tababarista shaqaalaha
TRANSCRIPT
Hordhaca Tababarka1da Apriil 2016
Who is Offering The Training
Yasser Dahir MohamedFounder and Director at Integrated
Learning Institute, Mog-SomAdmin. Consultant at Beco /
SignjetJANA GALE
SPARE PARTS
Fadli Mall &
Furniture
Fikrada laxiriirta Tababarka iyo Horumarinta
Tababar
Horumarin
Waa maxay Tababarka?
Tababarku waa hab waxbarasho taa oo la xiriirta Helista Cilmiga, kor u qaadida xirfadda, ilaalinta xeerka shaqadda, badalidda dabeecadaha iyo horumarinta waxqabadka shaqaalaha.
Tababarista iyo Horumarinta
Qeexid
Tababarku waa kordhin cilmi iyo xirfad taa oo loogu talagalay xiliga lataagan yahay ama lajoogo.
Horumarintu waxa ay la xiriirtaa kordhin cilmi iyo mid xirfadeed ee mustaqbalka
Su’aal?1. Yaa shaqaalaha shaqada
ka joojin kara?2. Yaa dalbi kara shaqaale
cusub?3. Yaa xiri kara shirkadda
howleheeda oo dhan?
MacaamiishaMacaamiishu waa cidda awooda u leh in ay xirto shirkadda ,joojiso howlaha shaqaalaha, kordhiso mushaaradka shaqaalaha.Macaamiishu waxa ay wataan LACAG shirkaduna lacag ayeey ku howl-gashaa
NOOCYADDA MACAAMIISH
A
Macaamil baahi gaar ah waato
Macaamilkani waxa uu kuugu soo booqda xaruntaada isaga oo wata baahi gaar ah
Mid aan baahi gaar ah qabin
Macaamilkani waxaa lagu qiyaasaa midka ugu badan ee na soo booqda isla markaana waxa aan u xayeeysiino ayuu gataa. Marka adiga ayey kuugu xirantahay sida aad wax u iibsato
Macaamilka Daacadda ahMacaamilkani waa mid shirkadda saaxiib la ah isla markaana ku qanacsan wax kasta iyo beec kasta waxa uuna kaa iibsadaa 20% waxa uuna ka qeyb qaataa iibka shirkadda 70%
Mid xog-doon ahMacaamilkani waa mid ay soo dirsadeen xarumo ganacsi oo tartan kuugu la jiro. Waxaa uu doonayaa in uu ogaado, 1. waxa aad gadaan,2. Noocyadooda 3. Qiimahooda4. Meesha aad ka keentaan
iyo wax yaabaha kale ay macaamishu idin weydiiso oo aadan heynin
Mid doonaya qiimo dhimisMacaamilkani waa mid doonaya in uu wax kaa iibsado hadana raqiis doon ah. Wax kaama gato isaga oo aan kaa dhimin 40%.
Waxa uu macaamilkani kaa rabaa feejignaan dheeri ah.
Su’aal1. Maxaa ay kukala duwan
yihiin macaamiisha aan soo sheegnay?
2. Customer-kee ayaa gacan ka geysta qeybta IIBKA iyo SUUQ-GEYNTA?
WAAD MAHADSANTIH
IIN!!!