buugga talaalka.ppt 123.ppt a

48
SOOMAALIYA SOOMAALIYA

Upload: dottor-mataan

Post on 15-Jul-2015

464 views

Category:

Healthcare


24 download

TRANSCRIPT

Page 1: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

SOOMAALIYASOOMAALIYA

Page 2: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
Page 3: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Daryeelka CaafimaadkaDaryeelka CaafimaadkaHooyada iyo DhallaankaHooyada iyo Dhallaanka

Page 4: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

BUUGGA TALAALKABUUGGA TALAALKADOTT. ABUUKAR NUUR XUSEYNDOTT. ABUUKAR NUUR XUSEYN

Page 5: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

ADEEGSIGA TALAALKAADEEGSIGA TALAALKA

WACYIGILIN WACYIGILIN

IYO IYO

DHIIRIGILINDHIIRIGILIN

Page 6: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Talaalku waa xaq Talaalku waa xaq

ay leeyihiin caruurtaay leeyihiin caruurta

Waana waajib saaranWaana waajib saaran

waalidiinta. waalidiinta.

Page 7: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Fariin:Fariin:

Aabbe iyo HooyoAabbe iyo Hooyo

Ka talaala caruurtiinaKa talaala caruurtiina

cudurrada dilaaga ah cudurrada dilaaga ah

si loo helo bulsho caafimaad si loo helo bulsho caafimaad

qabto.qabto.

Page 8: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Cudurka dabaysha (Poliomielitis)Cudurka dabaysha (Poliomielitis)

Page 9: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

HOR’DHAC :HOR’DHAC :

Talaalku waa aaladda ugu muhiimsan, uguna wax tarka badan ee loo adeegsado Talaalku waa aaladda ugu muhiimsan, uguna wax tarka badan ee loo adeegsado ka hortagga iyo xakameenta cudurrada faafa ee dilaaga ah qaarkood . ka hortagga iyo xakameenta cudurrada faafa ee dilaaga ah qaarkood .

Cudurradaasi waxay qarniyadii hore ka ma'suul ahaayeen naafeenta iyo Cudurradaasi waxay qarniyadii hore ka ma'suul ahaayeen naafeenta iyo dhimashada malyuumaad qofood isugu jira rag iyo dumar, dhalaan iyo waayeel.dhimashada malyuumaad qofood isugu jira rag iyo dumar, dhalaan iyo waayeel. Haddaba, waxaan garan karnaa muhiimadda iyo waxtarka uu adeegsiga talaalku Haddaba, waxaan garan karnaa muhiimadda iyo waxtarka uu adeegsiga talaalku leeyahay haddii aanu dib u fiirino guushii weynayd ee la xariirtay ciribtirka leeyahay haddii aanu dib u fiirino guushii weynayd ee la xariirtay ciribtirka

Cudurkii FURUQA ee sanadku markuu ahaa 1977 xilligaas oo bukaankii ugu Cudurkii FURUQA ee sanadku markuu ahaa 1977 xilligaas oo bukaankii ugu dambeeyay laga soo sheegay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ee dambeeyay laga soo sheegay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ee dalka Soomaaliya.dalka Soomaaliya.

Ciribtirka cudurka furuqa wuxuu mujtamaca caalamka ku dhaliyay rajo badan Ciribtirka cudurka furuqa wuxuu mujtamaca caalamka ku dhaliyay rajo badan iyo in islamarkaaba loo howlgalo barnaamijyo lagu xakamaynayo, laguna cirib-iyo in islamarkaaba loo howlgalo barnaamijyo lagu xakamaynayo, laguna cirib-tirayo cudurrada kale.tirayo cudurrada kale.

Page 10: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

FURUQ (SMALL POX)FURUQ (SMALL POX)

Page 11: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

QEEXID :QEEXID :WAA MAXAY TALAALKUWAA MAXAY TALAALKU

Talaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato oo Talaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato oo

ka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool oo ka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool oo

awoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermiga awoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermiga

(sida proteiinka jeermiga ).(sida proteiinka jeermiga ).

