wic inta u dhaxeysa 1 iyo 5! ku tiirsanow wic! stick with wic.pdfwaxaan dhamman u bedelay...
TRANSCRIPT
WIC xirfadle nafaqohaaga
wuxuu diyaar kula yahay inuu
ku hago inta ay carruurtiina
koreyso idiin siinayaana xirfado
quudinta illaa iyo 5 jirka.
1- sanno-jir-ku quudi masaasadda/ku bilow caano dhan
-U bedelidda cuntadda miiska
-fahamka halista mergesho
2- sanno-jir-Fahamka cunto cunista kor u
haynta/wadwadida
-u bedelka caano ku yaryihiin dufin
-ku soco cabitaanka caafimaad qabka
qaadaneyso-barro cabirradda qeybaha
3- sanno-jir-Barro sida loo sameeyo xullasho nafaqo
-u same qorsho cunis si baashaal ah
-Faham si sax ah miisanka kordho
4- sanno-jir-Caawinaada jikada (cabirro, isku qasid)
-Barro dabciyada caafimaad oo jiraaya abid
Mustaqbalka WIC …
Dhammaan wakaaladaha WIC waxay u
soconayaa fiirinta isticmaalka gudbinta
faa’idooyinka daabeedka (EBT). Kala
bedelaka illaa EBT, loo gudbiyo eWIC,
waxay abuureysaa waayo aragnimo
nidaamsan ee gadashadda. Qoysaska WIC
waxay awoodi doonaan inay ka gataan
badeecadda safaro dhawr ah oo isku
xigxigga baqaarka intii ay ka gadan
lahaayeen wax kasta hal mar biishiiba.
Dhawrka sannooyin ee soo socda,
Pennsylvania waxay hirgelin doontaa
eWIC guud ahaan dowladda. will be
implementing eWIC across the state. La
soco wixii macluumaad dheeri ah!
www.pawic.com
1-800-WIC-WINS
(1-800-942-9467)
PA WIC waxaa maalgeliya
Ururukan waa fursad
bixiye loo siman yahay.
HD0592 Rev. 8/17 Somali-Stick with WIC!
Waxbarashada nafaqo,
baaritaannadda caafimaad
iyo cunnadda caruurta
illaa iyo da’da 5.
Ku xafid cunnuggaaga
WIC inta u dhaxeysa 1 iyo 5!
Ku xirnaanta WIC, waxaad heleysaa:
› Cunto caafimaad qab ka
timid seyladaha qudaartadeegaanka iyo suuqyadabeeraleyda;
› Tallooyin firfircooni leh,cabitaan sonkortooda xadidantahay iyo cabid biyo badan;
› Illo kuu horseedaay tijaabo,daryeel caruur iyo bilowga
hore;› Ttusmooyin iyo talooyi kucaawinaayo sida loo diyaariyocuntooyinka cunnuggaaga; iyo
› Tallooyin sida cuntadda lo xafido.
Ku tiirsanow WIC!
Way sahlan tahay ka barista
internet-ka jawaabo su’aalaha la
xiriira illaalinta cuntadda
cunnugggaaga, laakiin ma tahay
illo markasta leysku haleyn karo?
La socodka Wic, waxaad heleysaa
waxbarasho nafaqo iyo tallooyin
ku dabaqeysid qoyskaaga dhanka
xirfaddaha nafaqo.
Malaha isla-bixin!
“WIC waxay I bartay arrimaha la
xiriira cabiridda qeybaha anigana
waxaan dhamman u bedelay
xullashooyinka ku daahdaahida
qoyskeyga. Waan ogahay
caruurteyda way caafimaad
qabaan sababtuna waa WIC!”
-- Hooyo WIC
Ka fiiri hoos keydka isku
celcelinta bileedka ee 1-sanno-
jirka ka helaayo WIC.
Tani waxaa raacsan cabiridda
dhererka cunnuggaaga iyo
miisaankiisa kaana
caawineysaa walaacyaddaaad
ka qabto arrimaha ku saabsan
nafaqadda cunnuggaaga.
Kaa caawineysaa is
gaarsiinta qarshka
cunto
Qorshaha Pennsylvania ee Haweenka, Dhallaanka iyo
Caruurta Nafaqo
Xirmo Cunto ee 1-sanno-jirka
Caano dhan (lagu bedeli karaa
fadhi, farmaajo ama tofu)
Ukun
Xabuub quraac
Badeco xabuub dhan (laga xullan
karaa mushaari, rooti, bariis ama
baasto)
Digir qalalan ama qassacadeysan
100% cabitaan miro ama qudaar
Nadiif, qasacadeysan ama miro
qabow iyo qudaarFresh,
Total average value = $60.00
Bixineysaa waxbarasho
nafaqo shaqsiyeed iyo
taageero
Siineysaa caruurta
baaritaano caafimaad
lixdii biloodba