war saxaafadeed - wordpress.com · ar s ay ob ndh igg n k aaoo je cl h nuu sh q if o ynk amushkil...

1
Babylone Febraayo 04 – Maarso 25, 2017 Furmaya Jimcaha Febraayo 03, 2017 – 07:00gd Helitaanka Oggolaansho bilaash ah Salaasada ilaa Sabtida: 2-6gd Fannaaniinta Camille Bondon Erik Bullot Valery Chtak Dora García Valère Novarina Charles Pennequin Dominique Petitgand Mladen Stilinović Madxaf-hayaha Nicolas Audureau WAR SAXAAFADEED BANDHIGGA BABYLONE WUXUU KEENAYAA FANNAANIIN MAAREEYA HADALKA, dahsoonida dabci ahaan luuqad kasta, faham la'aanta rasmiga ah ee khatarta ku haysa dhammaan isdhaafsiyada iyo tarjumaadaha, badnaanta aragtiyaha ee eray sido luuqad kasta. Badni, ajaanib, mararka qaar luuqadaha la illaaway waxay noqon doonaan waxa la darsayo bandhiggan kaasi oo jeclaan lahaa inuu shaaca ka qaado sifooyinka mushkiladdaleh caadigana aan ahayn ee luuqadaha. Bandhigga Babylone taageerayaa fannaaniinta abuura muuqaallada erayda eraydana muuqaal u abuura. Alifba'da dhuntay, erayada dhawaan dhashay ama "bandhigga bandhigyada" waxay inaga keeni hab-dhawaqa erayga ee qaldan ee micnaha isdiidan, ilaa muuqaalka kusaabsan go'aaminta luuqadaha. Luuqaddu waa ina saamaysaa sababtoo ah waa daaqaddeena adduunka inuugu furan. Waa qaab la gudbiyo oo gudba oo kamid ah, waa guuritaan adduunka tarjuma oo sharraxa, laakiin sidoo kale khiyaameeya. Luuqadda dhaladka ah waxay si ballaadhan u abuurtaa aragtideena. Luuqadda masraxeed waxay keentaa tallaabo marka la dhahayo waxay tahay la samaynayo. Luuqadda gabaygu waa dulucda suugaanta, waa luuqad ka baarandegaysa nafteeda sida cid bilicsan. Luuqadaha asalka ah iyo ku hadalkooda iyo qoristoodu waa kucamalfallada la dhaqameeyey ee la hubiyo wixii qarsoon iyo khuraafaadka laga soo bilaabo markii la doqomeeyey. Hadal ah ama qoran, luuqadda calaamadaha ama taas xarfaha, macmal ama dabiici, nool amadhintay, guud ama gaar ah -luuqaduhu waa badan yihiin in kastoo tiradooda iyo kala-duwanaantooda uu halis ku hayo saamaynta adduunka isku soo dhawaaday. Hase yeeshee, fahamka wadajiraa waa inuu yahaymid hadal ah, isla qaadasho ama caadi ah. Taa lidkeeda, waa inay wadaagtaa farobadnida dareenada. Inta "xuduudka adduunkaygu" (Ludwig Wittgenstein) yahay kaas luuqaddayda, inaan gaadho waxay ka dhigan tahay inaan bilaabo barashada adduunyo kale oo jiri karta. Sidoo kale waxay ka dhigan tahay bilaabista "gariirinta aragtiyadaha aasaasiga ah ee dhaqankeena, iyo ugu horrayn, ka kuu hoggaaminaya kradda "runta" “ (Roland Barthes). Maadaama aynaan u gaadhin shayada sida ay yihiin , miyey ku noolaanshaha luuqaddu ka dhigan tahay ku noolaanshaha adduunka si wakiilnimo ah? Ama ma waxay ka dhigan tahay riyo, in la beddelo lana abuuro sida fannaaniintu soojeediyaan? lecap-saintfons.com