Page 12: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

talaalka cudurka dabayshatalaalka cudurka dabaysha(Poliomielitis vaccine)(Poliomielitis vaccine)

Page 13: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

MAXAA LOOGU TALAGAY MAXAA LOOGU TALAGAY TALAALKUTALAALKU

Talaalku waxaa loogu talagalay in uu Talaalku waxaa loogu talagalay in uu kordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa u kordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa u helo awood sare oo uu iskaga difaaco helo awood sare oo uu iskaga difaaco dhibaatooyinka ugu imaan karodhibaatooyinka ugu imaan karo

cudurrada halista ahcudurrada halista ah..

Page 14: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Waa maxay ujeedada laga Waa maxay ujeedada laga leeyahay adeegsiga Talaalkuleeyahay adeegsiga Talaalku

Laba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahay Laba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahay adeegsiga talaalka, waana kuwaan:adeegsiga talaalka, waana kuwaan:

1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo 1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.

2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada 2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.

Page 15: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

WAQTIYADA TALAALKAWAQTIYADA TALAALKAWaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowr Waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowr

wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.Dhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uu Dhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uu

talaalku leeyahaytalaalku leeyahayWa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysan Wa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysan

qodobada hoos ku xusan:qodobada hoos ku xusan:

Dhaqanka bulshada.Dhaqanka bulshada.Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.Dhibaatada uu cudurku leeyahay.Dhibaatada uu cudurku leeyahay.Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.Xaalada difaaca jirka.Xaalada difaaca jirka.Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.

Page 16: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kala waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kala duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.

Waqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ay Waqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ay ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura- ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura- galinaya in lagu guuleysto galinaya in lagu guuleysto

ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.

Hay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uul Hay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uul ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.

Hay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalka Hay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalka la xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaa la xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaa barnaamijka talaalada caruurta,barnaamijka talaalada caruurta,

Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.

Page 17: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

XUBNAHA JIRKA EE LA XUBNAHA JIRKA EE LA TALAALOTALAALO

Sida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda laga Sida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda laga talaala kuwaasoo kala ah:talaala kuwaasoo kala ah:

1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood 1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood (sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.(sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.

2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad) 2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad) waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.

Page 18: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Caruur la talaalayoCaruur la talaalayo

Page 19: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Caruur la talaalayoCaruur la talaalayo

Page 20: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

CUDURRADA LAGA TALAALA CUDURRADA LAGA TALAALA CARUURTACARUURTA

Cudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaan Cudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaan hoos ku qoran: hoos ku qoran:

DABEESHA (Poliomyelitis)DABEESHA (Poliomyelitis) GOWRACATADA (Diphtheria) GOWRACATADA (Diphtheria) TEETANADA (Tetanus)TEETANADA (Tetanus) XIIGDHEERTA (Pertussis) XIIGDHEERTA (Pertussis) CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B) CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B) HIBKA (Heamophilus Influenzae)HIBKA (Heamophilus Influenzae) JADEECADA (Measles)JADEECADA (Measles) JADEECADA JARMAL (Rubella)JADEECADA JARMAL (Rubella) QAMOOQASHIIR(Parotitis)QAMOOQASHIIR(Parotitis) QAAXADA (Tuberculosis) QAAXADA (Tuberculosis) MENINJIIDKA (Meningitis)MENINJIIDKA (Meningitis)

Page 21: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

DHIBATOOYINKA KA IMAAN DHIBATOOYINKA KA IMAAN KARA TALAALKAKARA TALAALKA

1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka

BararBarar XanuunXanuun CuncunCuncun

2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka

QandhoQandho Cunto diididCunto diidid Jir xanuunJir xanuun LallaboLallabo Fininix jirka ka soo baxaFininix jirka ka soo baxa

Page 22: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

XAALADAHA HAKIN KARO XAALADAHA HAKIN KARO TALAALKATALAALKA

Waxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara ama Waxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara ama hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:

1)Cudurrada qandhada wataan.1)Cudurrada qandhada wataan.

2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.

3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee 3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee talaalka.talaalka.

4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.

5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.

