinta safarrada baska ee

maalmaha la shaqeeyo oo laga qaado 165 lana gaarsiiyo qiyaas ahaan 230

u Rakaab farabadan iyo dadka u baahan

u Xiriirro muhiim ah oo lagu gaaro goobaha waaweyn ee loo safro ee gobolka ku yaalla

N

ElliottBay

PIKE PLACEMARKET

FERRYTERMINAL

Al a

skan

Way

Via

du

ct

Del

rid

ge

Way

SW

SW Myrtle St

WESTWOODVILLAGE

SW Roxbury St

120

15th

Ave

SW

SW 128th St

SW 148th St Tran

sit

Rd

wy

Burien

SW 107th St

16th

Ave

SW

Ambaum

Blvd

SW

FAREZONE

W SEATTLE FRWY

1st

Ave

S

4th

Ave

S

3rd Ave

26th

Ave

SW

SW Barton St

BurienTransit Center121122123131

132166 631180

560

(SW Spokane St)

Edgar Martinez

S Spokane St

DOWNTOWNSEATTLE

(see inset map)

Union StPike St

Seneca St

James St

Yesler Way

S Jackson St

2nd Ave4th Ave

7th Ave

Pine St

Olive Way

Stewart

St

ElliottBay

Bell StBatt

ery St

Marion St

Leno

ra St

S Washington St

Blanch

ard St

University St

1st Ave

Spring St

Columbia St

Cherry St

Jefferson St

Virgini

a St

5th Ave6th Ave

3rd Ave

S Main St

S King St

8th Ave9th Ave

N

Westlake Ave

Western AveAlaskan Way

2nd Ave1st Ave

3rd Ave

5

S evA dn2

Post Ave

7th Ave

99

Madison St

SEATTLE

PUBLIC

LIBRARY

PIKEPLACE

MARKET

KING STSTATIONO

ccid

enta

l Ave

S

DOWNTOWN SEATTLE

5FERRY

TERMINAL

ElliottBay

2nd Ext S

FARE ZONE

3043 T

3043 T

F Line

125560

212260 C Line

T

T SWB

arto

n Pl

S Lander St

WhiteCenter

SW Orchard StT128

Western Ave

Alaskan Way Viaduct

MAP LEGEND / LEYENDA DEL MAPABus route. Ruta del autobús.

Limited or no stops. Limitado o sin paradas.

Snow route. Ruta de nieve.

TIME POINT / PUNTO DE TIEMPO: Street intersection from which departure times are shown on the schedules. Intersección de la calle desde donde se muestran los horarios de salida.

TRANSFER POINT / PUNTO DE TRANSFERENCIA: Route intersection for transferring to indicated route(s). Intersección de ruta para la transferencia para indicar la ruta o rutas.

TIME POINT & TRANSFER POINT / TIEMPO Y PUNTO DE TRANSFERENCIA

Additional fare required. Tarifa adicional requerida.

PARK & RIDE: Free parking area. Zona de estacionamiento gratis.

Landmark El punto de referencia.

3rd Ave & Columbia St: Last southbound stop downtown. Ultima parada hacia el sur parada en el centro.

Light Rail Tren Ligero

2nd Ave & Seneca St: First north-bound stop downtown.Primera parada hacia el norte en el centro.

Na tus waxa muhiim ahMaxaa adiga muhiim kaaga ah xaafaddaada?

Maabka isticmaal si aad noo tusto…u Taallooyinkau Goobaha dabiiciga ah ee lagu raaxaystou Meelaha kulannada ama munaasabadaha aanan

rasmiga ahayn ama xarumaha dhaqankau Meelaha kalee loo safro iyo meelaha muhiimka ah

ee aad u baahan tahay in aad tagto

Fursadaha dariiqyada basku marayo iyo istaagyadau Dariiq kastoo bas oo lagu beddelo midka caadiga

ah ee ku yaalla White Center iyo/ama Burien sidee ayuu u saamayn doonaa ganacsigaaga, gurigaaga, meesha aad u safrayso, ama xaafaddaada?

u Maxaad ku jeceshahay dariiqyada baska ee la soo jeedinayo in lagu beddelo kuwa caadiga ah?

u Miyaa meel kale loo qaadi doonaa istaagga aad baska ka raacdo ama kaga degto?

u Maxaad ku jeceshahay goobaha istaagyada ee la soo jeedinayo?

u Maxaad kuwaas ku diiddan tahay?

FURNAANTA GAADIIDKA

Gaaridda khadka H LineRakaabka intooda ugu badan lug ama baaskiil ayay ku tagaan ama kaga yimaaddaan dariiqa baska ee Route 120. Waxaan rabnaa in aan fududayno gaarid-da iyo ka imaanshaha ama isticmaalka khadka H Line annagoo wanaajinayna:u Badbaadadau Habboonaanta lugayntau Furnaantau Jidadka baaskiilka, iwm.

FURNAANTA GAADIIDKA Maxaad ka qabtaa? u Waa maxay hawlaha wanaajinta ee aad ka rabto

dariiqa baska ee Route 120? u Maxaa adiga kuu fududayn doona in aad

isticmaasho khadka H Line?u Ma jiraan waxyaabo gaaridda dariiqan baska ku

adkeeya carruurta, dhallinyarada, waayeelka, ama dadka naafaysan?

u Waa midkee istaagga baska ee aad inta ugu badan isticmaali doonto?

u Maxaa adiga kuu fududayn doona in aad istaaggaas isticmaasho ama aad tagto ama ka timaaddo?

Sida looga qayb qaatou Shaqaalaha la hadal si aad wax dheeraad ah u

ogaato oo aad wixii walaac ah noogu sheegtou Noo sheeg sida aan u wanaajin karno

furnaanta gaadiidkau Sahamintayada iska qaad iminka ama internetka

halkan www.kingcounty.gov/metro/hlinesurvey u Soo booqo albaab furidda aan internetka ku

samaynay oo isku qor wararka cusub ee iimaylka halkan www.kingcounty.gov/metro/hlineinfo

Nala soo xiriir u [email protected] 206-296-0850