sidee lean u shaqeeyaa
TRANSCRIPT
GOOBTA SHAQADAGOOBTA SHAQADA
Waa meel… Badbaado leh Wax soo saar tayadiisa aad u
sareysa Ixtaraam shaqsi iyo mid fikir
leh
Ista
raat
ijiy
ad
Yaa Mas’uul ka ah?
Maxaa Agab LEAN la
isticmaalay?
Halkee ShaqadaKa soconee?
Process Actions
Maxaa faa’iido ah?
Yaa kula wadaagaya Guusha?
Maxaa usameynee?
Performance Metrics
Safety HRCostDeliveryQuality
Financial and Social Objectives
Goobta Shaqada Howlkooxeed / Tababar Visual Factory Management Continuous Improvement
Value Stream Mapping Change
- Over Error Proofing Pull Systems Total Productive Maintenance Standard Work
Dadkaaga Waxay Wax-soo saar iyo Adeeg U qabanayaan Macaamiilkaaga
Stakeholders
Vision
Qorshe Ganacsi
Iskoor isku dheelitiran
Qiimeyn
Qaabka ay LEAN u shaqeyso (Reer-Galeedka)
FULIN
waxyaabaha LEAN waxyaabaha LEAN
Quick Changeover
Standardized Work Batch Reduction Teams
Quality at Source
5S System Visual Plant Layout
POUS
Cellular/FlowPull/Kanban TPM
ValueStreamMapping
Continuous ImprovementAragtida LEAN
Change-Over
Pull System
Standard Work Teamwork/Training
Error-ProofingVisual Factory Management
Total Productive Maintenance
Continuous Improvement
Workplace Organization
Ururka Goobtiisa ShaqoUrurka Goobtiisa Shaqo--Meesha aad ku shaqeynayso--Meesha aad ku shaqeynayso
Maxay tahay 5S??1S2S3S4S5S
kala saarkala meeleey DhalaaliJoogteeyJadwaleey
• in la xaqiiijiyo badbaadada• in laxaqiijiyo Tayada• Shaqada wax ku-olnimadeeda oo sare loo qaado• in la helo Goob aad u baaxad weyn • Niyada shaqada oo kor loo qaado• in sare loo qaado Sawirka Ururka• in laga saaro qashin kasta
Ujeedada 5S
1) Kala Saar
• u kala saar wixii loo baahan yahay, Dib looga baahan doono iyo Wax aan loo baahneen.
•Qashinka ku dar wixii aan loo baahneen.
• Kuwa loo baahan yahay ukala saar sidee loogu kala baahi badan yahay
4) Joogteey
• Kormeer Goobta shaqada• in la caadiyeeyo Maalin kasrta•In qeyb kasta cidda qabanayesa la yaqaano
Aragtida LEANAragtida LEAN
Waa Falsafad soo gaabinaysa waqtiga Dalabka Macaamilka iyo Gaarsiinta iyadoo laga saarayo Qashin walba Hanaanka oo dhan.
Dalab Macaamiil Qashin
Rarka AlaabtaX
Ka saar 8dan QashinKa saar 8dan Qashin
DDefect
OOverproduction
WWaiting
NNot Using Talent
TTransportation
IInventory
MMotion
EExtra Processing
Ciladeysan
Wax soosaar siyaado ah
Sugitaan
Garasho kooban
Gaadiidka
Shaqo ku noqosho
Keydinta
Dhaq dhaqaaqa
1)Ciladaha1)Ciladaha
Baarida iyo Dayactirka Alaabta Keydka
Asbaabaha Ciladaha:
– Hanaanka kontaroolka oo liita.
– Tayada oo liidata.
– Aqoon, Tababar iyo Tilmaan shaqo oo aan ku filnayn shaqaalaha.
2) Wax soo saar siyaado ah2) Wax soo saar siyaado ah
In la sameeyo wax ka badan Hanaanka xiga
Ama in la sameeyo waqti ka horeeya
Ama loo sameeyo si ka deg deg badan
3) Sugitaanka3) Sugitaanka
Maxaa keena Sugitaanka?
– Xadiga Shaqada oo aan isku dheelitirnayn.
– Joogteen aan qorsheysneen
– Isticmaal la’aanta Agabka
– Dhibaatooyinka la xiriira Tayaynta.
4)Garasho kooban4)Garasho kooban
Oo aan laga faa’ideysan Shaqaalaha (Maskaxdooda, Hal-abuurkooda, Xirfadooda iyo Kartidooda)
Sababaha keeni kara
– Iyadoo la daneynin
– Maal-gelin yar ama Maal-gelin la’aan dhinaca tababarka
5)Gaadiidka5)Gaadiidka
Ukala rarida Alaabta meelo kala duwan
Maxaa keeni kara?
– Fahmo-daro xagga shaqada iyo Hanaanka ay ku socotaba.
6)Keydinta6)Keydinta
Ideal condition--
“waa Marka hal shey gudub uu ka bato oo keydka ururo”
Maxaa sababa?
– Xadi shaqo aan isku dheelitirneyn
– Is fahan la’aan xaga wada hadalka.
7)Dhaq-dhaqaaqa7)Dhaq-dhaqaaqa
Dhaqdhaqaaq kasta oo Alaab ama Dad ah waxna ku dareynin qayimka shaqada.
Asbaabaha qashinka dhaqdhaqaaqa
– Tayada Dadka iyo Agabka oo liidata
– Tasiilaadka oo aad u liita
– Goobta shaqada oo liidata iyo meeleyntaba
8)Shaqo ku noq-noqosho8)Shaqo ku noq-noqosho
Dadaalo aan Qayim u lahayn shaqada
Causes of Processing Waste
– Wada- hadal xumo
– Garashada shaqada oo yar
Hab-Maamul QayaxanHab-Maamul Qayaxan
Xadiga Xadiga ShaqadaShaqada(Maalintii)(Maalintii)
Xadiga Xadiga ShaqadaShaqada
(Saacadii)(Saacadii)
Xarunta DhexeWar-boxin)
Warbixn ka imaaneysa
Waax walba
Xadiga Xadiga ShaqadaShaqadaWaaxdaWaaxda(Bishii)(Bishii)
Maxay tahay hab-maamul qayaxan?
Waa isticmaalka warbixinta kaabeysa; sida Nalaka, Calaamdaha, Jaantusyada, Hadafyada,ku caawinaya shaqaalaha howlahooda.
Shaqo joogteyn ah.Shaqo joogteyn ah.
In Shaqada loo qabto habka, tacliimaadka iyo qusuusiyaadka la dejiyay looguna qabto marwalba iyadoo la ilaalinayo tayada waqtiga iyo qiimhaba.
Shaqada u qabo sdeeda tahay oo
keliya!Ma danaynayo sida loo
qabanayo waan iska sameynaa bes!
Qalad bixinQalad bixin
Waa hab Mashinada ama agabyada ay isku qaadanayaan sida saxda ah oo aysan kaa yeeleynin sida qaldan
Qalad vs. CiladQalad vs. Cilad
QALAD waa ka leexasho Hanaan la dejiyay
CILAD waa Alaab ka leexatay qasuusiyaadkii loogu talagaly
Qaladaadka oo ddhan ma soo saaraan Cilad
LaakinCiladaha oo dhan waxaa soo saara Qalad