6)Daawooyinka qaarkood.6)Daawooyinka qaarkood.

Page 23: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

XAALADAHA AAN HAKI KARIN XAALADAHA AAN HAKI KARIN TALAALKATALAALKA

Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:

1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka). 1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka).

2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin unugyada difaaca Jirka. unugyada difaaca Jirka.

3) Dhiciska3) Dhiciska

4) Cunuga ku dhasha miisaan yar4) Cunuga ku dhasha miisaan yar

5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.

6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama 6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama cudurro la mid ah.cudurro la mid ah.

7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).

Page 24: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

UURKA IYO TALAALKUUURKA IYO TALAALKU

In kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaalada In kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaalada waqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysan waqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysan karaan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadii karaan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadii Hooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu la Hooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu la kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.

Haddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqoto Haddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqoto in hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaa in hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaa waqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in la waqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in la yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.

Page 25: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Talaalada la hubo in la adeegsan Talaalada la hubo in la adeegsan karo xilliga uurka waa:karo xilliga uurka waa:

GawracatadaGawracatada TeetanadaTeetanada Cagaarshowga noocyada A iyo BCagaarshowga noocyada A iyo B Durayga qandhada la socota.(influenza)Durayga qandhada la socota.(influenza)

Page 26: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Talaalada qatarta ku ah hooyada Talaalada qatarta ku ah hooyada uurka leh lana rabo in ay ka uurka leh lana rabo in ay ka

foojignaato:foojignaato:

1) Jadeecada1) Jadeecada 2) Busbuska2) Busbuska 3) Cudurka jadeecada u eg3) Cudurka jadeecada u eg 4) Qaamoqashiirka.4) Qaamoqashiirka.

Hooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaani Hooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaani uurka ka hor.uurka ka hor.

Page 27: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

NAAS-NUUJINTA IYONAAS-NUUJINTA IYOADEEGSIGA TALAALKAADEEGSIGA TALAALKA

Ma jiraan marxalado hakin kara adeegsiga Ma jiraan marxalado hakin kara adeegsiga talaalku xilliga Naas-Nuujinta.talaalku xilliga Naas-Nuujinta.

Page 28: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Jadwalka TalaalkaJadwalka Talaalka

dada’’dadatalaal talaal

dh.dh. 11 bilbil

22bilbil

44bilbil

66bilbil

1212bilbil

1515bilbil

1818bilbil

2424bilbil

4-64-6sasa

1212sasa

gaw.tet.xiiqdhgaw.tet.xiiqdh

DabayshaDabayshaHib BHib BHBVHBV

DtaDtapp

OpvOpvHipHipHbvHbv

DtapDtap

OpvOpvHibHibHbvHbv

DtapDtap

OpvOpvHibHibHbvHbv

DatpDatp

OpvOpv

JadeecadaJadeecadaQaamooqashiirQaamooqashiirCudur j.u egCudur j.u eg

MMRMMR MMRMMR

MENINJIITISMENINJIITISPNEUMOCOCPNEUMOCOC

MeninMeninpneumpneum..

Page 29: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

DAAHIDDA TALAALADADAAHIDDA TALAALADA

Haddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada u Haddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada u dhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka kooban dhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka kooban yahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakin yahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakin karo nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinka karo nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinka talaalka looma baahno in cunugga dib loogu talaalka looma baahno in cunugga dib loogu bilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga sii bilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga sii wadaa wareegtadii u markaasi joogay.wadaa wareegtadii u markaasi joogay.

Page 30: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Caruurta aan Talaaladoodu kala Caruurta aan Talaaladoodu kala cadayncadayn

Haddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinaya Haddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinaya inuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku ka inuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku ka kooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddaynta kooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddaynta waalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala mid waalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala mid dhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii ay dhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii ay caruurtaan ay talaalan yihiincaruurtaan ay talaalan yihiin

waa in dib loogu bilaabaa talaalada.waa in dib loogu bilaabaa talaalada.