Upload: others

Post on 24-Jan-2020

0 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: WAR SAXAAFADEED - WordPress.com · ar s ay ob ndh igg n k aaoo je cl h nuu sh q if o ynk amushkil dda le hcaa dg naa uuq . B andhigg Bab ylone tgeer fann aanii buura muuq ll d er

BabyloneFebraayo 04 – Maarso 25, 2017

FurmayaJimcaha Febraayo 03, 2017 – 07:00gd

HelitaankaOggolaansho bilaash ahSalaasada ilaa Sabtida: 2-6gd

Fannaaniinta Camille Bondon Erik Bullot Valery Chtak Dora García Valère Novarina Charles Pennequin Dominique Petitgand Mladen Stilinović

Madxaf-hayaha Nicolas Audureau

WAR SAXAAFADEED

BANDHIGGA BABYLONE WUXUU KEENAYAA FANNAANIIN MAAREEYA HADALKA,dahsoonida dabci ahaan luuqad kasta, faham la'aanta rasmiga ahee khatarta ku haysa dhammaan isdhaafsiyada iyo tarjumaadaha,badnaanta aragtiyaha ee eray sido luuqad kasta. Badni, ajaanib,mararka qaar luuqadaha la illaaway waxay noqon doonaan waxa ladarsayo bandhiggan kaasi oo jeclaan lahaa inuu shaaca ka qaadosifooyinka mushkiladdaleh caadigana aan ahayn ee luuqadaha.Bandhigga Babylone taageerayaa fannaaniinta abuura muuqaalladaerayda eraydana muuqaal u abuura. Alifba'da dhuntay, erayadadhawaan dhashay ama "bandhigga bandhigyada" waxay inaga keenihab-dhawaqa erayga ee qaldan ee micnaha isdiidan, ilaa muuqaalkakusaabsan go'aaminta luuqadaha.

Luuqaddu waa ina saamaysaa sababtoo ah waa daaqaddeenaadduunka inuugu furan. Waa qaab la gudbiyo oo gudba oo kamid ah,waa guuritaan adduunka tarjuma oo sharraxa, laakiin sidoo kale khiyaameeya.Luuqadda dhaladka ah waxay si ballaadhan u abuurtaa aragtideena.Luuqadda masraxeed waxay keentaa tallaabo marka la dhahayo waxaytahay la samaynayo. Luuqadda gabaygu waa dulucda suugaanta, waaluuqad ka baarandegaysa nafteeda sida cid bilicsan. Luuqadaha asalka ahiyo ku hadalkooda iyo qoristoodu waa kucamalfallada la dhaqameeyey eela hubiyo wixii qarsoon iyo khuraafaadka laga soo bilaabo markii la doqomeeyey.

Hadal ah ama qoran, luuqadda calaamadaha ama taas xarfaha, macmalama dabiici, nool amadhintay, guud ama gaar ah -luuqaduhu waa badanyihiin in kastoo tiradooda iyo kala-duwanaantooda uu halis ku hayo saamayntaadduunka isku soo dhawaaday. Hase yeeshee, fahamka wadajiraa waa inuuyahaymid hadal ah, isla qaadasho ama caadi ah. Taa lidkeeda, waa inaywadaagtaa farobadnida dareenada. Inta "xuduudka adduunkaygu"(Ludwig Wittgenstein) yahay kaas luuqaddayda, inaan gaadho waxay ka dhigantahay inaan bilaabo barashada adduunyo kale oo jiri karta. Sidoo kale waxay kadhigan tahay bilaabista "gariirinta aragtiyadaha aasaasiga ah ee dhaqankeena,iyo ugu horrayn, ka kuu hoggaaminaya fikradda "runta" “ (Roland Barthes).Maadaama aynaan u gaadhin shayada sida ay yihiin , miyey ku noolaanshahaluuqaddu ka dhigan tahay ku noolaanshaha adduunka si wakiilnimo ah?Ama ma waxay ka dhigan tahay riyo, in la beddelo lana abuuro sida fannaaniintusoojeediyaan?

lecap-saintfons.com