Page 31: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Fariinta Casharka:Fariinta Casharka:

Talaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana looga Talaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana looga baahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaan baahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaan xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran, xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran, ilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uu ilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uu jirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo ee jirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo ee dilaaga ah. dilaaga ah.

Waxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiinta Waxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiinta Soomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo ay Soomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo ay ubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyada ubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyada talaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyo talaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyo talaalka isagoo lacag la’aan ah,talaalka isagoo lacag la’aan ah,

Page 32: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Waalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in Waalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in Diinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah oo Diinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah oo caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo. caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo.

Ugu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed ku Ugu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed ku boorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobaha boorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobaha caafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo ku caafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo ku boorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan ee boorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan ee bulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataan bulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataan wacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan u wacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan u helno bulsho caafimaad qabdo.helno bulsho caafimaad qabdo.

Page 33: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

DHAMAADDHAMAAD

Page 34: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

WEYDIIN IYO WAR-CELINWEYDIIN IYO WAR-CELIN

Qaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fudud Qaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fudud looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.

Sidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyo Sidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyo shakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaan shakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaan tallalada caruurtooda.tallalada caruurtooda.

Page 35: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?

Guud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inay Guud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inay ka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddoda ka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddoda hoos loo dhigay.hoos loo dhigay.

2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?

Haa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karin Haa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karin cunugga uurka ku jira.cunugga uurka ku jira.

Tallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh loo Tallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh loo adeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanaha adeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanaha caruurta(tetano neonatorum).caruurta(tetano neonatorum).

Page 36: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?

Haddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma laha Haddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma laha in cunugga la taalaalo.in cunugga la taalaalo.

Haddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon in Haddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon in tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.

4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore 4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?

Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.

Page 37: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu 5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?

Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.

6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka 6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?

Waa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay in Waa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay in si fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadba si fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadba marxaladda cunugga.marxaladda cunugga.

Page 38: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?

Haa, wax dhibaato ah malaha.Haa, wax dhibaato ah malaha.

8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer 8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer socday(Chronic diseses)?socday(Chronic diseses)?

Haa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaaca Haa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaaca jirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayo jirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayo tallaalka xiigdheerta.tallaalka xiigdheerta.

Page 39: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Outbreak of virus spreads Outbreak of virus spreads despite mass vaccinations despite mass vaccinations

The polio outbreak plaguing Somalia has spread The polio outbreak plaguing Somalia has spread despite significant efforts to curb the disease. despite significant efforts to curb the disease. Somalia now has the worst outbreak in the Somalia now has the worst outbreak in the world in a non-endemic country with 105 cases world in a non-endemic country with 105 cases con-firmed as of 14 August.con-firmed as of 14 August.

On 18 July, the Somaliland Minister of Health On 18 July, the Somaliland Minister of Health confirmed the disease had reached the northern confirmed the disease had reached the northern regions with a case of polio in Sool region.regions with a case of polio in Sool region.

Page 40: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Efforts are underway to identify potential sources of Efforts are underway to identify potential sources of contamination and transmission through an assessment contamination and transmission through an assessment focusing on 10 districts in Mogadishu where most of focusing on 10 districts in Mogadishu where most of the polio cases are originating. the polio cases are originating.

From:From:

UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).

Page 41: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
Page 42: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Cudurka dabeesha (Poliomielitis)Cudurka dabeesha (Poliomielitis)

Page 43: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Cudurka Dabeesha (Poliomielitis)Cudurka Dabeesha (Poliomielitis)

Page 44: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Cudurka Dabeesha (poliomielitis)Cudurka Dabeesha (poliomielitis)

Page 45: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Cudurka Dabeesha(Poliomielitis)Cudurka Dabeesha(Poliomielitis)

Page 46: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Tetanaha caruurta (Tetano)Tetanaha caruurta (Tetano)

Page 47: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Teetanaha Dhalaanka (Tetano Teetanaha Dhalaanka (Tetano Neonatorum)Neonatorum)

Page 48: Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

Teetanaha dhalaanka (Tetanus Teetanaha dhalaanka (Tetanus Neonatorum )Neonatorum )